Sign in to follow this  
Liibaan

Pics: KHaatumo State Political Traditional Leaders Meet In Mogadishu

Recommended Posts

Liibaan   

Prof. Cali Ciise Cabdi, Prof Cali Khaliif, Golaha Sare G10, Golaha Garaadada/Dhaqanka KHaatumo State, Golaha Madaxtooyada, Iyo Golaha Wasiirada Khaatumo State Oo Kulan Isku Yimi Waxaanu Diyaar U Nahay Waxqabadka Dalka Iyo Isu Keenista Umada Soomaaliyeed (Daawo Sawiro)

 

 

DSC013351.jpg

Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

 

DSC01325.jpg

 

Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

 

DSC01332.jpg

 

MadaxWeyne Abdunuur Biindhe Iyo Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur

 

DSC01340.jpg

Garaad Sulieman Garaad Mohamed

 

 

DSC01344.jpg

 

Gudoomiyaha Golaha Sare G10 Prof. Cali Ciise Cabdi

 

 

DSC01321.jpg

Garaad Sulieman Garaad Mohamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil

 

DSC01322.jpg

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha KHaatumo Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil

 

 

DSC01324.jpg

Wafuuda Maamul Gobolada KHaatumo State

 

 

Kulan balaaran oo qado sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyey prof .cali

ciise cabdi oo dhowaan la socday wafdigii madaxweyne shariif sheikh

axmed ee dhowaan soo gaaray muqdisho ayaa maanta waxaa wada yeeshay

golaha sare ee dhaqanka khaatumo state ,masuuliyiinta dowlad

goboleedka khaatumo ,xildhibaano dowlada Federaalka somalia ee kasoo

jeeda degaanada khaatumo state iyo weliba marti sharaf kale oo isla

deegaankaasi ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho

kulankan ayaa lagu gorfanayey waxqabadkii intii ay jirtay khaatumo

state iyo weliba sidii loo higsan lahaa horumarka nabada iyo midnimada

umada soomaaliyeed loogu jiro sidii ay u gaari lahayd iyo weliba xog

waran uu prof .cali ciise cabdi ugu waramayey labada gole ee khaatumo

state iyo mudanayaasha baarlamaanka somalia ee kasoo jeeda

deegaanadaasi

Md cali ciise cabdi oo ugu horayntii hadalka furay ayaa *****lka ka

qaaday inuu umada reer khaatumo ugu hambalyaynayo danta qaranka

soomaaliyeed sida ay ugu garab taagan yihiin islamarkaana isu keenka

midnimada ay hurmuudka u yihiin taasoo aan ahayn mid hada bilaabantay

ee ay tahay ayuu yiri mid soo jireen ah

sidoo kale Md cali ciise cabdi oo la weydiiyey imaatinka magaalada iyo

ujeedkiisa inuu ka qayb gali doono dowlada cusub ee somalia ayaa

carabka ku adkeeyey in midnimada horumarka nabadu ay tahay mid muqadas

ah islamarkaana uu dalka ugu soo laabtay waxqabadka dalka iyo dadka

soomaaliyeed

dhinaca kale Xildhibaan pro, cali khaliif galayr ayaa dhankiisa

kulanka ka hadalay isagoo xusay inuu aad ugu faraxsan yahay kulanka

quruxda badan islamarkaana ay soo dhoweynayaan cali ciise cabdi

dhamaantoodna ay diyaar u yihiin badbaadinta qaranka soomaaliyeed

Madaxweyne ku xigeenka khaatumo state c/nuur cilmi qaaje oo madasha

hadal kasoo jeediyey ayaa dhankiisa u mahad caliyey md cali ciise

cabdi islamarkaana carabaabay in tashiga khaatumo ay mar walba tahay

magaalada taariikhiga ah ee taleex islamarkaana uu soo dhoweynayo inay

talo wadaag talex iyo xaruntii aas aaska dowlad goboleedka khaatumo

state

Geba gebadii kulanka ayaa waxaa soo afmeeray garaad saleebaan garaad

maxamed oo sheegay inay sharaf weyn u tahay isu imaatinkoodani

islamarkaana ugu mahad celiyey md cali ciise cabdi isagoo shaaca ka

qaaday in kulanka uu yahay xog waraysi golayaasha khaatumo state waxii

ay qabteen intii ay jireen iyo weliba sidii la yeeli lahaa waxii

iminka ka dambeeya garaadka ayaa farta ku fiiqay in madasha wada

tashigu ay iyagu diyaarinayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Good to see khaatumo's leaders Madaxweyne Abdunuur Biindhe, Dr Cali Cise, Prof. Cali Khalif, Garaad Jama Garaad Ismail, Garaad Suleiman etc..Khaatumo guul bay gaadhay, ilaahow u siyaadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Qaxootiga khaatumo meel walba waa jooga qaar Hergaisa jooga, qaar garoowe jooga iyo qaar xamar jooga, toley dawladdii khaatumo ee tuulada taleex xaggee ku danbaysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

b-boy;864878 wrote:
DSC01331.jpg

 

WTH are they dining in hospital Medina:confused:

Khaatumo State is in intensive care unit in Madiina Hospital, kolkaa way soo booqdeen xaaladeeda.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

CIqdiga iyo xaasidnimada dadka qaarkii ku jirtaan la yaabaa,,,,, dadkaa aayahooda ka tashan xitaa amaan ka helimaayaan war illayn anagaa yaab aragnay.,,,,, good to see KHaatumo counins dealing with their own issues in a place where labada jabhadood aanay wax interference ah ku samayn karayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, repulsive statement on your part. Your loathing had become quite obvious of late. You do know that those you hate are the same family as Khatumo supporters?: D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Daqane;864956 wrote:
It just seems you guys dont respect them as family members..

Take a hike, you think we hate our own family, we have family from Sool who are our own blood.. The door is that way. -->

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this