Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Somali language is very poor

Recommended Posts

This article is a proof of how poor our language is.

Mataano dhagoolayaal ah oo loo fasaxay inay isdilaan kadib markii ay ******** inay indho beelayaan

Labo mataano ah oo dhagoolayaal ah kuna noolaa dalka Belgium ayaa doortay inay isdilaan kadib markii ay ******** in ay indho beelayaan sida uu sheegay walaalkood.

Mataanahan oo la kala oran jiray Mare iyo Eddy Verbessem ayaa si wadajir ah ugu noolaa guryaha dadka waaweyn mana aysan la samayn karin wax xiriir ah dunida inteeda kale.

Dirk Verbessem oo ah labadan mataanaha ah walaalkood ayaa sheegay in ay walaalihii ka baqeen inay cidlo noqdaan oo aysan labadooda is arag inta noloshooda ka dhiman.

'Waxa ay u noolaayeen si wadajir ah,cuntadooda waa ay karsan jireen gurigooda nadiifsan jireen. Hase ahaatee marka ay indho beelaan waxa ay ku tiirsanaan lahaayeen dadka kale. 'Mararka qaar waxaan ka fikiri jirey haddii ay xaasas iyo carruur lahaan lahaayeen waxaa jir lahaa dad ay ku tiirsanaadaan noloshooda.'

Mataanahan ayaa waxa ay ku noolaayeen tuulad Putte oo ku dhow magaalada Mechelen waxaana dhakhtarkooda oo lagu magacaabo David Dufour u sheegay in ay u indho beelayaan nooc kamid ah cudurka glaucoma oo ay waalidkood ka dhaxleen.

Mataanahan ayaa waxa ay ku wada xiriiri jireen astaamo gaar ah oo ay isla fahmi jireen iyaga iyo qoyskooda.

Dadaal badan oo ay sameeyeen mataanahan ayaa ugu dambayntii loo oggolaaday in ay lagu mudo sun si dhaqso ah nafta uga qaadaya taasoo sharci ka ah dalka Beljimka.

Afar toddobaad kahor ayaa waxay mataanahan iyagoo xiran labis cusub oo uu la joogo walaalkood iyo waalidkood waxa lagu muday sunta ay ku dhinteen isbitaalka Brussels University Hospital ee magaalada Jette.

In qofku uu isdilo isagoo isticmaalaya cirbad sun ah ayaa waxa ay ka tahay sharci dalka Beljimka iyadoo lagu fulinayo isbitaal kadib markii dadka is dilaya ay helaan sharci.

Sanadkii 2011kii ayaa 1,133 ruux ay isku dileen dalka beljimka iyadoo dadkaa ay badankood ahaayeen kuwa qaba cudurka kansarka iyadoo tiradaana ay ka ahayd boqolkiiba hal guud ahaan geerida dalkaas.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

How is it poor? What deficiences have u spotted in the article that are a result of limitatons within the language and not the writer?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wadani,man labo walaalo oo is dilay i interpreted as two twins killed eachother or fought eachoter when they found out that they were going to be blind i was wtf i had to read it 3-4 times to understand it was about euthanasia.

Blessed so what is the somali word for suicide ama euthanasia

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

naftii-halaage is suicide i believe. We need Coofle, Abwaan or Taleexi to chime in here.

Oba I agree the sentence was ambiguous and could be understood both ways, but every langauge has examples of these. For eg, 'the lady hit the man with the umbrella". So did she use the umbrella to hit the man, or did she hit the man who was holding the umbrella?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jacpher   

The language isn't the poor one here. It is either the writer that failed to put the language into a good use or the reader.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wadani;908595 wrote:
naftii-halaage is suicide i believe. We need Coofle, Abwaan or Taleexi to chime in here.

Oba I agree the sentence was ambiguous and could be understood both ways, but every langauge has examples of these. For eg, 'the lady hit the man with the umbrella". So did she use the umbrella to hit the man, or did she hit the man who was holding the umbrella?

yeah but your example isn't the same as the headline still it can mean a lot different things depending on the context

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

oba hiloowlow;908602 wrote:
yeah but your example isn't the same as the headline still it can mean a lot different things depending on the context

lol, how is it not the same. They're both examples of ambiguous sentences that can have multiple meanings.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wadani;908612 wrote:
lol, how is it not the same. They're both examples of ambiguous sentences that can have multiple meanings.

your example waala fahmi karaa dee but the headline depends on which context we're talking about,wey isdileen means 3 different things in af somali: they killed eachother, they fought and they commited suicide. so you mean you understood what the whole article was about by just reading the headline?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Coofle   

suicide and euthanasia have no cultural counterpart in af-somali, yet finding direct translation is difficult.

"Walaalo loo ogolaaday in ay qudhooda gooyaan Kaddib markii ay Indho-beeleen!"

usually "is-dilay" is the colloquial word for 'suicide' in Af-Somali, but in this context 'is-dilay' is causing confusion therefore I would have chosen the above title for my story.

Really this one is tricky Oba....

@Salahudin :- Is-daldalay = Hanging himself , not suicide

@Wadani = is-halaagay = doomed himself, may be through Tahriib, going to war, burning yourself,,,its non-specific and also Arabic word.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Yea I knew it's origin is from the Arabic halaka, but that doesn't mean it's not somali. It's natural for languages to influence each other.

Ur title is better and does a good job of removing the confusion.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this