Sign in to follow this  
xiinfaniin

As Independence Route Narrows, Some in Separatist Region Discuss Unity With Somalia

Recommended Posts

NGONGE   

xiinfaniin;933376 wrote:
^^Something is eating you from behind when you insist on dwelling fly analogies
:D
. Relax, hasty NGONGE, and read the points I raised in the context of my respond to Stoic. Better yet read the theme of the thread
:D

 

You cannot just jump with a tiny cali falaax on in a discussion that vastly progressed with dhowr qodob oo kugu taagan

Details ya saaxibi details. :D

 

Intaan kuu qoray baa kugu filan (and the fly analogy was very apt). ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Your fly analogy signifies you are an angry man (like most separatists seem to be) due to the radical change of Somalia's political environment.

 

Adeer saaka waxba badan kuma bari karo, marka tafaasiisha aad goobayso kaama foga ee nin jabay baa tahay :D

 

ps. let me check Hadhwanaagnews for more analysis of the Hargeysa situation :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sakaaro saxaro muuqata ayey is tiraahdaa aas :D :D (this is the best reer waqooyi maahmaah I have ever heard :D

 

SCWW DHAMAANTIINBA

 

Sakaaro saxaro muuqata ayey is tiraahdaa aas waayeelka korkiisu waa wada indho ciyaala ciilmiyoow

 

Waxaa la yaabay nimanka maanta s/land taladeeda hayo maangaabnimadooda iyo sida aanay dib uguba eegaynay shalay waxay yidhaahdeen wasiirka siilaanyo ee arrimaha dibad markuu shalay shirka iclaaminayey waxaa uu yidhi anaga iyo soomaaliya xidhiidho ayaa noo socday iyo balamo labada dhinacba ah qof kastooba waad dhagaysan kartaa codkiisa labada dhinacba macnaheedu waa waan wada xidhiidhaynay wada hadlayney madaxwaynayaashuna way soo galayaan wada hadlkaa inta xasan sheegayna iminka ayuu wasiirka arrimaha dibadu u markhaati furay siilaanyana hore waxaa uu u yidhi hore wax xidhiidh ah oon la yeelanay soomaaliya ma jirto ,waayahay

 

Xasan

 

waxaa uu hore u yidhi anaga iyo s/land wada hadal fiican baa noo socda meel wanaagsana waa noo maraysaa oo uu afka ku dhuftay si kalsooni ah midnimada soomaaliyana waa mid.

 

Sillaanyo waxaa uu yidhi fagaare wax xidhiidh ah oon la yeelanay soomaaliya ma jirto lamana kulmayno. ka dibna qudbad kale waxaa uu yidhi wada hadalna la gali mayno waxaa ku xigtay shirkii wada tashiga arrimaha shirarkan soo shaac baxaya laga yeelan lahaana oo iyagu iclaamiyey habeen horana ayaa la baabiyey oo laga soo qaaday wax kama jiraan dadkiina la yidhi kala huleela .

 

Maantana wasiirkiisii arrimaha dibada ayaa sidan u hadlaya waxaad shacbiga reer s/land aad wada aragtaan raga idin matalaya sida sheekadoodu iskaga hor iyo dabao imanayso iyagoo maanta madaxdii dalka loo doortay ah ay beenta shacbigooda ay u sheegayaan ilaahayna u fashilinayo maalin walba

 

 

 

Dalkiina u tashada waxba yaan lagu halayn ragani waxna yaan laga rumaysan talo qaran oo gobolo ah ama qabiilooyin ah ha layskaga yimaado talada dalka dawlada soomaaliyana wax heshiis ooy la gali karaan ma jiro ilaa s/land wax lagu wada hadlay ay ogaadaan salaadiinta dalkoo dhan iyo culimaadiinka iyo labada gole ee goblanka ahba

 

Taasina ingiriiska ayaa markhaati ka ah in siilaanyi ku yidhi waxaan la soo tashanayaa dadkaygii lamana tashan waa lagu dacweynayaa imminka taasi ha ogaado balanka beenta ah aanu fulinin iyo in uu shirkii wada tashiga bur buriyey isagu waa danbi wayn.

 

Hadlka cadi waa qurux xataa cadowgaaga ayaa kugu jeclaanya run sheegidaada taasi waxay ku iibsadeen xisbigani kulmiye been iyo wax qarin meelo waxa jira wax laga qariyo meelo aan wax laga qarin oo cad

 

 

http://www.hadhwanaagnews.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ There is nothing to be angry about, saaxib. So far, things seem to be going according to plan for us in SL. We don't want to be part of the London conference and we said so. Lo and behold, Somalia suddenly finds time in its sechdule to meet up with us and continue the talks!

