Sign in to follow this  
Saalax

Puntlanders question why is Hassan Culosow not giving them enough attention

Recommended Posts

Saalax   

DOOD FURAN: Madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya Maxuu Puntland Isaga Indha Tirayaa?

 

Muqdishu (RBC Radio) Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud waxa uu socdaalo ku kala tagay Gobolada Bay iyo Hiiraan kuna booriyey waxyaabo badan ay ugu weyn tahay in ay Maamul ay Sameystaan.Maamulka Puntland ayaa qeyb ka soo qaatay dhismaha hanaanka dowladda manta jirta, madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu ka dagaalamay inay dib u soo noqdaan madaxdii xukuumaddii middaan ka horeysay, waxuu soo dhoweeyey doorashadii madax-weyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa kale uu soo dhoweeyey sidaasoo kale markii uu magacaabay Ra’iisal wasaarihiisa Saacid Shirdoon isla markaasna ay Puntland ka dhaceen banaan baxyo lagu taageerayo madax-weynaha cusub, xukuumadda, barlamanka. Puntland lagama hayo wax lid ku ah ama mucaarrado oo ku wajahan maamulka dowladda Federal-ka….Dhinaca kale Xasan Shiikh Maxamuud madaxweynaha Federal-ka ilaa iyo intii la doortay mar keliya iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo, dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” oo rabta inay ka go’do Soomaaliya inteeda kale isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah iyadoo ay Puntland ka tirsantahay federalka. Madaxweyne Xassan waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland.Marka ma la oran karaa madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Puntland Colaad buu u qabaa?Mase la oran karaa waxa ay gashay Puntland Qaladaad kala fogeeya Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I don't think Puntlanders care about who Hassan Sheikh visits as long as he does not oppose/steal any funds destined to Puntland for development or decisions taken by Puntland government that is in accordance with the law, for example in the security sector.

 

He'll be visiting once he finds out Faroole is staying for another year. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo

dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND”

isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah

waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Our Puntland brothers love to be the center of attention, don't they? I think because Puntland has the least problems in Somalia, it is not a priority issue for the president. Xassan Shiekh would rather spend his precious time on pressing issues like the Jubbaland project than have a tea with Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

;Puntlander wrote:
iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo

dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND”

isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah

waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland

Jacaylbaro;900404 wrote:
:D:D:D

 

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;900421 wrote:
They feel left out first losing the pm and now thIs

:D XX adna intaas baad ku baashaalaysaa miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this