Sign in to follow this  
xiinfaniin

Hiiraan Region Withdraws From Somali Federal Government

Recommended Posts

1. In Beesha ********** laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 29/5/2013 kalsoonidii kala noqtay dowladda federaalka Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xassan Sheekh Max'uud.

 

2. beesha ********** fidisay gogol lagu dhisayo maamul gobol oo cadaalad ku dhisan, ayna ka soo qeyb-gallayaan dhamaan beellaha ku dhaqan gobolka.

 

3. In mudanayaasha ama xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo jeeda beesha mudo 7-10 cisho ah ku soo gallaan magaalada Baladweyne, si looga arinsado maamul cusub loo dhisayo gobollka Hiiraan.

 

4. In laga bilaabo maanta ciidamada la dayacay ee ka tirsanaa dowladda iyo hubkoodaba shaqo ku laheyn dowladda, wixii xiligan ka danbeeyana yihiin ciidamo beelleed si toos ah u hoos imanaya beesha oo daryeelkooda iyo mishaar siintoodaba ku fillan.

 

5. Iyo ugu danbeytii in dhaqaallaha laga qaado dhamaan deegaannada ay degan tahay beesha lagu soo wareejin doono guddi dhaqaalle oo arintaa loo saaray, halkii markii hore ay ku xaroon jirtay Qasnada maamulka dowladda ee gobolka Hiiraan, si loogu daryeello ciidamada.

 

Beesha_Xawaadle_2.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

This provides a useful context for the wrong priorities of Hassan Sheekh and his government. It is only Jubbaland leaders that failed to understand this crazy president :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

1. In habka iyo qaab dhismeedka loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan uu yahay mid ku dhisan cadaalad darro, colaad abuur iyo kala fogaasho ku yimid dowladda federaalka iyo beesha**********, tusaalle ahaan in beesha laga siiyay 2 xubnood 18 xubnood oo loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan.

 

2. In ciidamada beesha oo u soo taaagnaa mudo dheer difaaca gobollka Hiiraan iyo ka xoreynta kooxaha nabad-diidka ah oo in badan oo ka mid ah naftooda ku waayeen, halka tiro kalana ay ku cuuryaameen, ilaa waqtiganna u taagan in ay ka shaqeeyaan amniga iyo nabad-galyada gobollka, iyaga oo gacan siinaya ciidamada Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM, aysan ka hellin dowladda xuquuqdii ay ku laheyd, iyadoo ciidamada gobollada kale ee dalka dhowr jeer loo qeybiyay mishaar.

 

3. In mas'uuliyiinta ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ee dhowr jeer oo hore soo booqatay magaalada Baladweyne odayaasha iyo aqoonyahannada beesha siiyeen talooyin ku aadan qaab dhismeedka maamulka gobolka, laakiin mas'uuliyiinta sare ee dowladda ku gacan seyreen arintaa iyada ah, taasoo muujineysa in aysan wax dan ah ka laheyn gobollka Hiiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I think they will :D , they are morally obligated to do so.

 

Six months on the job, and Hassan cannot even hold together the south. He still thinks in xag alle looga waxyooday , ama Turkey ay wax walba u xallinayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nabaddoon Faarax Cabdi Waare oo isagana sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ku dhisan tahay dastuur, sidaa daraadeed iyaga oo taa taxi-raacaya dhawaan fidin doonaan gogol lagu dhisayo maamul gobolleed cadaalad ku dhisan.

 

This is very crucial, indeed what is government if the constitution is deemed irrelevant

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha_Xawaadle_01.JPG

 

I love these Somali ginger vikings, Yeelimaa;)

 

in a serious note this is a big blow for the SFG as it always bragged about how successful their new admin in hiiraan & bay regions are, now we can see Jubbaland is vindicated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apo,

 

Unlike many SOLers I am not known for opposing legitimate Somali governments that are reasonable and practical. Every government Somalia had since Abdullaahi Yusuf I supported it. I opposed Abdullaahi primarilly because of Ethiopia's invasion and the perception I had at the time that he willfully squandered the Islamic Court opportunity in Mogadishu. I supported Abdiqasim , but opposed him because of his nonsense on Kismayo. I supported Sharif , and I still do for he advanced the Somali ball more so than any other president.

 

But I have never been more disappointed in Hassan Sheekh. He is (unless he changes) an ugly manifestation of USC --the m00ryaanis who did everything to drive us from Kismayo only to destroy it. It is matter of time before Somalia's political landscape dramatically changes.

 

This may not be a big deal, but if this president continues on current trajectory he will fail in a short period of time.

 

Activists run organizations not governments

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiiin

 

 

xiin having fun on minor set back of Somali Gov not to my surprise , Now you see why jubbaland is important for SFG if they succeed there the rest south will be smooth ride , but if the SFG listens every oday about how his boys Fought alshaabab and therefor deserves big reward as a entire state . where does that leave the rest of the population that's not acceptable.

 

 

Hiiraan is different story they accepted Admin the GOV appointed they just want more seat that's understandable . at the end they will come into an agreement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

1. In habka iyo qaab dhismeedka loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan uu yahay mid ku dhisan cadaalad darro, colaad abuur iyo kala fogaasho ku yimid dowladda federaalka iyo beesha Xawaadle, tusaalle ahaan in beesha laga siiyay 2 xubnood 18 xubnood oo loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan.

There argument like jubaland we lost the most mans so we deserve the power in this regions ? simple

 

 

the different is hear they are not refusing admin or trying lock Gov officials that's all ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is type of Federal Xiin and co want

 

a Tribal federation , Somalia is doomed if we let this go on ? Alshabab would of beheaded these foks ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this