Sign in to follow this  
Dabrow

President candidate Farmaajo Speech

Recommended Posts

runtii waa ila fiicnayd lakin waxuu aad ugu daahay oo uu balaqaad badan siiyay xildhibaanada in uu lacag badan siin doono haday doortaan

waa laaluush taas mr chees

dumarka kalintooda ma so hadalqalqaadin mumul gobleedyada kama uusan hadlin iyo sida uu ula shaqayndoono waxaan maqlay waa ka soo horjeedaa wax layiraahdo federal waa in uu taas sii cadeey hada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oh god. this guy needs help.

 

farmaajo was never a great speaker but this one is just too much to bear walaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaarihii ka horeeyay Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa aheyd mid dhinacyo badan taabaneysay, ugu horeyn waxaa uu xusay in markii xilka loo magacaabayay uu qodobo
dhowr ah muhiimad saaray, Ammaanka, dareyleyka Ciidamada iyo la dagaalanka musuq maasuq, kuwaasoo uu xusay in dhamaan ka soo baxay.

 

Farmaajo ayaa sheegay in Madaxtooyada loo jira wax ka yar hal KM markii loo magacaabayay, isla markaana xabada wiiftada ay soo gaareysay, waxaa uu tilmaamay inuu ku guuleystay in
Taliyeyaasha Guutooyinka inuu siiyo
mushaar, isagoo
xusay in saddex safar uu dibada ugu baxay
, isla markaana uu joojiyay
diyaaradihii gaarka ahaa ee madaxda raacaan
qarashaadka badan ay uga baxaan diyaaradaha gaarka iyo
Hotelada
, waxaana uu tibaaxay in lacagahaas uu ku bixiyay mushaarka iyo daryeelka Ciidamada iyo Ciidamada naafada ahaa oo mushaar u bilaabay.

 

Waxaa uu sheegay in markii uu ka tanaasulay xilka Ra'iisul Wasaaraha uu qasnada
uga tagay lacag dhan 7-Milyan
.

He also added Mogadishu was fully liberated 8 days after his resignation which means kuxkuumadii TAYO that has jump-started started the whole liberation should be given the credit .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Farmaajo iyo habhabtiisa. Xildhibaannada amar iyo codsi isku jira ayaa warka loogu furay...."Waxaan idinka codsanayaa inaad hadalkayga si serious ah u dhegeysataan ku lehe" Awal meesha ma ciyaar-ciyaar baa taalley?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ You wonder if he has learned from his previous mistake of not knowing when not to demand. Too much demands was what brought him down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

I sense lot of haters on this topic. Within the whole presidential speeches, Farmaajo had the most influence on the parliament, where the parliament reacted with continously agreement with their claps during his speech several times compared to other presidential speeches. His work ethics and his genuine characteristics is what will make him win, not if he is 'af-tahan'. You choose people not by their romantic words but their action, characteristics, popularity and genuine promises that people can rely on. Farmaajo got all that. So those commenting negatively on this topic, I guees your not being genuine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

It was a better speach than both Sharif's and Cabdulwali's (though he needs to work on his skills a little).

 

By the way, why did Cabdulwali have to suffer all those guys trying to adjust his microphone while he read his one? Were they eager Puntlanders or cheeky members of his opposition? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Not sure what the "ahem" is supposed to mean there, Mooge. Give credit where it's due, saaxib. Farmaajo had some passion in his speech and did not just read from a paper like Sharif and your candadite. Of course, none of this will matter anyway (Samatar was better than everyone but I doubt he'll win).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ngong you are not serous ninyoow. nin ciyaar ku jara tahay. you lost all credibility on this one. go check the farmaajo video struggling to read and tell me if he reading from end to end was effective. lool.

 

abdiweli kept people on their feet. it was like listening to a touching story about past and future. this was most effective, organized and spoken speech. no hantaatac, wasting time,.

 

**mooge gets some tea at fadhikudirir seeing NGONG just lost all credibility on this one***

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this