Sign in to follow this  
xiinfaniin

As Independence Route Narrows, Some in Separatist Region Discuss Unity With Somalia

Recommended Posts

Citiraafkii weyney ee maxaynu yeelna ?

(Hadhwanaagnews) Monday, April 01, 2013

 

 

Salaan ka bacdi waxaan salaamay dhamaan shaqalaha hadhwanaag meel walba ay joogan waxaana uga mahad celinaya hadhwanaag waa webka keliya ee somaliland ee fekerka dadka sida xorta u soo ban dhiga isaga oo aan eegeyn nin jecleysi reer jecleysii iyo dhinac u janjeerid midnaba waadna ku mahadsantiihin waxa saxaafadu saxaafad ku tahayana waa in fekerka dadka si siman loo soo ban dhiga lakiin hadii aad webka u furatit qabiil iyo hebel jecleysii sida webebka qaar waxay meel kaga dhaceen saxaafada iyo fekerka dadka horomarna ma gaadhayaan kuwaasi.

 

Intaa ka bacdi waxaan rabaa maanta si bilaa turxaan ah in aan fekerkiina u dhiibataan

Hadii 25 sano

 

aynu citiraafkii aynu raadineyney soo xidhmay waxaa talo ah ilaa waa in aynu keena qorshe kale oo ah sidii aynu kaga bixi lahayn caqabadan inaga hor timi ee ah in aduun weynihii yidhi somaliya in ay 2 dawladood noqoto ma ogolin.

 

Hadaan fekerkeyga anigu isugu horeysiiyo waxay ila tahay waxaa ka mid ahaa waxyaaba ciriraafka inaga soo xidhay in ay ka mid yihiin s.land oo aan wada socon taasina waxay mar labaad inaga soo xidhaysaa hadii aan hader las daba qaban maamul goboleed ama is maamul s.land gudeheeda ah waayo s.land baa badh maqan yahay sanaag badh baa maqan, sool badh baa maqan , togdheer badh baa maqan , awdal badh baa maqan marykaynu intaa helo ayeenu koonfur miis la wada fadhiisn karnaa oo cadkeena goosan karnaa waaba hadii aan dooneyno maamul goboleed waqooyi dhulkii laysku odhan jirey inta ka horeysa maxaynu kula gorgortanaa koonfur ma yaalin waa siday aniga ila tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Togdheer badh baa maqan? Clearly this person lacks geographic knowledge. The village of Buhoodle is less

than 3% of the land mass and Awdal is fully part of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You call Buuhoodle a village---many who are familiar with the land will stop reading your post right there saalax :D

 

Even Oodweyne will not continue reading past that,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Sanaag valid point. There is no denying large parts of eastern Sanaag is loosely allied to Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good for you on admitting that...

 

I am sure you would also agree with SOOL. Togdheer is also valid. I think the author got wrong on Awdal. Awdal is not divided, it is under Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Togdheer is not valid because the author says badh baa maqan and that is not true Buhoodle is

a very small area in south eastern corner of Togdheer and is not significant land mass wise so

it is not badh. The author of the article should have just kept it at Sanaag and Sool, his argument

would have had made more sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Southern Buhoodle district is 12% of Togdheer how is that badh , badh is almost half

 

Salax Somaliland controls large parts of eastern sanaag.

 

Sool is also controlled by SL only the taleex district is out of SL control.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Northern clans' landmass is well known if Saalax and XX manifestos can alter that remains to be seen. The chances of them going under SL's spell are extremely zero to none and therefore, SL claiming the whole former British protectorate is neither se-xy (legally binding) nor northerners are in unison on this adventure therefore Hargeisa admin must make some adjustment if they care being taken seriously. No matter how hard President Hassan supports subtly the secession the world around him can not accept it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji xunjuf remembers more about Kismayo geography than SL :D . Taleexi you should not blame the man to argue with us than his fellow clan men

 

They are spilling out the details of what it takes to regroup , xaaji continue to pray for voilance in the land of enemy clans while his clan men say stop praying and lets move on a different direction

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Whatever landmass you are still a minority in the north hence why Alasow overlooks you as

he knows who calls the shots in this historic area.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Buhoodle is the second largest city, if not the largest, in Togdheer. And it is not under SL, so yes the author is very realistic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Actually Oodweyne is the second largest town and largest district by land mass after Burco in Togdheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this