Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khatumos process merging with Somaliland begins.

Recommended Posts

Carafaat   

Somaliland:President Silanyo Meets With Fiqi Fuliye Elders

 

By Goth Mohamed Goth

 

fiqi2-618x412.jpg

 

Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) met with elders from Fiqi Fuliye District in eastern Sanaag region at the presidency in Hargeisa on Tuesday morning. The delegation led by Islan Garaad Abdilahi Mohamed Guled consisted of Chiefs Aqils, intellectuals, and Religious elders from Fiqi Fuliye District in south eastern Sanaag.

 

President Silanyo urged Fiqi Fuliye elders to always embrace peace and also to participate fully in the national development, the leaders also discussed issues relating to the ongoing peace process in Sool and Sanag regions and how inclusive participation could be achieved was flanked by Vice President Hon Abdirahman Abdillahi Saylici and other top officials in his administration.

 

Fiqi Fuliye elders led by Garaad Abdilahi Mohamed Guled elaborated thanked President Silanyo and his government for initiating recent developments projects in the region and working towards promoting the ongoing peace process of the region area.

 

Lastlly Garaad Abdilahi Mohamed Guled expressed his happiness to see peace which has been elusive for so long finally been achieved that his people have had such a large contingent join in the forces following fruitful conclusions of talks that had been on for quite a while.

 

Last month over 600-strong armed men with 13 armoured vehicles were seen joining the national army at a function witnessed by the Minister of the Presidency Hon. Hersi Ali Haji Hassan, Minister of Information Hon. Abdillahi Mohammed U’kuse, Hon. Ali Mohammed the State Minister for the pacification and development of the eastern areas, the army Chief Major General Ismael Mohammed Shaqalle and Garaad Abdillahi Mohammed Guleid.

fiqi3.jpg

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_2.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_3.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_4.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_5.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_6.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_7.JPG

 

Siilaanyo_Odayaal_Dhaqameed_6.JPG

 

SomalilandPress.Com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Madax-dhaqameedyo ka socday Sool & Sanaag iyo Ujeeddada Socdaalkooda

 

http://www.hiiraan.com/news/2013/Aug/wararka_maanta21-23054.htm

 

Arbaco, August 21, 2013 (HOL) — Madaxwaynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxwayne ku xigeenkiisa Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si wada jir xarunta madaxtooyada ugu qaabilay wefti uu hogaaminayay garaad Cabadilaahi Maxamed Guuleed oo ah madax dhaqameedka koonfurta Sanaag.

 

Waftigan uu hogaaminayay garaadka beesha deegaanka Fiqi-Fuliye Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo ay weheliyaan xubno isugu jiray salaadiin, cuqaal, jiif Caaqilo, madax dhaqameed, aqoon yahano iyo waxgarad kale oo ka tirsan bulshada deegaankaasi, ayaa ka soo kicitimay gobolka Sanaag, gaar ahaan deegaanka Fiqi fuliye ee koonfurta magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

 

Madax dhaqameedka deegaamadda bariga Somaliland ayaa markii ay madaxweynaha la kulmeen ka dib ka waramay ujeedada socdaalkooda iyo arrimahay u yimaadeen magaaaladda Hargeysa.

 

Afhayeenka madaxweynaha Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyey kulankii madaxweynaha iyo madax dhaqameedkan, waxaanu sheegay inuu madaxweynuhu u soo jeediyey salaadiinta in wax kasta oo xumayn kara horumarinta deegaanadaasi bariga la iska ilaaliyo, isla markaana xukuumaddu diyaar u tahay wax kasta oo loo qabanayo dadweynaha ku dhaqan deegaanada bariga.

 

Afhayeen Dhuxul ayaa intaas ku daray in xukuumaddda Somalialnd ay dhowaan lix boqol oo maleeshiyo beeleedkii deegaankaasi Fiqi fuliye ka hawlgali jiray ay qaramaysay, isla markaana lagu daray ciidamadda militariga ee Somaliland, kuwaas oo xaquuqdii ciidamadda iyo mushaharkoodiiba loo bilaabay.

 

Dhinaca kale, Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo ahaa garaadka hogaaminayay weftigan oo isna halkaasi warbaahinta kula hadlaya ayaa ka waramay kulankaasi ay madaxwaynaha iyo ku xigeenka la yeesheen iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen.

