Sign in to follow this  
Abtigiis

My husban is gone! ...deedna?

Recommended Posts

Abtigiis   

I met this woman colleague yesterday. Coming closer -she has never been that close to me physically ever- she proclaims, "you know what?" rather cheerfully. "...my husband is gone for one year. He is specialising".

 

Oo dee markaa....aniguna ma inaan adiga kugu "specialize" gareeyaa Og'ta la ii siinayaa? Mise waa doob dareenkii ?except doob ma ihi!

 

Anigu ma urur dumarka xaasasku ka dhoofaan maweeliya ayaan gudoomiye u ahay?

 

War anagaa wax aragnay!

 

Everyday wax kaa yabiyaad arki dunidan. Waa sidii Xabashiyadii aanu dhakhtarka anagoo bukna isku aragnay ee la hayd ninkaygu Angola ayuu ku maqan yahay oo sanadkii hal mar unbuu yimaadaa ee bun aan wada cabno!

 

Micnaha bun aan wada cabno ceeb maleh. In xaalkeeda ay ka warantaana ceeb ma aha ( for instance such trivial details as my wife works meeshaa iyo meesha, ama my husband is meeshaa iyo meeshaa ayuu ku nool yahay..." Laakin when you join these two sentences, it is a bit unnerving!!

 

Mida kale, inta dadka qayr kay ah kolba inan yar oo duulaysa ay text message iyo talafoon ku raadinayaa, waxaa inkaar iyo yaab ah waxa aniga islaamo dhakhatr jooga iyo kuwa laga dhoofay ay u rabaan inay iga dhigtaan consolation lover!

 

Waxaan u maleyn waa koodhasha waa weyn ee aan isleeyahay feedha yar yar ku qari! No more! It is time I get short-sleeved, slim-fit linen shirts and jeans trousers! Sidani si ma aha!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aaliyah, Ipad iyo saddex smart talafoon ayaan bidaarta u iibsan. Sanadkan maanta ah nin aan smart phone haysan bay bidaar wax ka qaadaa! Distraction tactic! As you lose hair, you compensate by acquiring more gadgets. Markaa markay ku soo eegto gabaduba waad sawiri oo flash ayaad dhac ka siin si flash'ka kale ayna u arag! :D :D

 

Inta kalena jacaylkaaga iyo sheekada IPAD ka ha ka aqrisato, maxaa indhaha la isu giirayaa! Meesha ma interview baa la iska qaadaya?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Oh no! you havent become those so called ' nin wax bartee' who goes on a date with his briefcase/three phones/laptop[iPAD in your case]? ..Loose them all, waa put off!

 

ps. teeda kale, why does everything translate to a man - SEX.., your collegue was just informing you, adigu naa you have translated it to being ..'come baby come '

 

Morning.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Malika;893246 wrote:
^Oh no! you havent become those so called ' nin wax bartee' who goes on a date with his briefcase/three phones/laptop[iPAD in your case]? ..Loose them all, waa put off!

:D :D Honestly, I like it simple. But nowadays I carry two phones because the office insisted we take a blackberry in which they installed a mobile version of lotus-notes, so that we are work from anywhere! waa exploitation. It is to deny you the excuse of saying I haven't seen that email in week-ends or late hours! Dee with my aging eyes I can hardly read using blackbery screen. I am not Jacaylbaro. So, I have another one o aan akhriska u haysto. But I take care not to display them on the coffee table.

 

Laakin, you are right. I am developing the 'academic angle' of 'nin wax bartay'. The academic angle waa markaad qur-qur u socotid eed xoog u talaabsatid adigoo dhinaca ku haysta ama IPAD and laptop si laguu moodo nin cilmigii ka batay oo deg degaya. :D :D :D

 

ps. teeda kale, why does everything translate to a man - SEX.., your collegue was just informing you, adigu naa you have translated it to being ..'come baby come 'Morning.

:D :D waa runtaa Malika. It could be me the man or the geeljire which reads too much into benign invitations. But these ones were really fishy! It is not like I bumped into the colleague in the lounge and she told me. Way ila soo doonatay subaxdii hore anoo miiskayga ku walbahaarsan. Kolkaan sii waraystayna ninkuba xalay laba cisho ka hor unbuu ambabaxay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

ma duqnimada ayaad ku nacday mise waa la qabaa baad oga carareysaa :D

Abtigiis aniga ma garan karo balse waxey ila tahay dumarka in odayaasha waaweyn ey ka jecelyihiin dhalintii, wataa oo maalinba mid baa kusoo raadsato, mise ninyahow wax kalaa jiro oo aad u isticmaasho si ey kugu soo raadsadaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Abtigiis;893221 wrote:
I met this woman colleague yesterday. Coming closer -she has never been that close to me physically ever- she proclaims, "you know what?" rather cheerfully. "...my husband is gone for one year. He is specialising".

