Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Prime Minister saacid: Kismayo will have transitional provincial administration

Recommended Posts

R/W Saacid: Maamul ku meel gaar ah baan muddo lix bilood ah Kismaayo u samaynaynaa

 

Ra’iisal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax SHir-doon Saacid oo maanta magaalada Muqdisho kulan la yeeshay xubno ka tirsan barrlamanka dowladda federalka Soomaaliya ayaa sheegay in booqashadiisa magaalada Kismaayo ujeeddadeeda tahay in halkaas ay ka soo sameeyaan maaul ku meel gaarka ah oo magaaladaas ay yeelato muddo lix bilood ah, ka dibna ay doonayaan inaa maamul rasmi ah u soo magacaabaan.

Kulankan oo saxaafadda loo diiday ayaa sida aan ka helnay ilo rasmi ah oo ku dhowdhowaa wuxuu ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyo in laysku af garan waayo, waxaana warku intaas ku darayaa in xubno ka mid ah barlamanka ay ku eedeeyeen in ra’iisal wazaaraha iyo madax-weynaha ina waxa ay wadaan ay tahay wax garab marsan dastuurka isla markaasna rabitaanka dadka deegaana Jubooyinka ka soo hor jeeda.

Xil-dhibaannada deegaannadaas ka soo jeeday ee kulankaas fadhiyay ayaa dowladda ku eedeeyay inay ka shaqaynayso inay iska hor keento dadka deegaanadaas, waxayna ku tilmaameen taalabooyinka dowladda kuwo khatar ku ah nabad gelyada jubbooyinka horseediyan colaado iyo dagaalo hor leh in dib loogu noqdo iyadoo hadda ay dadka deegaanka aysan wax colaad ah ka dhexeyn ayna doonayaan inay dhistaan maamul iyaga ka wakiil ah

Ra’isal wazaaraha ayaa in muddo ah la hadal hayay inuu ku soo fool leeyahay magaalada Kismaayo hasa yeeshee tiro seddex jeer ah oo ay maanta oo isniin ah ugu dambaysay booqashadiisu dib u dhac ku yimid sababo aan la sheegin aawgood.

 

http://www.raxanreeb.com/2013/03/rw-saacid-maamul-ku-meel-gaar-ah-baan-muddo-lix-bilood-ah-kismaayo-u-samaynaynaa/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Large parts of Jubooyinka and Gedo are still occubied by Al Shabaab, Kenya is trying to cease the opportunity in the political vacuum. Makes sense to appoint a temporary admin, till dowlada ee xoogsaniso oo meesha kasariso kuwa afduub wada(Kikuyu, Al shabaab iyo Burcad Dawladeedka). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder how Xiins caravan is doing and how he claimed that every one is one the same political level when it comes to the Jubbaland state formation. With conferences held in Kikuyu land as the legitimate process of forming a state. The Somali goverment disagrees and wants to establish a provincial administration for Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faallo Saacid maxaa baajiyay

 

RW Saacid ayaa maanta ka baaqday in uu Kismaayo tago halkaa oo laga sugayay. Masuuliyiinta Jubbooyinka ayaa sheegay in xitaa wax sabab ah oo uu u baaqday aanan la garaneeyn. Waxaa la isweeydiinayaa maxaa Saacid baajiyay. Waxaa muhiim ah in la xuso in Madaxweyne Culusow iyo RW Saacid labaduba is ku si ula dagaalamayaan horumarka Jubbooyinka iyo Gedo sameenayaan ee ku aadan in ay masiirkooda gacanta ku dhigaan. Saacid ayaa ka dabacsanaa Culusoow hase ahaatee mar dhexe Culusow ku amray in uu diidmo qayaxan arrimaha maamulka 3da gobol la yimaado hadii kale uu badalayo.

 

Xasan Culusow ayaa horey u ogaa in Saacid maanta ku wajahan yahay Kismaayo hase ahaatee saacadihii ugu danbeeyay muujiyay in uu isagu yahay ninka talada Soomaaliya ka go’do isagoo Saacid u sheegay in uusan maanta dhaqaaqi karin baritana aay tahay maalin kale oo go’aankeeda ilaa caawa laga sugayo Xasan Gurguurte. Saacid ayaa si walbaba Kismaayo la tagaya qorshihii ugu danbeeyay ee Xasan Culusow iyo kooxdiisa Dulmiga Cusub ka soo fulay. Qorshaha Saacid wado ayaa ka mid ah in wax maamul ku meel gaar ah lagu sheegay dowladu magacaawdo mudo ka dibna la diyaariyo shir weeyne dadka deegaanadaa ku dooranayaan maamul joogto ah si kale hadii loo dhigo Xasan ayaa doonaya in isagu u taliyo deegaano dadkii lahaa loo diidan yahay.

 

Wasiirada Kismaayo jooga ayaa ku guda jiray indha indheeyn xaalada ergooyinka si ay u qiimeeyaan in qorshahooda ugu danbeeyay u heli karaan wax taageero ah ama kala jab ku keenaan masuulyiinta iyo shacabka sadexdaa gobol oo ilaa iyo hada muujiyay in rabitaankoodu aanan la leexin karin qarash walboo lagu bixiyo. Wasiirada ayaa warbixinadii Xasan khadka telefanka ku siiyeen ku sheegay in sida hebeenkii xalay tagay uusan u soo laabaneen oo kale adag tahay in la hor istaago rabitaanka Jubbooyinka iyo Gedo. Dib u dhaca maanta Saacid ee Kismaayo ayaa lagu sheegay in Xasan Culusoow iyo kooxdiisa ku maqan yihiin qorshayaal kale oo hor leh ka dib markii labada Wasiir ee Kismaayo uga soo waramay la tashadeen.