 

“Imaatinkayagu wuxuu ka danbeeyay heshiiskii dhawaan ka dhacay degmada Fiqifuliye, halkaasi oo aanu qaybo dawlada ka mid ahna isku aragnay, iyada oo halkaasi la noogu fidiyay casuumaad in aanu ku nimaadno caasimada Hargaysa, si aanu u dhamays tirno heshiiskaasi ay qaybtiisii hore. Kulankayagani wuxuu ku saabsanaa soo dhawayntii lana soo dhawaynayay, kaasi oo ka soo bilaabmay Caynaba,Burco, Sheekh, Berbera iyo ilaa Hargaysa”ayuu yidhi Garaad Cabdilaahi Guuleed oo ka hadlayey ujeedada ay magaaladda Hargeysa u yimaadeen iyo kulanka madaxweynaha la yeesheen.

 

Garaad C/laahi Maxamed Guuleed waxa kale oo sheegay in casuumada loo fidiyay iyo imaatinkooda Hargaysa ay u arkaan talaabo wanaagsan oo dadka isku soo dhawaynaysa, waxaanu tilmaamay in ay xukuumada Somaliland heshiiska la galeen ka dib markii ay ******** baahida ay bulshadu isku qabto.

 

“Waxaanu ugu baaqaynaa dadka kale ee naga danbeeya ee beelahayaga ka midka ah iyo kuwa gobolada barrigaba halkan ayay wax inoo yaalaan ee haddii uu qofku meel aanay waxba u oolin wax ka doon-doono runtii dhibaato weeyi, markaa waxa fiican haddii uu qofku wax doonayo in uu meesha ay wax u yaalaan ka doon-doono, markaa waxaanu ugu baaqaynaa anagaba waad na aragtaan ee naga dabakaalaya ceebna ma aha”ayuu Garaadku ku daray hadalkiisa.

 

Booqashadan madax dhaqameedkan ka soo kicitay qaybo ka mid ah Sool iyo Sanaag, ayaa ka dambeeyey heshiish ay xukuumadda wada gaadheen, ka dib markii lix boqol oo maleeshiyo ka tirsan deeganaadi ku soo biiraan ciidanka Somaliland, waxaanay xuseen inay heshiiskaasi wixii ka dhiman la dhamaystiri doonno.

 

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online

barkhadladiif@hiiraan.com

Hargeysa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

xiinfaniin;974338 wrote:
Ina Uurbeyte is Khatumo eh?
:D
:D
:D

 

At times our Norther brothers poor propaganda methods is astonishing

Runs around claiming kismayo and as soon as you mention the hag boogy man he runs for cover. Xin you can learn a thing or two about how SOMALILAND unites its people...

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Jacpher;974397 wrote:
Never ceases to amaze me the state of delusion of our brothers up north. if pigs were to fly......

Pigs are indeed flying hahaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kashifaad-Top-News- Soomaaliland Mucawimo Garsiisay MagaaladaTaleex ee Casimada Khatumo iyo Xidhiidh KaDhexeya Soomaaliland iyo Khaatumo

 

Magaalada Taleex ee Caasimada khaatumo Ayaa dhawaan waxaa Mucaawimo gaysay Maamulka Soomaaliland iyada oo ay jiraan Xidhiidh ka dhaxeeya Madaxda Ugu Saraysa khaatumo iyo Saraakiisha Ugu Sareysa Maamulka Soomaaliland ee Ku Sugan Gobalka Sool.Warar Lagu Kalsoonyahay ooAy Shabakada Caalamiga ah ee Kalshaalenews Ka Heshay Magaalada Laascaano ayaaWaxa ay Sheegayaan in ay u balan qaadeen hadii ay puntland Weerar ku qaadayaan Khaatumo ay san iyagu wax shido ah aysan ugaysanayn hadana ay ku sugan yihiin Qaar Kamid ah Madaxda Ugu Saraysa Khaatumo Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee ay ka Taliyaan Maamulka Soomaaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

fiqi3.jpg

 

How can Somaliland not be recognized with a conference table of this quality! I mean look at the thing. TRULY MAGNIFICENT. The world powers should be ashamed of themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard Ali Khalif is in Minnesota. He could't understand the political dhaqan in Mogadishu as Samatar before him. Reer waqooyiga maxaa ka qabsaday Xamar, waa dhegabarjoobeen. Waar maxaa dee meesha ka socda?.naw, waar aan ka yaacno meesha intaan laynaku quraacan. Lol.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this