Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Top Secret: Local Edlers of Lower Shabelle region proposed to be part of Jubbaland State

Recommended Posts

Xog hoose–Odoyaasha dhaqanka G. shabeelaha Hoose oo codsadey inay qayb ka noqdaan Jubaland

 

Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegay in Odoyaal dhaqameedka Gobolka Shabeelaha Hoose(Marka) ay codsi u gudbiyeen IGAD iyo Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Jubooyinka /Gedo waxayna ka codsadeen in Gobolkooda la raaciyo Maamulka sameyntiisu ka sacoto Kismaayo ee Jubaland.

 

Odoyaashu waxay sheegeen oo ka cabanayaan in talada Gobolka loo gacan galiyey Dad aan deegaanka u dhalan kuwasoo ay sheegeen iney gacan ka helayaan Dowlada Federaalka.

 

Wararkaan oo si hoose loogusoo gudbiyey Puntlandi waxay sheegayaan in laga fiirsanayo gacantana lagu hayo Qayla dhaanta ka timid Odoyaasha dhaqanka Marka.

 

Odoyaasha dhaqanka Marka waxay si toosa u sheegeen iney ku qanacsan yihiin in Dadka deegaanku ay iyagu ka tashadaan aayahooda sida ka socota jubooyinka/Gedo laakiin Gobolkooda iyaga talada laga fara marooqsadey oo ay dad barakacaay ah taladii gobolka faraha loogaliyey tasoo walaac xoogan oo ku aadan Cadaalad darada ay muujiyeen Odoyaashu.

 

Sida aan xogta ku heyno Odoyaasha Marko waxay si toosa u carabaabeen in Wasiirka Arimaha Gudaha uu ka dambeeyo in talada Gobolkooda faraha loo galiyo Dad barakacayaal ah oo ka yimid Gobolada Dhexe.

 

Sida ay Puntlandi warka ku heleen Odoyaal dhaqameedka Gobolka Shabeelaha hoose waxay Codsigooda soo mariyeen oo ka soo qaadey Isimada Jubooyinka/Gedo.

 

Iskusoo duuboo Gudiga Farsamada Jubooyinka/Gedo waxay iyagoo kaashanaya Ururka IGAD ay gacanta ku hayaan Codsiga ka yimid Marka.

 

Hadii Codsigaan la aqbalo waxay noqonaysaa in Jubaland uu noqon doono Maamul Goboleedka ugu weyn Soomaaliya.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

The locals of any region should have thee choice to join up with any other neighboring regions to form a federal administration. This is a most welcome proposal from Odayaasha iyo shacabka dagaanka reer Marka Cadeey.

 

We urge and encourage Ahmed Blacky, Aw-Libaax and the rest of Jubbaland organisers to accept this proposal. It is an excellent idea and will prove many naysayers who dell on about clan federalism for the pure reason of only opposing federalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A request from ethnic somalilaners in the south to the people of Jubbaland , eh? :D

 

warkaa ha la hubiyo

 

PS. It is too late now though. The conference shall proceed and produce results soon. Accepting this will be playing into president's hand who would love such an idea and promptly support if it were upto him only to derail the process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan, the locals of Shabelleha Hoose have had enough of Aideed's terror and Indhacade's governship, don't you think?

 

Let them choose what they want waryaa, they certainly don't want to be ruled by your former clan's men who abused them for far too long and overused their girls.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

W_W sheeko aan loo joogin baad meesha ku haysaa....War cid la haysto ma jirto ee waxan aad wareejinayso jooji. At least war caqli gal ah la imoow dacaayad raqiis ah baad meesha keentay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ma maqashay gabadhii yareed ee inta Marka laga kaxeestay, markay waalidkeed waceen oo waydiiyeen xagee joogtaa? Tiri cadaabtaan joogaa :D :D :D

 

 

Wax ninyahow dadka choice sii wax dacaayad ah majiraan, Maulanna Indhacade waad ogtahay tacadiyadii dadkaas uu ugeestay.

 

Ergo ayaa laga keenayaa Marka iyo Shabelada hoosa Odayaasha daqankooda waa laga qayb galinaayaa Shirka Kismayo kasocda, no more indhacade ha iska soo sharaxo Dhuusammareebto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Cadaabta...oo goormay ahayd markaas? Soomaaliya taleefoonnada lahayd?...Indhacadde waaba loo dirayaa Dh/Mareeb maba xuma ee adiguna Xaafuun ma iska xaadirinaysaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Haa waxee tiri Aabo cadaabtaan joogaa, hallow hallow-guu ahaa uu kawacay, markasaa Odagii kursiga kadhacay oo suuxay biyo kushubaa kadhacday

 

War aniga ha isku keey dheririn waryaa aniga dhul la'aan ima hayso waligana ummada kale dhulkood kuma duulin ee idinka meesha kafariista oo waqtigii dhaca iyo xooga waa laga baxay lasoco. Reer Marka have their choice, hadeey rabaanna Kismayo ayay kubiiraayaan haday rabaanna Baydhobo balse waqtigii Indacade iyo Aideed militia waa dhamaaday mardanbe ma aqbalaayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;923984 wrote:
A request from ethnic somalilaners in the south to the people of Jubbaland , eh?
:D

 

warkaa ha la hubiyo

 

PS. It is too late now though. The conference shall proceed and produce results soon. Accepting this will be playing into president's hand who would love such an idea and promptly support if it were upto him only to derail the process.

There is no such thing as ethnic Somalilanders in lower shabelle.

 

Ethnic Somalilanders dont live in Somalia

 

Ethnic Somalilanders live in Kenya isiolo Djibouti Ethiopia , iyo wales

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waranle_Warrior;923999 wrote:

War aniga ha isku keey dheririn waryaa aniga dhul la'aan ima hayso waligana ummada kale dhulkood kuma duulin ee idinka meesha kafariista oo waqtigii dhaca iyo xooga waa laga baxay lasoco. Reer Marka have their choice, hadeey rabaanna Kismayo ayay kubiiraayaan haday rabaanna Baydhobo balse waqtigii Indacade iyo Aideed militia waa dhamaaday mardanbe ma aqbalaayaan.

Wakhtigii faanka miyaa billowday?....W_W Su'aashayda ka jawaab ee Xaafuun maku noqonaysaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Maya hadaan rabo Garissa ayaa iska aadayaa mase Jigjigaan tagaa, maya Badhan ayaan kasoo jeesanayaa LOOool

 

Adeer Kees iska waalka iska daa, meesha laga hadlaayo waa Marka iyo Shabellaha waxaana gababeyay oo dadkii halkaas kunoolaa abuse gareeyay waa rag kasoo cararay Gobalada dhexe ee nin Xaafuun kayimid mahaystaan odayaashaas, ee Xaafuun xaafuunta inta ka daysid dulmida dadka halaga kor kaco iyaguna hada waa diideen mana aqbali doonaan.

 

Kismayo ayay imanaayaan waana lagu soo dhawaynayaa ergadooda ee lasoco taas ama diid ama yeel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
somalee   

Xaaji Xunjuf;924008 wrote:
There is no such thing as ethnic Somalilanders in lower shabelle.

 

Ethnic Somalilanders dont live in Somalia

 

Ethnic Somalilanders live in Kenya isiolo Djibouti Ethiopia , iyo wales

Loooool :-D :-D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this