Sign in to follow this  
Salahudin

Wareysi with the PM

Recommended Posts

Interesting that the PM is attempting to save the day for president's failed policy regarding Kismayo.

 

He efforts are admirable though bit late, and confusing.

 

'We will not oppose the outcome of Jubbooyinka' is the take away of his interview.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The parallel spin 'universe' Dr. Xiin lives in:

 

 

xiinfaniin;922446 wrote:
Interesting that the PM is attempting to save the day for president's failed policy regarding Kismayo.

 

He efforts are admirable though bit late, and confusing.

 

'
We will not oppose the outcome of Jubbooyinka
' is the take away of his interview.

 

 

 

The actual universe the rest of us live in:

 

 

 

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo ka soo Horjeestay shirka Maamul u Sameynta Jubbooyinka ee ka socdo Kismaayo

 

Jimco, Maarso 01, 2013 (HOL) — Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeeysay sheegay in xukuumadiisu ay kasoo horjeedo habka uu u socdo shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ee maalinimadii shalay ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose..

 

Ra’isul wasaare Saacid oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in shirkaasi ay ka maqantahay kaalintii ay ku lahayd dowladda, isagoona sheegay in xukuumadiisu ay si cad u sheegeeyso in ay kasoo horjeedo shirkaasi.

 

Masuulkani ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ahayd in ay dadka isugu yeerto, Muraaqabeeyso, hogaamisana shirka, balse wuxuu xusay in doorarkaasi oo ay lahayd dowladdu in ay ka maqanyihiin shirka, isagoona xusay in uu ku faraxsanyahay sida ay shacabka reer Jubbaland u daneynayaan nidaamka Federalismka..........

..............................

 

“Waxaan diray wafdi uu ka koobanyahay todobo wasiir iyo taliyaha ciidanka, waxaan u dhiibay casuumad qaas ah oo aan ku casuumay cid walba ama gaar ahaan ninka odayga ah oo cariga aadka looga yaqaan in ay yimaadaan halkan oo aynu ku casuunno, amase anigu aan meesha ugu tago. Wax jawaab oo Final (kama danbeys) ah, waa la imaanayaa maahane mudadaas dheer iyo wafdiga sidaa u qurxoon ma aanan ka helin, amase nooguma imaanin halkan anagana nalakuma dhiiri gelin inaanu xaga tagno oo wax aad u qurxoon maanan arkin,” ayuu hadalkiisii raaciyay.

 

Hadalka kasoo yeeray xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalintii labaad uu magaalada Kismaayo ka soconayo shir la doonayo in maamul loogu sameeyo gobollada uu maro webiga Jubba ee laisku yiraahdo Jubooyinka.

 

Xasan Nuur, Hiiraan Online

Hnur@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wararka_maanta1-21066.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this