Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ruwaayaddii Jinka

Recommended Posts

Blessed   

LoL. More of the same pls.

 

Salaan sare@ nuune. When I saw the topic maskaxdayda ayaad ku soo dhacday. Good to see you walaal, I believe sheekooyin baad ii haysaa? :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Salaan sare Xaajiyo, thanks walaal, laba week ka hor ayaan qolyihii Daacuurinta ka soo baxsadey ee Jinka ka sarreeyay, the past six months ayagaan iskala baashaalayey, dhowr jeer oo horena waan is dagaalney oo caadifo xun ayaa inaga dhaxeesay laakin odayaal bey ii soo direen oo waan-waantoodi baan aqbaley iyo xaalkii, hada laakin sheekada meel xun bey mareysaa gabadhna waan ka qabaa(we don't use the word qabniin, I used that to make it easier for you to understand since you are Banii Aadam), waa tii oo odeygii Jinka weynaa isiin jirey oo in mudo ahba ii doonaneed barigii 2011ka September human calendarka ama 60kun bishii Saqundaquul taariikhda Jinka ee asqeysan, marka howsha ma sahlana, hada habeen iyo maalin daa'in oo taagan weerar bey igu soo qaadaan oo kaalay reerka u soo noqo, jaga fiicana waan hayey oo bilaa mushaar ah(salary wax qaata ma lahan as in ibnu aadamka since wax kasta ay yaalaan ama aan loo baahneyn) oo odeyga sodogeyga ah ayaa meesha boqor ka ah ama waxa ay Jinku u yaqaanaan Horaq, waa qofka masuulka ka ah wadanka, wuxuu ii dhiibey waxa aad u taqaanaan wasaarada isgaarsiinta boostada,

 

waa meeshan meeshan sirtooda dhan iyo qaabkooda dhanba aan ku bartey, hada si kasta hadey weerar iigu soo qaadaan waan iska gaashaamaa, aniga dhan aa miineesan calaashaan miinaato maana muunyo muntulaanto, illaa ay ii bixiyeen naaneeso ay ka mid yihiin little human, iyo kuwa kaloo offensive ah, marka howsha hada halkaa ayey mareysaa, ibnu aadamkii iyo asxaabtii ayaan hada ku soo noqdey, waana la qabsan la'ahey, xaaladu ma sahlana, bal talo keen adaa Ahlu Beyt ahaayee, talo waa tii Rabbi Tubta Toosan Rabbiyoo nagu toosi tallaabadaan qaadno adey kuu tirsantahayee.

 

Bal ii warran adu, sheekooyinku wey badanyihiin, gabadh Jinni baan qowracey 3 bilood ka hor oon ka takhalusey, waa sheeko dheer another thread ayaan u firi, anigu waxba ma maago, tan iyadaa isbaaro laamiga oo carpet birqaayo ka sameesan ii istaagtey, intey wajiga feedh iiga dhufatey ayaan ku dhacey dhulka(actually dagaal ayey wax ku shukaansadaan, little I knew about it), meeshii ayaan iska seexday, kolkaan soo toosey laba todobaad ka dib ayaan ......... waa sheeka dheer, halkaas ayaan kaaga sii wadi doonaa Inshaa Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

lol@wasaarad isgaarsiinta. Wallee, talo mahayo, bal warba kugu dhan yahee, halkee laga maraa? LOL ta ku sabaaxadaysay, halkaad maraysay, ma jinka Togdheer baa? :D

 

Alhamdulilah, walaal, life is good. Sheekooyinkaaga uun baan tabay, waa inaad buug qortid, anigaa ugu horeyn lahaa dadka iibsada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;900644 wrote:
Does this riwaayad have an ending? I watched the part you posted when I got home last night but I was left furstrated by the lack of an ending. Naga daaya.

You mist first part that is why you don't understand ending.

 

watch first part

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

I t was hilarious, the two main actors have been making excellent riwaayado lately. Tan jinka markay policeka i tegeyaan baan ku qoslay, " war dee adeer anaguu policeka insigaanu nahaye gabadha maad police ka jinka kala xidhiidhaan?" lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this