Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali president names Abdi Farah Shirdon Saaid as new Prime Minister

Recommended Posts

Somalia   

I congratulate him, I have said in many thread that people who oppose him now are spoilers! We must all support him!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abtigiis;877431 wrote:
Saacid was among the first i predicted a month ago!

you are correct. his name was discussed here many times. just search for saacid and you will get many threads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Abtigiis;877431 wrote:
Saacid was among the first i predicted a month ago!

Among being the key word :D

 

How many others were there A&T?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Somalia if you want to see emberassing stuff then look no further then the other thread about the new pm. I'm just observing facts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taariikh nololeedkiisa

 

Cabdiqaadir Faarax Shirdoon wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor oo dhinaca dhaqaalaha ah.

Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay.

Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule.

Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam.

Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuul-daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum).

Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada.

Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Munaasabadda lagu magacaabay raysul wasaaraha cusub oo ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob-joog ahxildhibaanno, mas’uuliyiin iyo suxufiyiin badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Dabrow;877463 wrote:
Somalia if you want to see emberassing stuff then look no further then the other thread about the new pm. I'm just observing facts.

What I mean is that people are already saying he is controlled by his wife, you must ensure as a Gedonite/Gedonian not to make this happen. :D I will help you against this slanderous propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow oo daqiiqado kaliya naga xigaan bilaabaneysa xaflad ballaaran oo madaxweynaha Soomaaliya uu ku magacaabayo raysul wasaaraha cusub ee dalka iyadoo wariyaasha iyo marti sharaf kale ay haatan fadhiyaan hoolka shirarka ee xarunta Villa Soomaaliya.

 

Wariyaha Raxanreeb oo ku sugan madasha ayaa sheegaya inuu arkay nuqul ka mid ah wareegtada madaxweynaha oo uu ku qoran yahay in raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabayo “Cabdi Faarax Shirdoon” oo ku magacdheer Saacid.

 

Mid ka mid ah kalkaaliyaasha xafiiska madaxweynaha oo aan rabin in la magacaabo ayaa Raxanreeb u sheegay in wareegtadan ay tahay mida rasmiga ah ee madaxweynuhu ku magacaabayo wasiirka koowaad ee xukuumadda (inkastoo aan si rasmi ah weli loo shaacin).

 

Click

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAR DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqay Ra'iisul Wasaaraha cusub

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqado ka hor u magacaabay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Saacid Faarax Garaad, kaasoo si aad ah saacadihii u dambeeyay loo hadal hayay in xilkaas loo magacaabayo.

 

Munaasabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa Madaxweynaha waxaa uu kaga dhawaaqay in Ra'iisul Wasaare u magacaabay Saacid Faarax oo ah nin ganacsade ah.

 

Wararka ayaa sheegaya in Munaasabada oo wali socoto uu khudbad ka jeedin doono Ra'iisul Wasaaraha cusub oo ka soo jeeda Beesha *********, waxaana u dhaxda Haweeneyda caanka ah Caasha Xaaji Cilmi oo ah Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka, heysata bilada Nobel Peace Prize.

 

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya si codka kalsoonida ugu helo, kadibna ku soo dhiso Gole Wasiiro.

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe,

 

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharnews@gmail.com

jowharcom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Somalia;877468 wrote:
What I mean is that people are already saying he is controlled by his wife, you must ensure as a Gedonite/Gedonian not to make this happen.
:D
I will help you against this slanderous propaganda.

hahaha. help is on the way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this