 

Rather than going around (like a dazed fly) picking up random opinions from unknown individuals, sit back and think what all this means to you and your government. But why am I wasting my time; I already gave you this advice way back when Siilaanyo was elected in a democratic elections and asked you to change your game plan. You're still at it and you'll carry on being at it until everything becomes a reality. Markasaad odhan "maxa dhacay". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^What thing becomes reality ? a recognition of Somaliland which is what you promised would happen :D?

 

Waad madiixaysaa (if you understand what 'madiix' means. :D ), siyaasadna madiix ma leh awoowe.

 

As we said, current political discourse with respect of separatist aspirations is taking a turn. Talks with Somalia (which everyone knows involve peaceful integration with Somalia), and not recognition, is the talk of Somaliland. And NGONGE is happy the fact that they are taking place.

 

It is blessing from Allah , we the unionist can not complain

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sakaaro saxaro muuqata ayey is tiraahdaa aas is more apt analogy as our Northern brother in Hadhwanaagnews wrote to current SL's leadership rudderless foreign policy :D

 

In case you did not understand what 'Sakaaro saxaro muuqata ayey is tiraahdaa aas' means , think of it as the attemp of a deer to hide its droppings

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ If it's the Arabic madiix then yes, I am. :D

 

It gets tiring to repeat the same thing, saaxib. The talks are to clarify the relationship. Be it integration (as you hope) or separation (as I demand). I know what I want and I am making clear it is loud and clear to anyone within ear shot. You are still adopting the tactics from twenty years ago (even though you talk about changing discourse and what not). I'm being magnanimous when I advice you to adapt your tactics to prevent this inevitable secession. Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I don't take you seriously when you even cannot admit the difficulty choices you are facing, awoowe. I am not a brainwashed kid in Hargeysa who takes serious the false geography lesson thought in Hargeysa, Burco schools , and fights for it in Buuhoodle :D

 

I am confident for I understand the ways of the world; Somalia in the context of Horn of Africa region, the Mothers in the North, and other factors that drive this thing. You on the other hand are busy hiding your droppings in a day light.

 

Face the reality

Share this post


Link to post
Share on other sites

From Hadhwanaagnews, Yusuf Boobe's piece is worth reading

 

Haatan iyo dan:

 

Wada-hadalladii sidaa ku bilaabmay maxaa majarahan cusub ee aanay dantu inoogu jirin mariyay? Reer Yurubkii inoo bilaabay sidan inaguma qasbin. Ingiriiskan la inagu dirayaa sidaa inaguma qasbin isaguna. Xukuumaddeenna ayaa door-bidday ee maxay ka helaysaa. Turkigu kala go? ma aamminsana. Innaga iyo Soomaaliya Turkiga uma sinnin. Haddana xukuumaddeennu waa ay ku faraxsan tahay in ay Turkiga tagto. Malahayga iyada tax-taxaashka iyo tamashlaha ayay kaga eg tahayba.

 

Arrintani arrin sahlan ma aha. Waa waxaan is-dhiibid, weliba rakhiis ah aan dhaamin. Kala-hadalka xukuumadda ayaa kaaga daran:

 

1- Shirweynaha London talo-qaran ayaa laga yeelanayaa oo wufuud wax-garad ah ayaa dibadaha ka imanaysa,

 

2- Shirweynihii Xisbiga Kulmiye qaban kari meynno oo shirkii London ee Meey, 13ka ayaa loo diyaar-garoobayaa,

 

3- Waanu qaaddacnay shirkaa London oo tegi meynno, Shirweynihii Kulmiyena dib ayaa loo dhigay,

 

4- Abu-Dhabi ayaanu wefdi ku tegaynaa wax naloogu yeedhayna garan meynno, halkii ay danta Somaliland nala martana waanu gelaynaa,

 

5- Haddii aanu talo-qaran u baahanno waxaanu la tashanaynaa golayaasha iyo axsaabta qaranka oo uma baahnin qof suuqa jooga,

 

6- Shirka London tegi meynno, laakiin wada-hadallada waanu ku jiraynaa,

 

7- Turkiga ayaa wada-hadalladii loo wareejiyay oo waanu tegaynaa,

 

Ma sii wadi karayo e?, waa waxyaabaha aynu maqlaynay maalmahan danbe oo dhan. Ma maqli jirteen: ?Is-beddel badanaa ma jir-jirroolaa.? Annagaa yaab aragnay.

