Sign in to follow this  
Saalax

South Somalia in celebration mood

Recommended Posts

Aaliyyah   

When I saw the picture I laughed. Islaantu indho adakaa..but good to see that people in Xamar are happy. They have endured enough.

Somalia ha nolaato.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Jacpher;910708 wrote:
Biyuurifuul.

Waa dad ay Soomaalinimadu ku weyntahay unlike Soomaalidiidka.

How does one become a Somalidiid looool

Somaliga miyanay dhalasho ahayn mise wala didi kara:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji Xunjuf;910715 wrote:
How does one become a Somalidiid looool

Somaliga miyanay dhalasho ahayn mise wala didi kara:D

Xaajiyow waa tan ilaa hadda la yaabanahay. Ka Djibouti jooga waa soomaali, ka gaarisa jooga ee ku faraxsan Kenya waa Soomaali, ka meles dimashadiisii la baroortay ee jigjiga joogaa waa soomaali, laakiin ka Hargaysa jooga waa 'soomaalidiid'.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wa caqli walaan waleh reer Somaliland cid ka Somalisan anigu waligay ma arkin , qofku hadu gurigisa Somali ku ahayn xagu Somali ku yahay , Somali maha bariis meel yaala oo reer Somalia cunaan qof, Somali ma waxa weye dhalasho laga bixiyo Somalia cajiib. Dariiqa markan marayo Somalida from all corners wa ii salamaan war wa xaajigi bay yidhahaan waligay Somali diid cidi igu ma yeedhin. meelahay Somalidu joogaan maba tageen hadaan Somali diid ahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wadani;910723 wrote:
Xaajiyow waa tan ilaa hadda la yaabanahay. Ka Djibouti jooga waa soomaali, ka gaarisa jooga ee ku faraxsan Kenya waa Soomaali, ka meles dimashadiisii la baroortay ee jigjiga joogaa waa soomaali, laakiin ka Hargaysa jooga waa 'soomaalidiid'.

Waliba forumkan waxan maqlay in la diiday in lugu yidhaho dadka Jigjiga ku nool eeh dawlada Ethiopia tageersan in loogu yeedho Somalida Ethiopia. hada iyagi ba sheegtay hadana waxa la leeyahay yaan loogu yeedhin. So cajiib maha.Kuwi kale waxay sheegteen waxa la leeyahay maya idinka Somalidiid baad tihin allow amuuraha sahal.

War wadaniyow war mala inagu Somali ma nihin oo waxanu nahay dad afSomaliga iyo dhaqanka Somalida bartay, wa kuwan Somalidu leh Somali ma tihidin ma iska siina magaca Somali ha qataan be , reer shankaroon aynu isku naqono wa halki suldan faisal eh:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji Xunjuf;910728 wrote:

lool, wallee talo wanaagsan baad soo jeedisay. Iyaagase saaxiga keeni doona markay waayan xikmadda inaga soo burqan jirtay. Haddii aynu soomaalinimada u dayno soo abaar suugaaneed ku dhici mayso dadkan? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wadani;910755 wrote:
lool, wallee talo wanaagsan baad soo jeedisay. Iyaagase saaxiga keeni doona markay waayan xikmadda inaga soo burqan jirtay. Haddii aynu soomaalinimada u dayno soo abaar suugaaneed ku dhici mayso dadkan?
:D

Waxba maha Sugaanteena iyo hida iyo dhaqankeena iyo ciyaaraheena waxany ka dhiganayna dhaqanka Somaliland iyo ka galbeed. Iyagu ha iska tamashleyaan sidoodi. National anthemkooda ba inaga u qornay , bal wax ha so alifaan. Anaga hada la yidhi Somali ma tihidin, fair enough:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this