Sign in to follow this  
oba hiloowlow

One of the natives in the jubbas oppose Jubbaland

Recommended Posts

Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Bal beentaas cad ee kor kuqoran eega, Odayadii ugu waynaa Gedo iyo Ugaaskii guud ayaa xataa shalay kadagay Kismayo markaasay kuleeyihiin cid Gedo kasocota oo joogta majirto. Waxaasey dowlada Hassan Culusow rabtaa inay dadka usheegto bal kawaran.

 

Nimankaa Sucuudiga kasoo heesaayana waxba meesha kuma hayaan, Odayaashii iyo Duubabki Jamaame katagay ayaa Kismayo University buux dhaafiyay. Nin dalka dibadiisa jooga wax masheegaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axad, Maarso 31, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayna ka mid yihiin: wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga, xildhibaanno iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey.

 

Wafdiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo sitay sawirrada ra'iisul wasaaraha, waxayna ku qaylinayeen erayo ay ka mid yihiin ‘Soo dhawaada jaallayaal’ iyaga oo lulalayay caleemo qoyan iyo calanka Soomaaliya.

 

Mudane Saacid ayaa durbadiiba kluammo la qaatayy maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada si uu ugu kuur-galo xaaladda dhabta ah ee deegaannadaas.

 

Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin.

 

Odayaasha ayaa sidoo kale ra'iisal wasaaraha iyo wafdigiisa u xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dowladda iyo xarumaheedii si loogu adeego bulshada.

 

Dhanka kale, ra'iisal wasaaraha iyo xubno ka tirsan wafdigiisa ayaa galabta booqday qabriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Siyaad Barre, iyagoo u duceeyay.

 

Ugu dambeyn, ra'iisul wasaare Saacid ayaa ducada kaddib Alle uga baryay inuu u dambi dhaafo "Wixii uu qabtay runtii waa wax muuqda, Illaaheyna dembi dhaaf ayaan uga baryeynaa," ayuu yiri Saacid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin.

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Waxaan si buuxda ah aan dowlada ugu taagereynaa maamul u dhisida gobolada ee kumeelgaarka ah, shardina ay tahay in laga dhiso dadka goboladaasi ama deegandaasi u dhastey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hadii madax-adeegnimo ay tahay sheekadu waxaan uu maleynayaa Somalia iney marnaba nabad gaarayn,wixii horay uu dhici jiray uunba hore dhici doona,dalkana saan ayuu uu burbursanaanaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Anyone can pick up a microphone and claim outrageous things. The locals are behind the project and that's what matters. Intii alalaaseyso ha alalaasto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;932629 wrote:
Majority rules, minority rights.

"Jubbaland" waan u wada dhalaney, adna waad u dhalatey anna waan ku dhastey. Laakiin xaqeyga mid aan kaaga tanaasulaayo oo aan kuu yeelaayo ma ahan''..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this