 

Maye Golayaashii Qaranku? Guurtidii xaggee ka dhacday, mise waxanba ma dhaaddana? Golihii Wakiilladu qowmiyad noqon waaye, qaran noqon waaye, qolo noqon waaye, qoom xisbiyeed noqon waaye. Wax kale oo dhanba marka aad dhaafto xataa qof noqon waaye. Oo Xisbiyadii Qaranku xaggee ka dhaceen? Xaflado dibadeed ayay ku ambadeen. Qaar baa dhibsada mararka aan inahan qoro oo mooda in aan anigu iska dhigayo qof cid walba ka wanaagsan. Dadka ayaan ka mid ahay ee miyeydaan la yaabbanayn moogganaanta iyo is-maahinta intan le?eg.

 

Meel fogba ha ka doonina. Xilalka Qaranku waa ay kala qalan yihiin oo Dastuurka ayaa kala xadaynaya. Maanta waxba inoo ma kala soocna. Wax waliba waa ay isku cayn iyo beyd go?an yihiin. In la dhoofo ayaa macno yeelatay oo waxa macno yeelan weyday in xeer iyo xaagaanba wixii inoo yaal la dhowro. Bal u fiirsada wufuuddan badhaxa ah. Fulin, xeer-dejin, xisbiyo iyo waxaanad garanayn waxa kulmiyay ayaa la dirayaa. Waxay marag cad u tahay in wax la qarsanayo. Fulintu waa in ay xilalkeeda iyo hawlaheeda gudataa. Xeer-dejinta iyo axsaabtuna waa in ay ku kormeeraan. Iyagii kormmeerka lahaa marka ay fulintiina ka qayb-galaan maxay inoo sheegayaan? Waa si ay wax keliya inoogu wada sheegaan marka ay madaarka ka soo degaan. Xaggee markaa loo ciirsanayaa. Xalkiiba wuxuu ku danbeeyay: Xukuumad, xeer-dejin iyo xisbiyo is-xanbaar ah. Beryihii hore xisbiyo iyo xeer-dejinba waxa lagu rarnaa oo la saarnaa Daahir Ra?yaale, waxan maanta joogaana ma jirin. Ma is-weydiiseen waxay u sheeganayeen ee maanta xukuumaddan jirta loo sheegan waayay? Ma run baa ma been baa? Ma raq baa ma ruux baa? Ma rar baa ma reer baa?

 

Aan idin xusuusiyo maansadii Dhayalsi ee Axmed Maxamed Warsame, ?Genius? iyo sababihii dal iyo dadba loo soo burburay:

 

 

 

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=95417

Share this post


Link to post
Share on other sites

http://www.hadhwanaagnews.com/

 

Siilaanyo oo ah nin aaminsana FEDERAL sida BBC waraysi lagu qaaday ku cad wakhtigi halganki SNM ayaa dhamaan safarada uu dibada ugu baxaa madmadow hadheeyey sida shirkii ka dhacay UK 2012 lagu casumay Somaliland oo qudbad meel uu madaxweyne Siilaanyo uu ka jeediyey la arag la soo duubay cod ahaan, warar badan oo xogogaal ah ayaa sheegaya in madaxweyne Siilaanyo ku qanacsan yahay FEDERAL lakin aanu kula dhici karin ummada Somaliland oo ku dooratay in sida ku cad dastuurka Somaliland tahay dal madax banaan oo ictiraaf uga fadhiya beesha caalamka. Sida beryahan dambe muuqata siyaasada arrimaha dibada waxay ku guuldarasatay inay sii xoojiso xidhiidhkii saaxiibtinimo ee ka dheexeyey Somaliland iyo USA, UK, SOUTH AFRICA, ETHIOPIA, JABUUTI.. iyo aqoonyahanadii faraha badnaa ee u ololoyn jiray Gooni isu taaga Somaliland oo dhamaantood xidhiidhkoodii xumaaday qaarna aan wax xidhiidh ah lala samaynba taas oo ah mid ka soo horjeeda distoorka dalka iyo in la helo dawlad Somaliland oo xor ah .

 

Heshiisyo badan oo dawladu la geshay shirkado shisheeyaha sida kuwa saliida soo saara ama dekeda berbera oo warar isasoo tarayaa sheegayaan in lagu xidhay FEDERAL inay qaataan si heshiisku meel mar u noqdaan...Daruur Madow oo shaki leh ayaa hadheeyey safarkii madaxweynaha ee London u dambeeyey iyo safarkiisi UAE oo ah laba meeelood ee hore u martiqaaday shirkii wadahalka Somaliland iyo Somaliya lana aaminsan Somaliland dhaqaale lagu balanqaaday cadaadisna lagu saaray in FEDERAL saxiixan si qarsoodi ah laakin Dawladu shacabka xaqiiqda ka qarisay. Abraham Lincoln oo aha Madaxweynaha taariikhda Maraykanka ka galay baal dahab ah ayaa ka tagay odhaah gashay dhaqaxalka siyaasada Maraykanka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this