Sign in to follow this  
The Zack

Saacid visits his former hometown

Recommended Posts

The Zack   

Lool ma dhankaa iyo daafeed baad isla aadeen?

 

Waan bari lahaa laakin i dont think my wife would appreciate that :)

 

Kitaab kalana waan bilaabay, kani waa tartiilul quraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Maashaa Allaah, oo ma acknoledgementiga wifekaa arrimahaas oo kale u baahan, waxani waa daruuri, Masdarkaa ku dhacey dharaba yadhribu dharban, ka hadal ma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;923786 wrote:
UNUKA are fonded with donkeys aa LOOOL. Haa UNUKA are the xaayows of Mahadaay. The HAG are the indhocade people. They are different, they have different cultures but similar trends when it comes to people's lands. UNUKa forcefully control Xamar. HAG pushed Gedo people from most of Galgaduud. They also controlled Shabeelaha Hoose for a while. Now they want Jubbada Hoose. They are on the move. Dont know the real rhyme and reason of their constant movement.

LOOOOL@people's land damn you still hold grudges for what my clan did 411 yrs ago, even in the 90s we didn't occupy others land when we could've easily. hade if we gonna do it that way your peeps entered kismaayo 200 yrs ago dhul islameed baad xoog ku heysataa :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loolz ugu yar, muraajacada iyo mafcuuleyntuba ha isla wada socoto, ha isla wada olosho,

 

 

Oba, sheekada ha qasin, sxb, ka bax meesha, qabiil iyo qabyaalad lagama hadlayee

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Ma ila argtay? Oba tiisu waxay noqotay:

 

عندك خطأ ما قرأت البسمله

ولا تبارك ولا عمّ ونون

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool 22 meelahaas waaba waan bislaadee i cun kolkaa, waxaad sheegayso waa subag sixin ah, dihin ah oo xeerada doonayo in laga malafsado adoon u baahneyn fandhaal.

 

 

Ngonge, waayadan Oba waan u naxaa, baxrul buxuur ayuu iska dabaashaa warna iskuma hayo, mana dhihi karno rufical qalamu waayo wuuba ku sigtaa, rufica, Zack ficilka majhuulka wali ma uusan gaarin iyo sida loo icraabiyo asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Looool Nuune waa xeedho bislaatay dheh. That is hilarious. You got me thinking, now i am looking forward to friday night.

 

Ficil majhuul ma gaadhin wali. Afcaalul Khamsaha baan marayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Rufica alqalamu waa ficil majhuul, yacni faacilkii falka sameenayey war looma hayo micnaha waa saas ama intii la iska soo gaabsadey ayaa laga kaaftoomey in la mention-gareeyo faacilka, markan oo kale ficilka majhuulka waxaa loogu yeeraa oo kale naa'ibul faacil, inta badan ficilka majhuulka wuxuu ku mabnisanyahey fatxa, laa maxxalla lahaa minal icraabi,

 

war ha igu kicin waa horaa iigu dambeysay adduunyadan waanba iska jubboodaa kolkay xaraartada igu kacdo

 

 

lool@looking forward to Friday, waryaa reer dhisan inaan dumiyo ma doonayee howsha si cambeysan u wad hana noqon biciid gaajeysan

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;923914 wrote:
lool 22 meelahaas waaba waan bislaadee i cun kolkaa, waxaad sheegayso waa subag sixin ah, dihin ah oo xeerada doonayo in laga malafsado adoon u baahneyn fandhaal.

 

 

Ngonge
, waayadan
Oba
waan u naxaa, baxrul buxuur ayuu iska dabaashaa warna iskuma hayo, mana dhihi karno rufical qalamu waayo wuuba ku sigtaa, rufica,
Zack
ficilka majhuulka wali ma uusan gaarin iyo sida loo icraabiyo
asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

Nuune caayda iga dhaaf dee ina adeerow waaku sidee.. alla ba'ayee!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool Oba, caay ma ahan sxb, ninka sxbkaa unbaa kaa naxa, kan kaa aamusa sxbkaa ma ahan ee ceebtaada qariya, rufical qalamu wali ma aadan gaarin baan qorey ee rufical qalamu ma tihid, kutubtii la soo bax aan kuu akhriyee, looool ala ba'ayee asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Only hadaad iska deyso waxayaalaha aad isku qaseyso, unuka, hag, iyo dowlad, Ngonge intaas unbuu kugu heestaa, same as me

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this