Sign in to follow this  
Saalax

Allssc: Puntlanders losing the plot

Recommended Posts

Saalax   

Siyaasiyiintii SSDF (Puntland) oo Markii Koonfur Kasoo Quusiyey Jaceylka SNM Ku Khafiiftey. (Akhriso)

 

Khariidadda Xalka Mustaqbalka Somaaliya.

WVtRDzt.jpg

 

Ilaahey bey mahad oo dhami u sugnaatey, nabigiisiina nabedgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato.

Sideynu la wada soconey xiliyadii u dambeeyey siyaasiyiinta beesha SSDF (Puntland) inay ka soo quusteen maraba iney wax ka noqdaan siyaasada soomaaliya ee muqdisho taala, arintaasna ay sabab u aheyd in soomaalidii oo dhan ay ku kashifmeen siyaasiyiinta beeshu, oo reer qudha oo soomaaliya oo kalsooni u haya la waayey, iyagoo ku eedeynaya wax walba iney iyaga keligood isla doonayaan, khiyaanana isticimaalaan. arintaasu waxey keentey in soomaali oo dhan waxaamina ay ka waayeen, maadaama soomaaliyi hada aad isu baratey.

Arintaasu siyaasiyiintii beesha SSDF ee Puntland waxey ku keentey iney garab ka doonaan beesha SNM. Beesha SNM ayaa iyaduna dhenkeeda aan la gaban iney codsi kasta oo ka soo yeedha siyaasiyiinta SSDF si bahdilaada ugu gacansaydhaan iyagoo warbaahinta u marinaya.

Arintan ayaa dadka siyaasada taxliiliyaa u fasirteen iney is laayihiin reer Puntland ku khuukhiya beesha USC iyo SNM, laakiin labadooduba wey ka dheregsanyihiin dhagartey cayaarayaan.

Siyaasiyiinta beesha SSDF ayaa damacooda waalan een wax naxariisaba aan laheyni galaaftey oo meesha kasaarey dhamaan doorkii beesha SAHAL ku laheyd soomaaliya, hadey noqon laheyd waqooyi ama koonfurba.

Ayaan dhoweyd ayey aheyd markuu faroole lahaa beesha SNM baan isu dhownahay oo wada hadal noo socdaa, waana isla go’aynaa.

Hadalkaa ayaa isla markiiba faysal Waraabe warbaahinta jawaab aad u foolxun u mariyey Faroole.

Hadana Websidhadii beesha ayaa iyana hada waxey bilaabeen xitaa dheereyntooda awgood xitaa ineyba diyaariyaan magacii iyo inay sawiraan khariirad ay soomaaliya labo ugu kalajareen ooy leeyihiin dadkan baanu isfahanaa(SNM), dadkan (USC) ee Koonfur Isama fahano.

Halkan ka akhriso maqaalkooda: www.allidamaale.com

Hadaba akhristoow bal waxeynu isla ogaanaa beesha SAHAL iyo siyaasadeedii oo dhan ninka hoga ku ridey, hawiyana hore (Kacaankii ka hor) wax walba ka xarimey ee cadaalad darad taariikhdu qortey ku sameeyey, bal aan ee eegno in ***** caano u hayo, waxaanse u maleynayaa iney ficiladaasu u geynayso waxey soomalidu odhan jirtey ”nin daad qaadey xumbo cuskey” iyo aqoon la’aan ka heysata dhanka beesha SNM-ta ee ay maalmahan isku kab-kabayaan.

 

http://www.raxanreeb.com/2013/02/khariidadda-xalka-mustaqbalka-somaaliya-wq-eng-ahmed-m-moalin-waharey/

 

http://allssc.com/2013/02/siyaasiyiintii-**********-puntland-oo-markii-koonfur-******-kasoo-quusiyey-jaceylka-*****-ku-khafiiftey-akhriso/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Carafaat;915810 wrote:
Why are all the Puntlanders so silent on these ridicolous ideas coming from Faroole and beesha members?

I sometimes ask myself 'Does midnimo and Soomaalinimo only belong to southerners'. Why are we the only ones who speak against such treason?

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

Haatu;915818 wrote:
I sometimes ask myself 'Does midnimo and Soomaalinimo only belong to southerners'. Why are we the only ones who speak against such treason?

20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are joking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

xabad;915860 wrote:
20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are not joking.

Haatu is taking a turn for the worse these days. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

xabad;915860 wrote:
20 plus years of anarchy and keeping the nation hostage to mooryanism is patriotism ? i hope you are joking.

Cheap. You clearly have missed the whole point by a margin.

 

And to throw a question back at you, is threatening with secession patriotism to you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this