Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu. Leaders of Turkey, Sudan, Ethiopia, Kenya others arrive..

Recommended Posts

Tallaabo   

When the hordes of shameless MPs sprinted to the exit before the foreign digniteries left, all the foreigners were confused and terrified thinking there was a bomb in the building. There was a visible fear in the eyes of the Qatari foreign minister. Shame on the Somali MPs, they behaved like wild baboons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;870084 wrote:

 

The best speech so far by Ismail Omer Guelleh, emphasizing the solidarity that exist between the Somali people.

 

Heesta Calanka ayaa loo saaray Ismail Cumar Guelleh. Eventhough he is a dictator, he is a Somali dictator. So I guess he deserves it.

He is not a dictator and he spoke well ur right on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario you're right what I was referring to was the transfer of power between C/rashiid Cali Sharma'aarke and Aaden Cabdulle Cismaan.

 

Anyway it's quite odd that Djibouti helps with the protocol of transferring power as we were the first African nation who did a hand-over and transfer of power after an fairly contested election between the two described above.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Madaxweyneheeni hore shiekh Sharif shiekh ahmed iyo madaxweynaheena cusub hassan shiekh mohamud labaduba waxay jeediyeen khudbado dhaxalgal ah. Mashallah.

Somalia nabad, midnimo iyo horumar ayaan u rajaynaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia's road to recovery has begun. The end of the transition, new federal constitution, Parliment and elections inside Somalia is a testiment to the hardwork and dedication of a cabinet that overcame all obstacles.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maarodi   

Khadafi;870081 wrote:
We should send some protocal expert, It was a shame when the president finished and went away, the hordes of Mp:s tried to follow him out, the usal diplomatic protocol is to let the guests (foregin) presdents leave with somali president.

Yes, we really do need one. Nevertheless, the event went well :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apparently there were Kenya delegation ? If that is true, does that mean the president refused their request for who he should pick for the PM position and they are at odds with him? Interesting stuff .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;870061 wrote:
A great day for Somalia albeit protocol lets us down at times..

Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo in front of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas.

 

Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay Caafi caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed.

 

Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye.

 

Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan.

 

Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha.

 

Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono.

 

Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso.

 

All this happened the first half hour aan daawaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870407 wrote:
Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo
in front
of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas.

 

Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay
Caafi
caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed.

 

Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye.

 

Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan.

 

Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha.

 

Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono.

 

Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso.

 

All this happened the first half hour aan daawaday.

Waxaasoo dhan waxaa kasii darnaa dhamaadkii Xafladda, markii la dhahay waxaa baxaayo Madaxda martida ah, ayaa hal mar waxaa istaagay wixi xildhibaan iyo Soomaali kale oo meesha joogay oo hal mar iridda wada aaday, Madaxdi martida ahayd waxaa kasoo haray indho-taag iyo la yaab..

 

Markii uu Madaxweyne Xasan bilaabay khudbadiisa wuxuu u mahad celinayay madaxdii kasoo qeyb gashay, asigoo wata khudbadiisa ayaa gadaal looga soo qeyliyay, 3 qof codkooda aan maqlaayay oo dhahayso waxaa hilmaamtay ergayga Jaamacatul Carab ka socdo in aa magaciisa sheegto.. :D Khudbadii dhan ayay ka qaseen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this