Sign in to follow this  
Ciyaal Facili

Madaxweyne Xasan Waxaan akhriyaa “Dhakhtarkii Guriga” and “Dib u Hagaajinta Wadama

Recommended Posts

Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh u Qaataa 20 Saac oo Xafiiska uu Fadhiyo Maalin Kasta, Muxuuse Dareemayaa?

 

 

Sol dadka ku jira can you suggest good books uu Madaxwaynaha akhrisan karo.

 

 

Madaxweyne Xasan wuxuu wargeyska u sheegay in aroortii laga bilaabo 6:00 subaxnimo illaa 7:30 inta uu ku sugan yahay gurigiisa oo aan ka baxsaneyn xeyndaabka Villa Soomaaliya inuu akhriyo buugaagta iyo kutubada ay qoreen dad aqoonyahano kala duwan uuna jecel yahay inuu wax ka kororsado.

Waxaan akhriyaa kutubka la yiraahdo “Dhakhtarkii Guriga” ee uu qorey raysul wasaarihii hore ee Malaysia Mahatir Mohamed oo ahaa ninkii isbedelka dhaqaale u horseeday wadankiisa.” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu kaloo madaxweynuhu sheegay inuu akhriyo buugga kale ee la yiraahdo “Dib u Hagaajinta Wadamada Fashilmay” kaasoo ay qoreen labo nin oo qoraaya ah oo lagu kala magacaabo Ashraf Qani iyo Clare Lockhart.

 

 

http://www.raxanreeb.com/2013/01/sidee-madaxweyne-xasan-sheekh-u-qaataa-20-saac-oo-xafiiska-uu-fadhiyo-maalin-kasta-muxuuse-dareemayaa/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

qoslaaye was elected to lead not to waste time in selfish leisure reading books. if he has so much time when he is not flying, he should volunteer at local refugee camps and distribute meals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;904490 wrote:
qoslaaye was elected to lead not to waste time in selfish leisure reading books. if he has so much time when he is not flying, he should volunteer at local refugee camps and distribute meals.

lol@Mooge as if you visit refugees in Malaysia. Waryaa mucaarad baad ku khafiiftay ee dowladda la shaqee...Wakhti la mucaarado iyo wax lagu mucaarado weli lama hayo. Mise adiga markii Cabdiweli exit ka baxay baad khafiiftay? Isagii baa dowladda taageersan ee adigu miyaad ka liidataa waa yaabe?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

I say give the President another three months before attacking him, but I can see people having a field day with this guy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Odey;904534 wrote:
I say give the President another three months before attacking him, but I can see people having a field day with this guy.

Oday

.

Your very generous he is clueless although reading is good but would have been much better for him to read the constitution.

 

why we have to pay PM salary while he is doing both jobs?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;904555 wrote:
I didnt know insults of this nature were acceptable on this forum?. Could admin please clarify?.

Chill out, its not as if Abdullahi yusuf was a saint. The man was a warlord who had blood on his hands

 

And yes he used ethiopains to commit genocide on another Somali clan

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this