Sign in to follow this  
Tallaabo

Shabelleland State of Somalia

Recommended Posts

Warsaamale the clan of ismaciil Cumar geele.

Wayahay tallaabo adigu so gurguro inay wax ku taraan:D

Warsaamale no no arab Descent for me.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

warsamaale;956448 wrote:
Another question for XX , do you consider your self of arab descent ?

Xaaji bought into the fake Arab card which we used to milk our Arabian neighbours:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;956449 wrote:
Warsaamale the clan of ismaciil Cumar geele.

Wayahay tallaabo adigu so gurguro inay wax ku taraan:D

Warsaamale no no arab Descent for me.

Saaxiin Xaaji dadkaasi uma baahna in lasoo gurgurto ilayn alaab laboobaayo ma ahee. Laakiin waxa waajib aha in dadkaas walaalaha nahay aynu isbaranno oo wax wada qabsanno

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wax wada qabsigi wuxu fiicanyahay marka wax la kala faiidaysanyo anigu runti waxan odhan laha , dadkaas iska masaakinta meeshooda inta lo dayoo. inagu inaynu la xidhano dalkaas la yidha Ukrain, Ukrain , wax so saar fiican dad wax ku ool na wa leeyihin Ukrain qeybo ka mid ah ha inala so degan. Dadka shabelooyinka ku noolna oo ba iyo ta toona karin inaynu wakhtiga iskaga lumino maha. Umadda waxa wax lala qaybsada dadka productive ka sida reer Ukrain.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;956456 wrote:

Xaaji hada waad caytamaysaa dee:mad: Dadkan aad leedahay wax kama faa'idayo waa dadkii markay colaadu ka socotay Koonfur Duriyadda magta wada bixin jireen oo amaankooda ilaalin jiray.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Xaaji Xunjuf;956449 wrote:
Warsaamale the clan of ismaciil Cumar geele.

Wayahay tallaabo adigu so gurguro inay wax ku taraan:D

Warsaamale
no no arab Descent for me.

What happened to the "Hashinite" , or was it "Hashimite" ?

Share this post

Link to post
Share on other sites

War waxasi wa sheekooyinka qurba joogta loogo sheekeyn jiray , tageero maxay ah, SNM had a better ally with the USC, or the Unuka Pilots who refused to bomb Somaliland. Dadkan iyagi ba socon kari lah maxay dad kale tari, xaajiyad ba qada gebigooda ba. Anigu waxan odhan laha dadka productiveka Somaliland hala xidhato sida Ukrain iyo wadadamada hormaray oo wax badan hala is weydarsado dhaqaalaha ciidanka wax wada qeybsiga ganaciga Dad webi ag fadhiya wax ba inugu so kordhin mayaan eh.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Johnny B;956460 wrote:
What happened to the "
Hashinite
" , or was it "
Hashimite
" ?

Hashimite and Arab kala saar. Hashimite Arabs wa ka sareyaan ethnic Somalilandish people are of higher pedigree, than Arabs, because they have the best of both. Dadka Carabta loo soo diray banu nahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;956463 wrote:
Hashimite and Arab kala saar. Hashimite Arabs wa ka sareyaan ethnic Somalilandish people are of higher pedigree, than Arabs, because they have the best of both.
Dadka Carabta loo soo diray banu nahay
.

;) ;) waali iyo nus

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;956462 wrote:
War waxasi wa sheekooyinka qurba joogta loogo sheekeyn jiray , tageero maxay ah, SNM had a better ally with the USC, or the Unuka Pilots who refused to bomb Somaliland. Dadkan iyagi ba socon kari lah maxay dad kale tari, xaajiyad ba qada gebigooda ba. Anigu waxan odhan laha dadka productiveka Somaliland hala xidhato sida Ukrain iyo wadadamada hormaray oo wax badan hala is weydarsado dhaqaalaha ciidanka wax wada qeybsiga ganaciga Dad webi ag fadhiya wax ba inugu so kordhin mayaan eh.

Xaaji taariikhda dadkaa marka hore soo baro. kaddib baynu ka hadli doonaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Tallaabo dadkaas aad baan u kala aqaana siday xita shabeelooyinka u dega qaar ba xita tuulooyin ka degan galguduud. Laakin Somaliland dan ugu ma jirto in dad iyagi ba meel ay seexdan hayn inaynu shuraako la noqono. Adeer Duni dhan ba la ino soo diray waxa la inooga bahanyahay inaynu Afro hashimite people eeh itoobiya ku nool xoreyno ila iyo harar. Waxa la inoogu bahanyahay inaynu Koonfurta Yemen qabsana oo aynu gacansiina imamyadi anu wax isu ahayn. Wax badan ba ina sugaya waxa la inooga bahanyahay inaynu Ukrain iyo wadamada wax soo saarka leh la xidhano. Adna fadhatayaal baad nugu wareerinaysa adeer hawla badan ba ina sugaysa. Horta Jamhuuriyada Somaliland aynu dal xor ah oo meel walba laga aqooonsanyahay ka dhigno , dabeedna hawlihi kale banu u gudbi karna.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;956470 wrote:

Adeer DRta koonfur wax aya kaaga baahanyihiin majirto. Mida kale Yamanta iyo waxa aadku hadlaysaa waa been la isugu sheekeeyay. Ethiopia waa dal jaarkeena ah oo lama dirirayno. Ukrain iyo dadka kale ee wax soosaarka lehna waynu soo dhawaynaynaa. laakiin walaaleheena Shabeelada hoose iyo Jubada dhexe waa inaynu isbarannaa oo isku abtirsannaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Hadanay wax ba inaga baahnayn hadal hayntooda ba maxa keenay dunidu waxay ku kala hormartay strategic partnership Aana ku sheegaya. Waxa dantena ku jirta in koonfurta Yemen ka go'odo north Yemen. South Yemen ethnic Somalilandish badan ba ku nool qaar xita qurumihi lagaga tagay meesha. Dadkaas wa allies of Somaliland republic. Itoobiya kala Go'ogeda dan ba inoogu jira dalka ay inaga haysato wa inaynu so ceshana, dalki ingriisku xayle sellasie siiyey. Xita Harar inaga iska leh oo dhisnay. Qotida afraanqallo wa inaynu meeshay ka yimadeen ku celina.. Dadkan shabeelooyinka ku nool na dadkooda ay la degenyihin bay wax la yihin waxa ka masuul ah Sheikh indhocade al markaawi, wa sidu no sheegey. Markaynu inta samayno wa inaynu xuquuqda walaalaheen isiolo ku nool u doodna , eeh Kiiniya degan oo run ahaanti dadkeeni ah. Waxas oo dhan ba talaabo ina sugaya , energy iyo resources uma hayno dad webiyaal fadhiyaa, prioritygu wa inad kala baratid. Markaynu inta ka dabaalano , Qolyahaaas shabeelooyinka wa wada xajoon karna , Laakin hada wax ay nugu so kordhin karan ma jirto

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this