Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Xaglatoosiye approved by Parliament and says he is willing to run for Vice President in 2015

Recommended Posts

Abdul   

Abwaan;906473 wrote:
lol....Mr Xaglo and his dreams....and he can denounce the Hargeysa admin when he fails to win tomorrow. I wonder where he will go next? Jubbaland? Galmudug (who knows if his wife hails from there) ? Bayland (he could be one of the people brought to Bay in the 70s) ? Mogadisho? Oh, I forgot that he was a US citizen, may be he could replace Obama.
:D

I hope he stays in Hargaysa and continue chewing the green stuff during the night and sleep all day long like he used to do in Buhoodleh.Good riddance.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Abdul, so you are saying Ilaah baa na dhaafiyey ninkan? Xamar wants to offer him Guddoomiyaha Laanta Taleex ee Degmada Hodan, cause there is no Duur-joog to preserve in beeraha Qaadka ee Wajaale.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

I don't understand how somalilanders trust this guy, I mean the guy was SSC leader and after reer khaatumo decided to get rid of him he went to join the same people he called enemy and engaged in a year long war against. Imagine he doesn't get the VP position he'll just go back to khaatumo (if they accept him).

Nin ka hunguri wayn waligay maan arag but as abdul said good riddance xaglo jebiye.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Tallaabo;906598 wrote:
^^Whatever his past actions Xaglatoosiye is a Somalilander and of course Somaliland trusts its own people.

maba oga dadkanu inu Xaglatoosiye dalka leeyahay

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;906765 wrote:
maba oga dadkanu inu Xaglatoosiye dalka leeyahay

Awalba waxaad ugu durbaan tumayseen sow ma aha inuu buhoodle ka soo jeedo? Dee hada kolayba buhoodle idinma sido oo reer buhoodle way khaatumaysan yihin, ku daba faylami mayaan xataa hadii uu president noqdo. Basically SL waxaad ka dhigteen hoyga khaatumo rejects such as keyse cabdi yusuf and this guy.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Farhareri;907235 wrote:

Xaglatoosiye go aan geesinimo bu qaatay sharad ma dhigana sanadkan intanu dhaman khatumo oo dhan hargeysa bay joogaan i promise you that.. Meesha wa lo kala horeyaa uun. Muhimadu maha Buhoodle muhimadu waxa weye in la helo dadki Somaliland marki hore ka so horjeeday eeh siyassinta ka so jeeda laascaanood iyo buhoodle taasna wala heley . Khatumo waxay fadhida Taleex waxana hogaamiyaa cali khalif iyo cali ciise cabdi iyagana wada hadal ba u socda xukuumada somaliland. plan b ba lugu jira adeer la soco gameka.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;907236 wrote:

War game ma ahee waa riyo marba is bedelaysa, marna waxaad leedihiin xuduudahanu soo xidhayna marna dadbaanu laaluushayna marna khaatumo baanu hargeisa keenaynaa bal soo tashada oo markaad go'aan soo gaadhiin golaha imaada ogow oday siilaanyo beryahan ictiraafkiiba wuu ka quustay siduu jago uga heli lahaa dawlada somalia ayuu ku talo jiraa marka idinkaaba mawjado idin wataane bal aynu aragno say ku danbayn doonto

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gameku isma badalin ciyaartooyga uun ba is badala shalay captainku daahir rayaale bu aha ki ka horeye cigaal bu aha , xuduudu sideedaas bay ku xidhantahay Muhimadu waxa weye inay Somaliland ka taliso magaalooyinka waweyn eeh dalka iyo tuulooyinka ku xeeran taasna wa dhacday. Cidna lama laluushayo iyaga iska imanayaa oo sijaayada dhankaas iyo hargeysa dhiganayaa. Somaliland tafadal bay leedahay thats all. Oday Siilaanyo siyaasada meel fiican bu ka haya la ima diidin. Soo duceee tani wa mid duceysan eeh

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;907248 wrote:

Sowtii berigi dhawayd djibouti aad istidhaahdeen ku laaluusha xaglo wakii isna 100k jeebka gashtay buhoodlena ku soo laabtay markii danbe baad xoogay kuusan u dhiibteen baan isidhi loool

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this