Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Gala Dinner held tonight In Garowe

Recommended Posts

Guys dont get me wrong cashaadu wey macaantahay but do u guys really believe they are on one line now. Its just a trip to show they are on one line for the london conference. Forget about secessionist unionist globalist humanist, waxyaalahaso dhan meel ino dhiga.. Where do they stand on federalism on jubbaland and all of that.after the nice casho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji, Madaxweynaha iyo Badhasaabka ha ka casheeyaan ee ka jooji buuqa. ma arkisid sidu Faroole uu faraxsan yahay? Havent seen the man laughing since Garowe 2.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg Deg Ah—Puntland iyo Dowlada Federaalka oo kala boodey, Xasan Sheikh oo xanaaq kaga dhoofey Garowe

 

Garowe–29 April,2013–Pi– Shirar Xasasi ah oo maanta Puntland iyo Dowlada Federaalka uga socdey Guriga Madaxtooyada Puntland ayaa natiijo la’aan kusoo dhamaadey ka dib markii labada dhinac ay dhowr qodob isku mariwaayeen, Madaxweyne Xasan Sheikh isagoo xanaaqsan ayuu Garowe ka dhoofey goor dhaweyd.

 

Kulamada Xasaasiga ah oo saacado ka hor kusoo idlaadey guul darada ayaa labada dhinac isku mariwaayeen Qodobo dhowra oo ay kamid yihiin.

 

1- Arimaha Jubooyinka oo Puntland soo jeedisey in uu Madaxweynuhu taageero sharuud la’aan maadaamada ay Dastuuri tahay.

2- Qodobo Datuurka Federaalka ah oo la ogaadey in wax laga badalay ama la damacsan yahay in wax laga badalo oo Puntland ku tilmaantey Khiyaano qaran, iyo in deg deg wax looga qabto, Dowlada Federaalku way dafirtey eedeyntaas lakiin hadana gadaal ayay iska badaleen oo cadeeyeen iney wax ka jiraan warkaas.

 

3- Shirka London oo la isku fahmi waayey ajandayaasha lala tagayo, qolaba waxbay ku! lskiin Xasan Sheikh wuxuu ku adkeystey ajandaha uu isagu wato.

 

Qodobadaan oo ah kuwo Howlwadeenada Puntlandi si hoose u heleen waa kuwa lagu kala boodey inkastoo ay dhici karto in qodobo kale jiraa.

 

Shirkii u dambeeyey ee Galabta dhexmaray Puntland iyo DF waa lagu kala kacay iyadoo dhinaca Federaalka xanaaq ka muuqdo.

 

Wafdigii Madaxweynaha booqashadoodii saas bay kusoo dhamaatey waxayna hada kusii jeedaan Muqdisho oo ay u duuleen.

Faahfaahin buuxda goor dhow ayaan idiin soo gudbineynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meyeen dadki laha meesha wala isku afgartay oo wala heshiiyey imisaan laha xaajiga dhegeysta, oo wax ka maqla where is my little brother Che, ama jin la shaqeyihi Nuune war meesha casho macaan wa jirta laakin waxba la isku ma afgaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this