Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Sultan Faisal explains why he met with President Hassan of Somalia.

Recommended Posts

STOIC   

He succinnctly summed up his reasons for chatting with the president. It is interesting to note that a minister took time out of his schedule to do some dirty politics. The first thing which strikes the imagination of common observer is how fragile can Somaliland secession be if they can take issue with a harmless gesture of two people in a non-business setting. At first sight it may seem normal and even desirable for leaders on both Sides to show civility not unless they want to make cheap political shots. Somaliland law makes certain distinction when it comes to dealing with Somalia and Feiisal is well aware of it. One will not reproach Feeisal for showing civility in an open setting. All this noises of demanding him to efface the sin of sitting with Somalia president is none sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isniin, May 13, 2013 (HOL) — Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Timo cad) ayaa gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku eedeeyey inuu kulan hoose oo aanu awood u lahayn magaaladda Birmingham kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud.

 

Wasiirka ayaa shacabka Somaliland usoo jeediyey inay isha ku hayaan siyaasiyinta ficilada wax u dhimaya qaranamdooda ku kacaya, sidaasna waxa uu ka sheegay mar uu maanta shirjaraa’id oo uu airntaasi kaga hadlayo ku qabtay magaaldda Hargeysa.

 

“Sidaad la socotaan website-yadda waxaad ku arkayseen Faysal Cali Waraabe oo la cashaynayay madaxwaynaha Soomaaliya iyo Wasiirkiisa khaarajiga runtii arrintaasi layaab ayay Somaliland ku noqotay shacab iyo xukuumadba, mahadho ayay noqotay oo dadkii jahwareer ayay ku riday , waayo Faysal ma aha nin caadi ah waa gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ee UCID waxa uu ka mid ahaa ergadii madaxaweynaha u raacday Turkiga ee wadahadalada aanu Soomaaliya la galaynay ayuu ka mid ahaa.”ayuu yidhi wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey kulankii dhexmaray Gudoomiyaha xisbiga UCID iyo madaxweynaha Soomaaliya.

 

Wasiirku wuxuu hadalkiisa ku daray: “Markaa dadkii isagoo taa og waxa wax lala yaabay noqotay inuu hadana halkan ka fudkudiyay, go’aan baa la soo wada qaatay shirkii London waynu diidnay inaynu ka qayb galno sababtuna waxay ahayd madaxaweynaha Soomaaliya ayaa shir gudoominayay go’aan baa la soo qaatay, Faysal go’ankaa wuu la soo qaatay ka mid buu ahaa cida go’aankaa qaadatey”

 

“Anigu waxaan aaminsan nahay in Faysal xagaa (Soomaaliya) uu u socdo. Dadkuna way ********, dadka isagaa qaranimada dalka leh anagu (xukuumada) adeegayaal ayaanu u nahay in shacabku ka hadlo oo uu soo jeedo oo shacabku ka u xiiraya iyo ka hool-hoolaya kala ogaado waa lagama maarmaan”ayuu hadalkiisa raaciyey.

 

Sidoo kale waxa uu sheegay wasiirku in Faysal Cali Waraabe ilaa madaxweynihii hore Sheekh Shariif uu xidhiidh la samayn jiray, isla markaana illaa maxkamadihii ay wada xidhiidhi jireen “ markaa Faysal waligii daahir kamuu ahayn Soomaaliya oo illaa maxaakiimtii ayuu xidhiidh la lahaa taas ayaaba marag ma doon ah runtii,”ayuu yidhi Wasiirka Warfaafintu.

 

Si kastaba ha ahaatee, Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya isku arkeen hoteel ku yaala magaaladda Birmingham, haseyeeshee aanay wax badan wadda joogin ee ay salaan uun iskugu yimaadeen, isla markaana aanay wax xumaan ahi labadda dhinac dhex oolin ee la wada hadli karo.

 

Haseyeeshee wasiirka warfaafinta ayaa u muuqday inuu eedeentan uga aargoosanayo dhaliilaha badan ee uu gudoomiyaha xisbiga ucid usoo jeediyo xukuumadda, isla markaana shacabka u tusayo inuu khalad ka galay shacabka Somaliland.

 

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan online

barkhadladiif@hiiraan.com

Hargeysa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

markaa Faysal waligii daahir kamuu ahayn Soomaaliya oo illaa maxaakiimtii ayuu xidhiidh la lahaa taas ayaaba marag ma doon ah runtii,”ayuu yidhi Wasiirka Warfaafintu.

Says this wasiir.

 

Wasiirkaas capacity ma lahan, experience badan ma lahan

Says Waraabe, I am with Dhurwaaga halkan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

the reason is whatever he is writing down or signing? I smell rat and somaliland crowd needs the answer what he is cooking behind them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

My father in-law is kulmiye diehard and our conversation about Feisal actions didn't go well when we talked over the phone. HahA..don't mix politics and family....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this