Sign in to follow this  
Saalax

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Carooday Wafdiga Laga Soo Celiyay Kismaayo Una Yeeray Saraakiisha Ugu

Recommended Posts

If these reports are true, and they seem to be consistent , the president lost this matter. I think he underestimates the resolve of the local clans and communities to see this admin come to fruition.

 

Clearly he is getting a bad counsel .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Apo, "Sacab Haddii aan Wax ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa" Haddii aan wax ku jirin maxaa Jubba initiative loo diidey markii dowladdu dhahday koox gaar ah ayaa maamulkaan wadata ee gobolka hallagu baahiyo laguna daray 8 xildhibaan oo Soomaali kala geddisan ka soo horjeeda. Kismaayo ma Axmed Madoobe iyo dhawr Xildhibaan oo Kenya Joogta ayaa ku amar-taaglaynaysa? Why Bay iyo Hiiraan dhib uga imaan waayey oo Jubbada Hoose Dhib uga yimid haddii aan meeshan dhib ka socon? Qorshahaan ma ahan mid Cusub, Shalay Azania ayuu ahaa waana la diidey maanta waa Jubbaland oo ay upgrade ku sameeyeen isla kooxdii soo hindistey... Aniga Xiin iyo kooxdiisa ee R/Wasaare u xanaaqsan ha iiga dhigin inay Jubbaland maamulkeeda dan ka leeyihiiin.

Maxaa dhuxusha loo rarayaa? Ma Xasan Sh. baa joojiyey? Waxaa lagu joojiyey qaraar Caalami ah oo ay cawaaqib xumo uga imaan karto dalka oo dhan. Maxaa loo diidey inay ergo aan hubaysnayn ee ay ku jiraan Af-hayeennada AMISOM loo diidey.

Odey baa hadda raba inuu Afhayeenka AMISOM ku tilmaamo wafti Jabuuti ka yimid. Waxani waa siyaasad. Ciddii maalayacnigaas akhrisanaysa halloo sheego, bahashan dadka loo dhigo Abwaan kuma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

meesha waxyaabo badan baa la isku qaldayaa. in dhuxusha dhoofinteeda la joojiyo dawladu waa ku saxan tahay. wafdiga la soo dirayna indhacade kuma jiro, hadii uu xataa ku jiro dhib ma leh nin iska socda. the bigger pictureka ayaa meesha laga fiiriyaa. waan in Jubaland la sameeyaa. madaxweynuhuna waa in xagal daaciska ka daayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duceysane, Thank for clarifying what I have been trying to....Madaxweynaha haddii laga dareemo Xagal-daacis oo ay ku caddaato waa xaq in la tilmaamaa, laakiin beenta meelahan lala wareegayo baan la yaabay iyo Indho-cadde iyo C/Qaasim baa wata...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not convinced that the president has a good intentions on Kismayo. Good news is he will not be effective.

 

As for charcoal, it is very simple proposition: there are already burnt, ready-to-export charcoal in the tunes of $30 million. IGAD, on behalf of Kisamyo merchants, is proposing cashing this money since the burning has already taken place. It is a question of efficiency, and correct course of action. No one is advocating the continuation of charcoal trade.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Kenyans Told the wafdi they cant guarantee their safety.i dont care the political play at hand lakin why people are ignoring the fact that the presidents clan the H-block also are also the local clans in kismayo?

 

Lets see how the raaskamboni ********`s attempt to sideline the locals will go,adeer meeshaan kismayo baa la yiraa ee mahan garowe ama afmadow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ducaysane, it is not that Jubbaland is at risk of being halted , but the point that is being made in these boards is larger than that. It is like this: if the post transitional president selected few months ago, is so fiercely opposed to the notion of federal states coming into being while in fact the very political framework his authority rests on is federalism, then the hopes of Somalis to move the country forward may be dashed---and sadly so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

apophis

 

Yet the refugees who escaped the 1974 famine and were settled by the Late Dictator in somalia are the locals while the Legitimate Clans who grazed in the land for hundreds of years are being pushed aside by some ********s hiding behind kenyan tanks? Time is on your side ,enjoy your own myth for a while.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Hassan Mohamud Calasow has already failed. Somehow Jubbaland ended up as his top prirority task as a president. Tolkaa been u sheegay, dude should focus on fixing the country. Xamar ka billow, Jowhar iyo kor soo same.. Barawe usoo noqo. Kismayo shouldn't be his focus now. Goobaale and Galgaduud folks are lying to the out-of-touch president. I welcome the deportation of the unwelcome delegation from Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa markay ugu fiicnayd jasiiradaas kiristofar kolonbos helay taariikh ahaan maraykanka iyo puntland'na way soo dhaweeyeen,inay fedaral muhiim ah noqoto madax weynuhuna wafdi balaaran oon visa wadan buu xamar kasoo diray,asagoo waliba wasiiradii nagu yareeyay

 

Axmed madoobe waa sheekh tolkiisa tujiya, hiiraale xajkuu aaday, indho cadena wafdi uu hogaaminayo yaa kismaayo maamul u samaynaya,arimahaas oo dhan markaad u fiirsato sow uma eka waraabihii cimaamada loo saaray oo hal dhalayso lagu amaanaystay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this