 

Nasiib daro RW Saacid ayaa noqday nin loo taliyo oo wax walba Xasan ka suga mana arko awooda dastuurku siinayo in Soomaalida si isku mid ah uu ugu adeego inta uu Ra’iisal Wasaarenimada ku magacaaban yahay. Maamul u sameenta Jubbooyinka iyo Gedo ayaa heerer kale duwan soo maray isagoo soo socday muda afar sano ka badan si loo saxo cabasho walba oo ka iman kartay beelaha wax ka daga deegaanadan. Waa barnaamijka kaliya ku saleeysan daraasad cilmiyeeysan oo kuwa ugu tirada badan deegaanka u talinayaan halka kuwa ugu tirada yar xaqooda lagu tumaneeyn.

 

Arrinta maamul u sameeynta deegaanadan ayaanan wali ka lug bixin cadawtinimo uga imaneeysa kuwa ugu sareeya dowlada maanta jirta iyadoo dowladu tahay wadaag ayaa hadana waxaa awooda isku koobay Xasan Gurguurte iyo kooxdiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Obviously kenya and kambooni are aligned on the jubbaland conundrum for reasons that probably benefit both sides. So if the Federal government establishes an admin which comes under it, that means kambooni will have little to no influence as oppose to the current leadership. If kambooni+kenya pull out, who will protect the city from falling to shabab's hands again?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Lol@secessionists with their make belief.

 

The PM was supposed to visit Kismayo on Saturday and then it was later postponed to yesterday but he didn't come then either. This while the president left for Qatar, so he was obviously told to stay.

 

The interior and defense minister are in Kismayo and have been for the past few days, obviously they didn't get what they wanted and the PM had to stay in Mogadishu.

 

Looks like this was the last card. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let the federal Gov deal with state formation , this Government is displaying tremendous effort to restore somali nation . Things have to be done professionally in order to gain sustainable stability. I don't see what`s different between jubbaland and other regions like Hiiraan , baydhawa and etc where by the Federal Government nominated transitional admin. Those individuals or faction that are pursuing a clan dominated State are not helping Somalia but rather empowering their clan .

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALIA

 

stop the none sense The Defence minister busy doing his job .........holding talks with Kenyans real power house in kismayo

 

 

SAM_0538-2.jpg

 

 

 

ismaayo, March 25,2013—–Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Sarkaalka ugu sareeya ciidanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM iyo sidoo kale saraakiisha ugu sareysa ciidanka Xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan.

 

Wasiirka ayaa ugu horeyntii booqday Xaruntii ciidamada ee Shiirkolo oo haatan saldhig u ah ciidamada X.D.S gaar ahaana qeybta labaad, waxaana halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ugu sareysa ciidamada iyaga oo uga warbixiyay xaaladdaha nololeed ee ciidanka, waxayna si gaar ah uga warameen dayactir lagu sameeyey qeybo ka mid ah xaruntan.

 

Wasiirka ayaa kormeeray ceelel dhowaantan laga qoday xerada iyo dhismayaal si kumeel gaar ah loogu diyaariyay in ay ku shaqeeyaan ciidamada, isaga oo sidoo kalena kormeeray madaxtooyadii hore ee Kismaayo halkaas oo iyadana ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa maamulka ee Kaambooniyiinta.

 

Wasiirka oo markii uu soo gabagabeeyey kormeerka la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in kulamo kala duwan uu la qaatay saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo iyo kuwa ciidamada AMISOM, gaar ahaana kuwa Kenya, wuxuuna xusay inay ka wadahadleen arrimo khuseeya amniga iyo iskaashiga ciidan ee labada dhinac, wuxuuna xaqiijiyay in dhowaan uu magaalada Muqdisho soo booqan doono sarkaalka ugu sareeya ee ciidamada Kenya.

 

Ugu dambeyntii wasiirka Gaashaandhiga Mudane Fiqi ayaa ammaanay ciidamada kala duwan ee ka howlgala magaalada Kismaayo iyo qeybaha kale ee gobolka wuxuuna si gaar ah ugu bogaadiyay kaalintii ay ka qaateen xoreynta gobolka J/hoose oo ay kula dagaalameen maleeshiyada nabadiidka ah ee Shabaab. isaga oo u balanqaaday ciidamada in si deg deg ah loogu bilaabi doono mushaarka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wuxuuna xaqiijiyay in dhowaan uu magaalada Muqdisho soo booqan doono sarkaalka ugu sareeya ee ciidamada Kenya

SAM_0546-2.jpg

 

SAM_0576-2.jpg Recording the general for accountability and feed back very professionally.

 

 

SAM_0536-21.jpg Army head Q

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Carafaat;930281 wrote:
Large parts of Jubooyinka and Gedo are still occubied by Al Shabaab,

In other words good Carafat is freaking out and hates to see Jubbaland oo dul taagan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Zack, they see Jubbaland as the last obstacle to their secession. If they would be truthful, they'd tell you that. They view all of it as a clan vs clan, as if one clan is more favourable to their secessionist ambitions when no clan should be entertaining the idea of breaking of Somalia.

 

It's very sad really, I hope they recover. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this