Sign in to follow this  
A_Khadar

An Open Letter to President Hassan Mohamoud

Recommended Posts

A_Khadar   

NGONGE;938383 wrote:
Isn't that what a threat is, saaxib? If you don't do this, I will do that. Wax fahan.

It was like if you don't do like this I will do this, but it was If I want to join Somaliland, this project will succeed long ago. It's remind that I am the one who stopped to happend. It's different if I don't do this, I will do that.. Still your somalia is not sharp NG. "Maba yeeli doono, hadiise ay dhici lahayd cid kale ma joojin karteen.." this sentence sums up to help with somaliga dee.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

x.xaaji: Ma waxaa la gaaray markii aad naive iska dhigi jirtay? Sow adinka ku andacoonaya Soomaalinimo ayaa na loo laayey, Soomaalinimo maxay na tartay, Soomaalinimo waxaan dhib aheyn ma aynaan ka helin. Ain't this the whole bases of your secession? Yet you say you don't know what Somalinio is?

 

Sxb Oba iyo inta kula fikir ah ka dhaadhici Soomaalinimo inaysan jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;938395 wrote:
x.xaaji:
Ma waxaa la gaaray markii aad naive iska dhigi jirtay? Sow adinka ku andacoonaya Soomaalinimo ayaa na loo laayey, Soomaalinimo maxay na tartay, Soomaalinimo waxaan dhib aheyn ma aynaan ka helin. Ain't this the whole bases of your secession? Yet you say you don't know what Somalinio is?

 

Sxb Oba iyo inta kula fikir ah ka dhaadhici Soomaalinimo inaysan jirin.

jacpher somalinimada aad ka hadleysid waa maxey? look at JL for example dadkii natives.ka ahaa boqolaalka sano deganaa ayaa xaqooda loo quuri la'yahay and your telling me somalinimo wey nooshahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;938395 wrote:
x.xaaji:
Ma waxaa la gaaray markii aad naive iska dhigi jirtay? Sow adinka ku andacoonaya Soomaalinimo ayaa na loo laayey, Soomaalinimo maxay na tartay, Soomaalinimo waxaan dhib aheyn ma aynaan ka helin. Ain't this the whole bases of your secession? Sxb Oba iyo inta kula fikir ah ka dhaadhici Soomaalinimo inaysan jirin.

The SL case is first not secession since Somalia was never the mother country of SL , but the 2 formed a union to form the greater Somali republic, one side left the union , the other side wants a union but its not certain how to have one. There is no special bond between SL and Somalia matter infact Somaliland has great relations with the 3 inhabited Somali speaking countries. I still do not get Somalinimo la no laayey i have never heard that i first wanna know what Somalinimo is what does it mean to you what does it mean for a person in garisa what does it mean for a person in Djibouti and jigjiga. Jacpher Somalinimadu ma walefare dawlad Somaliyeed bixisa ba ma dad gaar ah Somalinimada micnaheeda og. Yaa Somaali ah yaase ahayn micnaha Somalinimo halkay ka timi waxayalas oo dhan ba suaalo u bahaan in laga jawaabo. Oba laftigisa inu Somalia dhiso bu raba,laakin dad ba leh Somalinimadi baanu kontrobaan ku haysana ana iyada laftigeedan fahmayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

A_Khadar;938381 wrote:
And tell me danta Somaliland ee ay soomali uga caraarayaan? Come again Wadani, adigii baa toosh isku ifinayee...

Ha i fahmi waayin. Haddii ay Soomaalidu lahayd kartida iyo gobonimada loo baahanyahay si loogu gudbo nidaam danta guud ku dhisan dee ciddii markaas soomaaliwayn diiddaa waaba cadow fogaaday. Anigu soomaali oo is raacda wax aan ka jeclahay ma jirto, ayaan darso se hadda raggeedi ma noola. Markaa adeer Soomaaliland tan yar ee aan ku badbaaday ha iga ciidaynin, haddii aad ku soo biiraysidna cid xigtaa majirto ee ahlan wa sahlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;938400 wrote:
jacpher somalinimada aad ka hadleysid waa maxey? look at JL for example dadkii natives.ka ahaa boqolaalka sano deganaa ayaa xaqooda loo quuri la'yahay and your telling me somalinimo wey nooshahay.