 

Oo dee markaa....aniguna ma inaan adiga kugu "specialize" gareeyaa Og'ta la ii siinayaa? Mise waa doob dareenkii ?except doob ma ihi!

 

Anigu ma urur dumarka xaasasku ka dhoofaan maweeliya ayaan gudoomiye u ahay?

 

War anagaa wax aragnay!

 

Everyday wax kaa yabiyaad arki dunidan. Waa sidii Xabashiyadii aanu dhakhtarka anagoo bukna isku aragnay ee la hayd ninkaygu Angola ayuu ku maqan yahay oo sanadkii hal mar unbuu yimaadaa ee bun aan wada cabno!

 

Micnaha bun aan wada cabno ceeb maleh. In xaalkeeda ay ka warantaana ceeb ma aha ( for instance such trivial details as my wife works meeshaa iyo meesha, ama my husband is meeshaa iyo meeshaa ayuu ku nool yahay..." Laakin when you join these two sentences, it is a bit unnerving!!

 

Mida kale, inta dadka qayr kay ah kolba inan yar oo duulaysa ay text message iyo talafoon ku raadinayaa, waxaa inkaar iyo yaab ah waxa aniga islaamo dhakhatr jooga iyo kuwa laga dhoofay ay u rabaan inay iga dhigtaan consolation lover!

 

Waxaan u maleyn waa koodhasha waa weyn ee aan isleeyahay feedha yar yar ku qari! No more! It is time I get short-sleeved, slim-fit linen shirts and jeans trousers! Sidani si ma aha!

 

 

;););

 

Walaahi Aad ayaan u qosley saaxib. Thanks for this , I actually needed this after the day I am having ;);););););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waryaa Wyre, I am narrating my misfortune. Wax quman oo isoo raadsada hadaan arko maxaan la calaacali lahaa. Axadi kuwo xun xun baa i waalay oo anigoo buka oo taydii i dhibtay Manchester-QPR match aan daawano yidhi. I don't leave the vicinity of my house usually so I agreed when they told me meel fog ma aha. As it turned out, meesha Shiisha iyo alaabo kalaa ka bar bar socda ciyaarta, foodleey qiiq sanka iyo afka ka wadana geeska ayey fadhiyaan. Ma ciyaar baa daawada mise khaakhaayiraada foodleeyda? After 45 minute baan iska tagay anigoo yax yax san oo leh hadda qofkii meeshan soo gala soow odhan maayo war odaygii maxaa qaaday? I went for the talk with the guys, laakin dee meeshi foodleey iyo menopause dib-isu-qarxiyey oo foodleeynimo ku noqday baa qasay.

 

Walaahi, it is those moments I realize no one can take the rural out of me. The sight is sickening. Somehow, waxa shiishada caba ee dumarka ah oo dhan ba whores unbaan u qaataa. I know they are not by the way, but I can't subdue the thought. Mid baa anigoo qufacaya (I have asthma... what can I do) aragtay oo qosleeysay. Who cares!

 

Alpha

 

Salaan sare saaxiib. You know I was supposed to come to your side on Sunday, laakin arimo personal ah ayaan u baaqday oo dad baa iga xanuunsaday. I myself sidii haven't felt well since the Ramadan. Markaan kula joogay waakaan caban jiray. It bothered me a lot, but finally a doctor said I have asthma. I couldn't trace the source inkastoo uu yidhi it can be allergy. I don't smoke and I exercise. So, meeshay iga soo gashay ma garanayo. On further reflection, I think waxaa i qabadsiiyey niman aan saaxiibo nahay oo shiishada caba. I avoid to go with them when they are doing it, laakin dee gaadhiga ayaan wada fuulnaa inta badana shaah ayaan wada cabnaa! :D :D markaa iyagaan ka qaaday siday ila tahay.

 

It is good I now know why I have been feeling so weak and pale for over a year now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Malika;893246 wrote:
^Oh no! you havent become those so called ' nin wax bartee' who goes on a date with his briefcase/three phones/laptop[iPAD in your case]? ..Loose them all, waa put off!

 

ps. teeda kale, why does everything translate to a man - SEX.., your collegue was just informing you, adigu naa you have translated it to being ..'come baby come '

 

Morning.

Love it when you play all naive and innocent, Malika. You know and I know that these women approach A&T because they can clearly see the lust in his eyes (and you being a woman, must have come across hundreds of men with such eyes). Marka, what's with all this innocence? Waxaad waydiisa: how did the conversation go after that and what did you say in return. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan ku nacay Abtigiis, warkiisu wuu kala dhiman yahay oo sheeko dhamaystiran kuma siinayo ,,,,,,,,,,,, Now I suspect inuu gabadhaa sii dhaweeyay habeenkii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this