Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Islii and Superpower koox maxaa kala heysto

Recommended Posts

Illahay ninkaa ha u gar gaaro. Kolba waa iska Jokaraygii Somalida ahaa waxa falkaas geesanayo. Walle Kenyatigu waa dulqaad badanyihiin. If this was Xamar, Barawe, or Kismaayo, and we had Ajanabi gangs with Baangado doing this, walle this would've been put to an end very quick. Somali hadii aan aqaano. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Update to the story: Unfortunately, wiilkii aan habeenkaas arkaaye oo bastiisa ahaa isla habeenkii uu geeriyooday, asaga iyo laba kale iyagana sidiisa camal loo jirdilay habeenkaas. Sadex dhalinyaro la dilay habeenkaas. Waqtigii dambena booliis lagu soo wada daadiye Islii, dadkii jaadka iska cunaaye oo maqaayadaha horfadhiye iska aruursadeen as usual.

 

Baashi, Islii lagama maarmo waa birqabato. Xataa dadka xaafadahaas degan maalin walba Islii taaganyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalidii cawaan ayee noqotay sidee cawaan ugu dhex jireen. Waxaan camal ayee isku sameynayaan. Xataa shufto iyo dilaa ma istaahisho in saan loogu dhaqmo. Islaanimada wey dhaaftay waxaan, dhaqankii suubanaa Soomaalida lahaydna ha sheegin.They are alleging those two young men are 'Superpower' members and thieves. Eebboow.

 

Arxandaranaa waxaan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomalida markii hore cawaan ma ahayn miyaa? Waxaan mid ka darran ay gudaha Soomaaliya ka sameeyaan, mise falalkaas waa aftax? Naga daa dee sheekadaan raqiiska ah saaxiib. 2 tuug oo la jug jugeeyay wax wayn ha ka dhigin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Nah, the above scene is thing for the sissies, they hacked you with ableey/tooreey in Hargaysa or Garowe. And in some other places, AK47 would do the job first, and then your dead body would be dragged on the streets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geelle, noo sheeg wax ka daran waxa muuqaalkaan ka dhacaayo Soomaaliya ka dhacay while Soomaalida are still watching publically, qof ka celiyana jirin. Waa dhaqan xun oo cusub waxaan oo Kenyaatiga laga keenay. Tuugnimada uu ku sheegay kan waxaas sameynaayo ka daran. Yaa ogaado wax ka fuleysan ma jiro kaas istustus ka ahayd. I am glad finally dad damiir leh inay ka celiyeen xoolahaas aanan asluub b iyo t ka garaneynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

adi MMA see waaye nin warmoog camal aa uu dhaqmooysa waxan aa arkayso caano lee waaye soomalia tag dad gibilkooda la goo'gooyhayo aa arkee walibana madaxa la isu dhiib dhiibaaayo. yaayah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I know it is not the time to say this, but intaas oo qof oo anoo nool i jugeenaayo ma fiirsadeen, and I mean it, at least hal mid ayaan intaan ku suuxo qabsado dhuundheerta ku dhago illaa lafta niikada margiyada kaw ka siin lahaa halmar, anina habeen jimca leen tiir ku boodaa after aan kaa ka takhaluso waaba is ogahey inaa noolaaneen, wax dil, adna halagu dilo is my motto(a recent dhaqan I learnt from my comrades in outer space).

 

 

 

MMA and Gheelle are lost in translation, read silac iyo saxariir, personally I have seen countless body parts madax kaligiis rafanaayo, calool kaligeed xiidmaha ka qubanaayo, lugo kaligood iska taagan oo gacmaha cuskan(read as in full human body baazuuko lagu dhuftey meel dhaw laga soo shiishey and both legs and hands remain intact while everything else is missing and thrown out like barkin laga faaruqiyey xashxashkii ku jirey iyo suufkii xasharaadka ahaa).

 

All that happened in a matter of seconds and not even in minutes, but this video, we have 6 minutes plus the parade on the streets, what happened after the 6 minutes we don't know, but full 6 minutes of beating, stabbing, haraati, lug, teesto, feer, dharbaaxsho, suxul, and all that is not something I can call it as normal,

 

yes, I can call madax baangad lagu kala gooyey as NORMAL in my books cuz that happens in seconds, and I can call a gunshot on the face in a close range as NORMAL, calool xumo xataa igama qabaneyso that madax qoslaayo kaligiis iyo wajigoo indhaha gees-gees uga kala faniiney, but to see 2 young guys oo labaatan nin oo qooqan ku tumaneyso like katarabiil beejada hada laga soo gooyey camal is not a Somali thing, the Somali thing is to finish the job quickly(baas ku tiri ama uur-jeex bahal beynaad oo weynaatey halmar).

 

 

Whatever the crime they committed, in this case, a mobile phone, they don't deserve that much beating even if they stole a million, again, the 20+ people who were beating the young guys are themselves 20+ year olds in this case, I assume, violent and beating is all they know, on top of that, add to the dhaqan Kenyaati which is a normal way of life in saas loo galo qof ibnu aadam sanku neefla ku soo fiirinaayo ku calaacalaayo oo ku leh idhaaf fadlan ha idilin, xataa the Somali women who were talking on the background were saying this "Alla Ilaah baa Soomaali u maqan, saan maa u danbeesay".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this