Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Sharif Ahmed-Temporary/Permanent Move to the U.S.

Recommended Posts

Plans are being prepared for former TFG head Sharif Ahmed to relocate to the U.S. in the future. He will probably have some affiliation with Boston University (don't have the specifics yet).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;884630 wrote:
Where did you hear this?

lol Che, madaxweynaha soo dhawee ninyahow naga daa sheekadee. Che, Soomaalidu waa cajiib ma is tiri. Kuwii Shalay Sharif Axmed ka harsan waayey waxay leeyihiin maanta waa nin fiican oo durbaba way u darsadeen. Anigu waxaan qabaa let him enjoy his retirement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool@Duceysane you might be saying that and aan kula kaftamee I might know why:D but let us ask Mooge and his camp, isagaa Xasan Sh. ka roonaa bay ku hayaan. Sharif wuxuu ahaa madaxweyne wanaagsan dadka laguma abaal dhaco. Khaladaad siyaasadeed wuu galay oo ay eedda badan leeyihiin la-taliyeyaashiisa laakiin nin rag ah buu ahaa, but I do not want him to come back. Calaf lama hor istaago welina wakhti baa u dhiman da' ahaan balse naftu meesha ay gaari lama oga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shariif waa raggeedii, siduu siyaasadda uga aamusay baan ka helay. Sidaas un haku wado markaas anigu waxba u qabsan maayo. Che, Soomaalida in la xukumaa waa arrin dhib badan ee ogoow. Qof ay rabaan ma jirto wax walbana muran bay ka keeni. I know badanaa xitaa haddii leader wanaagsanaado beesha ayuusan ammaan ka heleyn oo isku hareereynaysa. Ogow qofkana dacaayado badan ayaa laga fidiyaa, madaxweynihii cusbaa iyo R/Wasaarihiisii xitaa hadda waa fakan la' yhiin. Anigu Sharif waxaan ka mid ahaa dadkii rabey inuu tago haddana ma rabo inuu soo noqdo balse libtiisa uma diiddani. Sharif xilligii doorashadu soo dhawaatay beel waa lagu tilmaami karaa inay ku dhaweyd laakiin intii ka horreysey kolley anigu ma aamisani nin Soomaali ah oo xaafiiskiisa amase agagaarkiisa Soomaali badan oo kala geddisan lagu arko nama soo marin.

Ninkaan was Aala-Shiikh and they were a political group taas ayaa u sahashey inuu xoogaa qabyaaladda ka koro. Xasan Sh. inuu waddadaas raaci doono ayaa laga yaabaa but it is too early to say anything about our president now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;884645 wrote:
GalMudug maa gabadh ka siiyay Boston area.
:D

Tii Gaalkacyo miyaa halkaan loo soo xawilayaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan....I know nothing about President Xasan to say one way or another but I judge Sharif by his record which wasn't good. But you are right it's running Somalia and leading Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As I told SOL membership some weeks back, Sharif is heading to Boston. Hiiraan Online reported on it today:

 

Dhanka kale, warar ayaa sheegaya in madaxweynihii hore uu waxbarasho u aadi doono jaamacad ku taalla magaalada Boston ee dalka Mareykanka, halkaasoo sidoo kale uu ka jeedin doono khubad ku saabsan sidii uu hoggaanka ku qabtay iyo sidii uu xilka uga dagay.

 

http://www.hiiraan.com/news/2012/Nov/wararka_maanta17-19934.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

I guess he cant resist the lure of doughnuts and Starbucks coffee. Question is ...what will he be reading at uni?.. " The art of war by Godane"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this