Sign in to follow this  
Qaranki

Raxanreeb on the inaguration

Recommended Posts

Somalis can't organize any event , whether is wedding, inauguration or small party heck they can't even organize funeral .

 

" War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus."

 

 

 

 

Everyone wants to have a say !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

You could hardly apply the western standard to Somalia. Try organizing well while dodging IEDs and bullets. We are just coming off bloody conflict, and I am sure the foreign dignitaries would appreciate the effort of carrying that awful sofa, no ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;870774 wrote:
" War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus."

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaranki;870771 wrote:

 

Walahi this picture is both funny and shameful

 

DSC02212.jpg

Tan shalay ayaan ka qoray, waana tan:

 

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870407 wrote:
Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo
in front
of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas.

 

Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay
Caafi
caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed.

 

Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye.

 

Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan.

 

Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha.

 

Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono.

 

Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso.

 

All this happened the first half hour aan daawaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

The coach reminds me this story one guy told me that he has done a thriving and lucrative business while he was in Jedda, Saudi Arabia, where he roamed around the rich neighborhoods to spot a family replacing their furniture and he would load them and ship to Somalia. Guess who buys those, the richest families in Somalia.. Is it possible that that Sofa is one the ones the guy picked from in front of one of the villa in SA and then shipped to Somalia, then Sh. Shirif bought it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this