Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Garoowe Puntland Demonstration in support of President Sheikh Mahmoud

Recommended Posts

Banaanbax lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya oo maanta Garowe ka dhacay.

Posted by Pi1 on September 11th, 2012

Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbaxay lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiekh Maxamuud oo xildhibaanada Baarlamaanku ay cod aqlabiyad ah ku doorteen habeenimadii xalay ahayd.

 

Banaanbaxa oo uu soo abaabulay Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe oo iskaashanaya ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne boolaal ah oo wata boorar kala duwan iyo Calamada Puntland iyo Soomaaliya islamarkaana ku dhawaaqaya Erayo soo dhaweyn ah oo ay ku soo dhaweynayaan Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya iyagoo ku matalaya dhamaan shucuubta reer puntland.

 

Banaanbaxan oo mudo saacado ah ka socday magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa dadweynuhu waxay socod ku mareen qaybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada iyo Wadada Laamiga ah waxayna si dhab ah u taageereen hanaanka isbadelka ah ee soomaaliya u ifay iyo horumarka doorashadan xalaasha ah ay soomaaliya u horseedi karto.

 

Banaanbaxani wuxuu yimid xilli Madexweynaha dawlada Puntland uu xalay u hambalyeeyay Madexweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya daqiiqado yar uun kadib markii guddoonka Baarlamaanku uu ku dhawaaqay in uu guulaystay, sidoo kalana uu maanta shir-saxaafadeed arrintan ku saabsan ku qabtay xarunta Madextooyada.

 

www.puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

you are still upset about Faroole ousting your beloved shariif ahmed. here is the letter Faroole sent to the MPs, the UN, AU, EU and the rest of the world.

 

HERE IS THE LETTER AGAIN .

 

Having noted renewed alliance among known failed politicians, Puntland reiterates its position and calls upon Federal Parliamentarians for a fresh start by electing a capable and trustworthy statesman candidate for the position of Somali President, followed by the nomination of a likewise candidate for Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

 

Therefore, Puntland warns strongly against electing politicians who have been tested and failed in the past to fulfill entrusted national tasks, in favor of personal gains and a record of inciting community hostilities and leading to further national fragmentation.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this