Sign in to follow this  
Saalax

Former UGUB Puntland party leader along with elders defect to Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Badhasaabkii Bariga Sanaag U Joogay Puntland Oo Markii Xilka Laga Qaaday Hargeysa Soo Gaadhay

 

nEMZNTz.jpg

 

Hargeysa (Ramaas) Mar 17,2013 – Magaaladda Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa waxa xalay soo gaadhay Badhasaabkii 8-dii sanadood ee u dambeeyay maamul Goboleedka Puntland u joogay bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland.

 

 

 

Badhasaabkii hore ee Puntland u joogay Badhan Maxamuud Nuur Dabayl oo dhowr bilood Madaxwaynaha Maamulkaasi xilka ka qaaday, ayaa xalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa, isaga oo ka soo goostay Maamulka Puntland oo uu u shaqeynayey muddo ku siman 8 sanadood isla-markaana ka soo horjeeday Somaliland.

 

Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa shabakada Wararka ee Ramaas u sheegay in ninkan markii xilka laga qaaday uu go’aansaday inuu Somaliland u goosto isaga oo doonaya inuu hadda ka dib taageero Somaliland, mar haddii shaqadii uu u hayey Puntland meesha ka baxday oo badhasaabnimadii laga caydhiyey.

 

Mr Dabayl, ayaa waxa uu hogaaminayaa wefti ka kooban Madax-dhaqameed iyo dad kale oo ay isku mabda’ yihiin, balse ay markii hore ay ka soo wada horjeedeen in Somaliland maamulkeeda gaadhsiiso bariga Gobolka Sanaag.

 

ninkan ayaa sidoo kale ahaa Guddoomiyaha xisbi siyaasadeed ka hadhay tartankii xisbiyada Puntland, kaasi oo Magaciisu ahaa UGUB.

 

Ramaasnews desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
:D:D i knew he was coming last week the major 2 clans from haadaaftimo and badhan both declared their support for Somaliland , Mr Dabayl Dabayshi ba hargeysa keentey

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Siilaanyo waa bilaayo intaa wax buu maleegayaa...bal adba sheeg meelay SSC martay xitaa google ka waa laga saaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Xaaji Xunjuf;927725 wrote:
DOC SSC qarankoodi bay dhinac ka raceen sanadki 2013 si fiican bay u bilabeen way nasteen suit bay hada xidhaan iyo kabo wa ladan yihin.

Markii horba iyagaa dil isku xukumay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Actually this guy never defected before, but i think his clan sub clan declared their support to the SL government, he followed the footsteps of his sub clan. Thats all and he brought his clan elders with him to.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

^^ He is defected now! but that is the game, i don't blame him, life is tough and food needs to be on the table.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not stopping any one they can go where ever they wish:D

 

i don't think xamar will be as great as back in the days , since now there is federalism in Somalia Economically it cannot compete with Kenya. Mogadishu will not be as advanced as Lamu Port which will be finalized a project which costs 9 billion dollars.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I doubt it it will take atleast decades before it reaches Nairobi status, population will increase but the past two decades Somali population boost did happen even back in the days almost 3 million lived in Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this