Sign in to follow this  
Yunis

Axmed Madoobe - The stolen election of Jubaland

Recommended Posts

Yunis   

(Saadaalnews) - Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen Wafti balaaran oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasoo uu maanta diray Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) si wada xaajood loola galo Salaadiinta iyo Maamulka ku sugan Kismaayo.

 

Waftiga dowladda ayaa waxaa loo galbiyay daqiiqado ka hor gudaha Magaalada Kismaayo iyaga iyo Wafti ilaa shalay ku xayirnaa Magaalada Kismaayo, waxaana ay wada hadalo albaabadu u xiranyihiin kula leeyihiin Kismaayo Saraakiisha Maamulka KMG ah ee Kismaayo.

 

Dhinaca kale Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabkii ay maanta u dhacday Doorashadii Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland loogu doortay Axmed Madoobe, waxana wararkii ugu danbeyay ay sheegayaan Magaalada inay qaybna dabaal dagayso qaybna ay la aamusantahay Caro darteed.

 

Sida uu sheegay Coll boqole oo kamid ah Saraakiisha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Kismaayo, waxaana ka maqnaa hoolka lagu doortay Axmed Madoobe dhamaan Musharaxiintii u taagnaa Xilka Madaxwaynaha Jubbaland marka laga reebo Axmed Madoobe.

 

Ma jiro ilaa iyo Iminka cid la hadashay Warbaahinta oo ka tirsan Musharaxiinta, waxaase uu ku micneeyay Coll boqole Doorashada Kismaayo ka dhacday Inqilaab aan dhiig ku daadan.

 

Kismaayo ayaa waxaa laga maqlayaa Rasaas aan la ogayn waxa lagu ridayo, waxaase jira qaar kamid ah Ciidamadda Magaalada ku sugan oo u dabaal dagaya Guusha Sheekh Axmed Madoobe.

 

Daqiiqad walba Isha ku hay Saadaal media si aad ula socoto Isbadalka Kismaayo Maanta ka jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

This coup was not expected, however Madoobe became powerhungry and thus couldnt let a free and fair process take place.

 

Expect things to follow.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lmao i really doubt ahmed madoobe was the only candidate present in the election and if it did really happen lawd have mercy desperation has hit another level :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Jacpher;950111 wrote:
^A man that opposed the whole process shouldn't be concerned however free or fair it was.
:D

Im concering about whats right and madoobe cheated and thus keeping the kenyan agenda alive.

 

I bet you are supporter of this act by madoobe:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow;950117 wrote:
Im concering about whats right and madoobe cheated and thus keeping the kenyan agenda alive.

 

I bet you are supporter of this act by madoobe:D

did you actually admitt yunis is your script ?:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

oba hiloowlow;950123 wrote:
did you actually admitt yunis is your script ?:confused:

What? Yunis and I are two seperate users. I dont have times for scripts unlike some:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Apophis;950125 wrote:
Even HAGonline disagrees with this nonsense; try again Gedo
:D

 

Oohinta Orgiga ka wayn, in SOL even this enlighted Gaal preaches "Gaal tolkii miyaa kama cadaabtato"?....This is not Garrisa where 'others' get whipped by your snitches.

 

Zack - show the prove.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Homunculus;950166 wrote:
This feels desperate,why can't people just celebrate progress?!

Because this not the way to build a lasting foundation for a state. It would be desperate to rush this process and thats what madoobe did all along with the hopes of hijacking it later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this