Oba Somalinimada waxa hayaa nimanka shurakada la ah Kikuyada Somalinimada haka hor iman hadi kala khayin al wadan baan lugugu sheegi haka hor iman Somalinimada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;938404 wrote:
Oba Somalinimada waxa hayaa nimanka shurakada la ah Kikuyada Somalinimada haka hor iman hadi kala khayin al wadan baan lugugu sheegi haka hor iman Somalinimada.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;938401 wrote:
The SL case is first not secession since Somalia was never the mother country of SL , but the 2 formed a union to form the greater Somali republic, one side left the union , the other side wants a union but its not certain how to have one. There is no special bond between SL and Somalia matter infact Somaliland has great relations with the 3 inhabited Somali speaking countries. I still do not get Somalinimo la no laayey i have never heard that i first wanna know what Somalinimo is what does it mean to you what does it mean for a person in garisa what does it mean for a person in Djibouti and jigjiga. Jacpher Somalinimadu ma walefare dawlad Somaliyeed bixisa ba ma dad gaar ah Somalinimada micnaheeda og. Yaa Somaali ah yaase ahayn micnaha Somalinimo halkay ka timi waxayalas oo dhan ba suaalo u bahaan in laga jawaabo. Oba laftigisa inu Somalia dhiso bu raba,laakin dad ba leh Somalinimadi baanu kontrobaan ku haysana ana iyada laftigeedan fahmayn.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;938403 wrote:
Ha i fahmi waayin. Haddii ay Soomaalidu lahayd kartida iyo gobonimada loo baahanyahay si loogu gudbo nidaam danta guud ku dhisan dee ciddii markaas soomaaliwayn diiddaa waaba cadow fogaaday. Anigu soomaali oo is raacda wax aan ka jeclahay ma jitro, ayaan darrso se hadda raggeedi ma noola. Markaa adeer Soomaaliland tan yar ee aan ku badbaaday ha iga ciidaynin, haddii aad ku soo biiraysidna cid xigtaa majirto ee ahlan wa sahlan.

Somali cid ka cararaysa ma jirto , laakin hada la yidha geela ino kala sooc , oo kani sumadaydi bu leeyahay eeh waxa ha iskaga kaya qasin ma ceeb ba . nin walba gurigisa bu Somali ku yahay nin Somali ka cararaya ma jirto walaalken ismaciil cumar geele tallow Somalida mu ka cararaya kuwa kiiniya la heshiiyey ma Somali bay ka cararayaan maxa Somalida qaar na ay gurigooda inay joogaan loogu sharfay qaar na la leeyahay waad cararaysan. Somali mar bay is raacday markina labadi buul eeh u shidna labadiba wa gubteen marka xalku waxa weye siday xeego na xeego u noqoto ilkana u nabad galaan. Buulaasha leeydhadka ha ka daminina.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;938400 wrote:
jacpher somalinimada aad ka hadleysid waa maxey? look at JL for example dadkii natives.ka ahaa boqolaalka sano deganaa ayaa xaqooda loo quuri la'yahay and your telling me somalinimo wey nooshahay.

^War doqonoow dadkaas dagaalkooda ma aheyn mise Soomaalinimo ku saabsan; waa resource iyo land dispute as it was for the civil war in the south. Muqdisho, Baydaho, Kismaayo, Gaalkacyo, all these southern cities, the war wasn't about for Soomaalinimo or against Somalinimo. They were fighting for land and control along clan lines. All these clans will stand up for Somalinimo and Somaliweyn regardless of their inter-clan warfare. Dadkan waa dad walaalo aaminsan Soomaliweyn oo dagaal dhex maray wilina ogol inay wadankooda inkastoo ay jirto political difference. They all call Muqdisho their capital regardless of political disagreements.

 

On the other hand, SL is running away because it doesn't believe in Somalinimo iyo Somaliweyn. See the difference. Whatever is happening in the south has little to do with seceding from the country because of Somalinimo died. So for you to believe Somalinimo is dead is no different than believing in separating the country into pieces of clan countries. Hassan is elected to bring Somalinimo back under federalism. Don't confuse the issues of some parts of the country have with the federalal system. Those are internal issues that will get resolved. You are either for Somalia and Somalinimo behind Hassan or behind Siilaanyo with secessionism and death of Somalinimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Listen at 7.06min to Ali Khaliif Galeyr: "Hadaanu yidhaahno Wallaalahayagaas Somaliland ama 'Is** ayaanu racinaa, hadaa Xamar ama Garowe cid nagaga iman karta oo jooji karta in dalka la kala gooyo, ma jirto."

 

Sounds like a clear threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a lot of hypocrisy in this thread, but in the long run the people of those regions shouldn't overreact to the ebbs and flows of the Somali/Somaliland talks, If we learned anything from Somali history agreements are not worth the paper they are signed on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;938365 wrote:
^^
Che
,

 

Not according to the international community that set up this talks. After all to say only two people are legally tasked to talk the fate of former Somali republic means,in their eyes, it's these two entities that has the right to represent those who fall inside the territories in which each party is claiming to represent.

That's leap considering IC considers Somaliland to be legally part of Somalia and unless I missed, no where it is mentioned that these men will decide the future of the Somali Republic. More importantly, IC can't impose its will on regional entities or tribes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Jacpher,

 

This pirate agenda of creating division between North and South is a bit outdated, ma istidhi. Nowdays, its Madoba and the Kikuyus that are against Somalias goverment in Muqadishu or Somalinimo as you call it. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this