Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland republic celebrates 22nd Anniversary of Independence+PICTURES and festivals

Recommended Posts

Tallaabo   

Carafaat;951828 wrote:
Xaaji, where are those pictures from Mogadishu

Waaryaa ninka wareersan, today it is not about Mogadishu;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caraat i have not seen those pictruees yet but will post them when i see them neighboring. Countries and other countries will be posted tonight

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat thats not important mogadishu has the smallest somaliland community in all of the horn

So even if it is celebrated it will be small scale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawo Sawirro Aad U Tirro badan

20130518010619.jpgGabiley(GNS) Dabaal dega xuska 18ka maya ayaa maanta si layaab leh oo tariikhda gashay looga xusay gobolka gabiley.subaxnimadii hore ee saaka ayey dadwayaha iyo ardeyda kala duwan ee waxka barata magaalada gabiley oo ay weheliyaan ciidama qabka sida ee kala duwan, ayaa kusii qulqulayey dhinac galbeed ee magaalada gabiley, halkaasi oo ay ciidamada iyo ardeydu gaadis ka ciyaar kusamayanayeen.

 

DSC06875

 

Kumaan kun oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan gobolka gabiley oo labisan astaanka qaran ee calanka Somaliland, isla markaan ku dhawaaqayey erayo iyo halku dhigyo ay ku taageerayaan qaranimada somailand, ayaa isuga biyo shubtey fagaaraha khayriya ee magaalada gabiley,Waxaa iyaguna halkaasi dhoolatus layaab leh ka sameeyey ciidamada booliska, asluubta, milatariga, oo ay wehelinayeen kumaan kun oo ardeyda waxa ka barata gudaha magaalada gabiley, waxaan iyaguna meesha ka maqneyna ardeyda jaamacada Timada-ade iyo ururada bulshada.

 

DSC06727

 

Waxaa iyaguna socda gaadis ah ku marey dhamaan shaqaalaha wasaaradaha ka hawl gala magaalada gabiley iyo shirkadaha isgaadhsiinta dahabshiil, Telesom, Somtel,Masuuliyiinta maamulka gobolka gabiley ayaa salaam sharaf ka qaatey ciidanka milatariga ee gobolka gabiley, waxaney gabogabdii la isku shubiyo shubtey beerta xoriyad oo xaflada balaadhan lagu qabtey.

 

DSC06728

 

Ugu horeyn waxa halkaasi ka Hadley xoghayaha fulinta dawlada hoose c/raxmaan nuur abokor waxaanu ka sheekeeyey dhacdo xanuun badan oo uu goobjooga ka ahaa ,oo lagu xasuuqay walidiin, ardey iyo culimaa udiin, waxaanu dadweyanah ku dardaarmey inay ilaaliyaan qarnimada Somaliland.

 

DSC06732

 

Cuqaasha gobolka gabiley oo ay ka mid ahaa yeen jiif caaqil cabdi ciilde amaan , suldaan ibraahin jaamac samater, suldaan xuseen awmuuse cirdin, ayaa dhamaantooda ka sheekeeyey dhibaatooyinkii loo soo marey dib u xoreynta dalka, waxaaney da,yarta ku booriyeen inaya ilaashadaan nabad iyo humarka uu dalku gaadhay.

 

DSC06734

 

Maayerka magaalada gabiley shucayb maxamed muue oo hadalkooban ka jeediyey xaflada ayaa uduceeyey mujaahintii dalka u soo halgan tahay , faahfaahin ka bixiyey qiimaha ay wadaniyadu leedahay, bulshada gobolkana ku hanbalyeey sida qiimaha leh ee ay ugu soo baxeen maalinta qaranimada Somaliland.

 

DSC06743

 

Gabogabdii waxaa halkaasi ka Hadley badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, waxaanu kudheeraadey ahmiyada ay leedahay xuska 18ka may iyo dagaaladii qadhaadhaa ee lagu xoreeyey dalka jamhuuriyada Somaliland, waxaanu bulshada u baaqay inay ka sheqeeyaan midnimada iyo wadajirka.

 

DSC06746

 

Si kastaba ha ahaate xuska 18ka may ee gobolka gabiley saaka ka dhacay ayaan caruur iyo ciroolaba aan look ala hadhin, waxaaney dadwayuhu digniino u dirayeen siyaasiyiinta socodka barka ah ee xukumada koonfurta somaliya. Goor dhow la soco vedo dhamaystiran oo kusaabsan xuskii 18ka may ee gabiley.

 

DSC06754

 

DSC06756

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this