Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President Faroole forms his first ever Party called Horseed

Recommended Posts

DEG DEG: Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay Xisbigiisa Doorashooyinka Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Golohiisa wasiirada oo dhameystiran ayaa maanta gaaray Xarunta Golaha wakiilada halkaasi oo ay Fadhi ku lahaayeen Xildhibaanada Baarlamanka oo ay uga hadlayeen qodobo dhawr ah waxa uuna Madaxweynuhu soo bandhigay kana hadlay arimaha Datuurka puntland iyo sidoo kale Xisbiyada la filayo in laga furto deegaanada Puntlad si ay uga qeybgalaan Doorashooyinka lagu dooranayo hogaanka cusub ee puntland ay yeelanayso xiliga soo socda.

Madaxweynaha oo Gudoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Maxamed xirsi uu hadalka kusoo dhaweeyey ayaa Madaxweynuhu waxa ka sheekeeyey hawlihi kala duwanaa oo Dowlada Puntland ay soo qabatay marka la eego shirarkii arimaha Somalida looga hadlayay oo lagu qabtay Garowe iyo Gaalkacyo iyo kaalintii xoganeyd oo puntland ay ku lahayd meel maritan iyo diyaarinta dastuurka Somaliya ay yeelatay iyo sidoo kale ku guulaysiga dastuur u gaar ah puntland si toos ahna loo ansixiyay ka dib ayuu madaxweynuhu sheegay in maanta ay ku dhawaaqayaan xisbi ama urur ka kooban 209 xubin oo ay yeelanayso xukuumada Puntland ee uu hogaamiyo Dr faroole.

Madaxweynaha ayaa sheegay In ururkan lagu magacaabo HORSEED halku dhigiisuna yahay Nabad Hurumar iyo Midnimo Calaamadiisuna tahay Geedka Gobka ah Halka Midabka Calankiisuna yahay Cadaan iyo Cagaar waxa uuna madaxweynuhu sheegay in ururkan uu cid walba u faran yahay inta badanah ay ku midaysanyiin Labada Gole Ee puntland isagoo sheegay Madaxweynuhu in Muwaadiniinta kalena ay ku dayan doonaan ururkan ay ku dhawaaqeen oo dhankoodana ay muujin doonaan dadaal iyo hurumar dhanwalba leh oo ay ku tilaabsato Puntland, intii badalkeed lays mucaaradi lahaa oo laga shaqayn lahaa burbur iyo kala yaac aan dan ugu jirin umada Puntland sida uu yiri madaxweyne Faroole.

Warbixinada kale ee soo socda kaga boqo Xog dheeraad ah sawiro iyo weliba codad oo ay Raxan-Reeb kuu balanqaadayso.

Ibrahim Wadani

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't support a multiparty democracy in Somalia. I don't think that a clannish society is capable of separating their clan affiliation from their political ones. Look at Somaliland, their experiment with a multiparty system is turning into sub clan competition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Homunculus, I agree I am not big fan of democracy card because in reality the people are more aligned to clan. The 3 party system might working by bringing clans together but still the root of the issue will always be clan. People will vote for they're clan and whichever party they are in but at the same time there might be ppl who vote along political agendas but they will surely be in the minority.

 

But there is one key advantage to democracy in a Puntland context and that is the people will need to accept and not cause trouble when a government is elected because the majority have voted. So it can contribute to stabilizing puntland but as far as getting rid of clans is just an impossible task.

 

By the way I predicted the parties already. The first party will be based on horumar, peace, etc. The second party will be very militaristic and about securing puntland borders, stregthening security domestically, and have a strong puntland first and hamar second policy. The third party in my opinion will be most likely a swing party that has a bit of both the two main parties policies and will do a coalition with whoever pays them off.

 

But yeah the two main parties that will be in government in puntland will be either horseed party or the nationalistic puntland first party.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this