Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Jubbaland Puntland Diaspora in America organizing a demonstration against President Hassan

Recommended Posts

Ogeysiis Mudaharaad iyo BOYCOTT ka dhan ah booqashada M/weyne Xasan ee dalka Mareykanka

 

Madaxweyne dowlada Federaalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo safar ku jooga dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa dhawaan inuu la kulmo jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka gaar ahaan magaalooyinka New york, Minnesota, Mineapolis iyo gobolo kale oo ka tirsan dalka mareykanaka.

 

Hadaba sidaas daraadeed dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan goboladaasi aan kor kusoo sheegnay waxaa lagu wargalinayaa in aysan ku katsoobin soo dhaweynta iyo la kulmida Mudane Culusow maadama uu dhiibato ba’an ku hayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deeganada Jubaland iyo Puntland, isla markaana uu gees maray nidaamkii Federaalka ay Soomaali ku heshiisay, laguna doortay oo uu ku dhaartay, isla markaana ay ansaxiyeen madax dhaqameedyada Soomaaliyeed.

 

Si kastaba ha haatee waxaa dhamaan lagu wargalinayaa jaaliyadaha Soomaaliyeed in ay BOYCOTT saaraan oo ay iska diidaan la kulmidaasa iyo tagadi xafladaha loo qaban qaabinayo, ayagoo sidoo kale dhabarka u jeedinaya kuwa gobolada aan kor kusoo sheegnay u dhashay ee dameeri dhaan raacdayda ah ee dadka hodaya.

 

Sida laga wada dharagsan yahay waxaa mudane Culusow ka go'an inuu baaba'sho Puntland, sidoo kalena geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay inuu hor istaago in aysan dhalan wax la dhaho Jubaland, qarsoodi mahaan in mudane Culusow uu dagaal qaraar kula jiro shacbka u dhashay gobolada Jubaland iyo Puntland siduu u baabi’in lahaa jiritaankooda.

 

Sidaas daraadeed waa in shacabka goboladaasi ay muujiyaan dareenkooda ayagoo kala hortagaya mudahaarad ay ku diidanyihiin faragalinta qaawan ee uu Madaxweyne Xasan ku haya aaya ka tashigooda dadka dega goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

No such thing. both states are pro federalist unionists, and have no beef with President Hassan and his government even though many are disappointed with his lack of ingenuity and clarity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;908522 wrote:
What a load of nonsense. As if Somalis in America can boycott a party!
:D

Only those not invited to the party will demonstrate. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

It's their right to do so if they chose.

 

Will President Hassan be the first Somali president to face Somali protesters in the US or outside the country? Not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this