Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Dr. Abdiweli(Gaas) discusses, politics education with Omar Samatar pupils PICS

Recommended Posts

IMG_0365.jpg]

 

Raysalwasaarihii hore ee Dowlada Soomaaliya Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho ku tagay qaar kamid ah xarumaha magaalada Gaalkacyo oo uu todobaadkan booqasho ku yimid.

 

Prof.Gaas ayaa maanta goobaha uu booqday waxaa kamid ahaa Dugsiga Cumar Samatar oo ah kan ugu weyn ee magaalada Gaalkacyo ku yaal halkaasi oo ay ardayda iskuulkaasi dhigata ay su’aalo ku weydiiyeen.

 

Prof.Gaas ayaa sidoo kale khalkaasi khudbad qiimo badan ugu soo jeediyey Ardayda ayagoo is dhaafsanayey su’aalo iyo jawaabo.

 

Halkan ka dhageyso Khudbadii Prof.Cabdiweli Cali Gaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_0340.jpg

 

Prof.Gaas oo horey usoo ahaan jiray Barre wax ka dhiga Jaamacad ku taal dalka Maraykanka ayaa asagu si gaar ah u xiiseeya dhanka Waxbarashada, waxaana laga dheehan karay khudbadii uu u jeediyey Ardayda sida uu ugala hadlayo waxbarashadooda iyo faa’iidada ay dalkooda u keeni karaan hadii ay wax bartaan oo ay dalkooda dhistaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhanka kale Prof.Gaas ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Issimada iyo Nabadoonada Gobalka Mudug oo uu maanta ku casumay Hotel Golden Plaza.

 

Raysalwasaarihii hore ayaa sheegay in uu xiligan booqasho ku yimid deegaanada Puntland oo uu kasoo jeedo isla markaana u yahay xildhibaan uga mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo, ayadoo la filayo inuu sidoo kale uu booqasho ku tago deegaanada kale ee kamid ah Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yunis;882378 wrote:
I hear Prof Gaas is poised to take Faroole's seat, maxaa warkaas ka jiro?

Faroole seat is a tough race, Abdiweli should not run for Puntland Presidency at this time. He should focus on helping the State develop its private sector and educational institutions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

General Duke;882379 wrote:
Faroole seat is a tough race..

what you saying here Duke, Faroole ku fiican midi midi ku taagta Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seems like Dr. Gas is taking the task of MP very seriously. I hope the rest will follow suit and go back to their local constituencies and address the needs of the people. Kudos to him. As far as running for PL's head, I don't think he wants it nor is it ideal for him. As Duke stated, he should focus on the tasks in front him as an MP and help his constituency.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

cadiweli is interested in grassroots bottom-up rebuilding. he is not interested in puntland presidency and its politics at the moment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this