Sign in to follow this  
Mooge

Breaking News: Great Saado Cali is a Somali MP thanks to Puntland

Recommended Posts

A_Khadar   

Somalia;858542 wrote:
"H" card kulahaa, many of you online cuqdad baa ku seexataan oona ku soo kacdaan, war yaa wax kugu faliya, it looks like we did more for the people than you did, look at the appointments, you would have picked a few sii socod soo socod as usual, look how Xaglatoosiye left your camp.

 

And what "WAR" is still going on, am I the one who is occupying your "capital", war wax isku fal, I actually pity you.

Sida dhoocilahaad u hadlaysaa.. Adeer rag baa wada hadlaaye bal xagee uga baydh..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

A_Khadar;858564 wrote:
Sida dhoocilahaad u hadlaysaa.. Adeer rag baa wada hadlaaye bal xagee uga baydh..

Expected after losing a simple point, beautiful response, sums you up really doesn't it? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

LasAnod.com

 

Mahiga oo Ka Aqbalay Faroole Bililiqadii Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo State of Somalia

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa ka socda magaalada Muqdisho xaflad lagu dhaarinayo xubnaha Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, xafladan dhaarta oo lagu qabtay barxad ku taal garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Waxaana halkaas kasoo xaadiray dhamaan xildhibaanadii barlamaanka ee la soo xulay badankodii si loo dhaariyo.

 

Wararka nagasoo gaadhaya goobtaas dhaarintu ka dhacday ayaa noo xaqiijiyey in liiska xildhibaanda cusub lagu daray saddex magac oo ka baxsan magacyadii ay gudbiyeen madaxa dhaqanka khaatumo state ee ku sugan Muqdisho.

Sadexdan xubnood oo magacyadooda oo laga xaadiriyey garoonka Muqdisho ayaan midkoodna joogin goobta si loo dhaariyo.

waxay cadaysay in Faroole ku guulaystay codsigiisii Nairobi ee ahaa in Garoowe lagasoo magacaabo saddex kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka ee reer Khaatumo.

 

Magacayada Xildhibaanada Ay Magacaabeen Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Waa Kuwan:

1. Dr. Cali Khaliif Gallaydh [KHaatumo State]

 

2. Xaaji Cabdi Maxamed Cali [KHaatumo State]

 

3. Cabdiwaaxid Cabdillaahi Jaamac [KHaatumo State]

 

4. Cabdi Cabdillaahi Maxamed [KHaatumo State]

 

5. Siyaad Maxamuud Shire [KHaatumo State]

 

 

Golaha Sare Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Of Somalia:

 

1. Garad Jama Garad Cali [KHaatumo State]

2. Garad Suleiman Garad Mohamed [KHaatumo State]

3. Garad Jama Garad Ismail [KHaatumo State]

4. Garad Abdullahi Garad Soofe [KHaatumo State]

5. Suldaan Said Osman Ali [KHaatumo State]

6. Garad Abshir Salah Mohamed [KHaatumo State]

7. Ugaas Abdullahi Isse Nur [KHaatumo State]

8. Garad Ali Buraale Hassan [KHaatumo State]

9. Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed [KHaatumo State]

10. Garad Mohamed Osman Mashgare [KHaatumo State]

11. Garad Suleiman Buraale [KHaatumo State]

12. Garad Farah Mohamed Ali [KHaatumo State]

 

 

 

_______

Magacyada xubnaha Faroole magacaabay:

1. Saado Cali Warsame

2. Cabdillahi Xasan Dhooble

3. C/risaaq Maxamed Yuusuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Somalia;858566 wrote:
Expected after losing a simple point, beautiful response, sums you up really doesn't it?
:)

Waan kuu sheegey again it's not time for quarter pounder time..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa kale oo xusid mudan in fanaanad weyn ee qaranka Saado Cali Warsame ay ka mid noqtay xubnaha cusub ee barlamanka soomaliyeed ....................

 

Whats amazing is A/Khadar & Liibaan are pissed off while still showing respect for Saado and Dhooble. Walahi Faroole has got them in a bind..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

'Liibaan';858568 wrote:

LasAnod.com

 

Mahiga oo Ka Aqbalay Faroole Bililiqadii Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo State of Somalia

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa ka socda magaalada Muqdisho xaflad lagu dhaarinayo xubnaha Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, xafladan dhaarta*oo lagu qabtay barxad ku taal garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Waxaana halkaas kasoo xaadiray dhamaan xildhibaanadii barlamaanka*ee la soo xulay badankodii si loo dhaariyo.

 

Wararka nagasoo gaadhaya goobtaas dhaarintu ka dhacday ayaa noo xaqiijiyey in liiska xildhibaanda cusub lagu daray saddex magac oo ka baxsan magacyadii ay gudbiyeen madaxa dhaqanka khaatumo state ee ku sugan Muqdisho.

Sadexdan xubnood oo magacyadooda oo laga xaadiriyey garoonka Muqdisho ayaan midkoodna joogin goobta si loo dhaariyo.

waxay cadaysay*in Faroole ku guulaystay codsigiisii Nairobi ee ahaa in Garoowe lagasoo magacaabo saddex kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka ee reer Khaatumo.

 

Magacayada Xildhibaanada Ay Magacaabeen Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Waa Kuwan:

1. Dr. Cali Khaliif Gallaydh [KHaatumo State]

 

2. Xaaji Cabdi Maxamed Cali [KHaatumo State]

 

3. Cabdiwaaxid Cabdillaahi Jaamac [KHaatumo State]

 

4. Cabdi Cabdillaahi Maxamed [KHaatumo State]

 

5. Siyaad Maxamuud Shire [KHaatumo State]

 

 

Golaha Sare Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Of Somalia:

 

1. Garad Jama Garad Cali [KHaatumo State]

2. Garad Suleiman Garad Mohamed [KHaatumo State]

3. Garad Jama Garad Ismail [KHaatumo State]

4. Garad Abdullahi Garad Soofe [KHaatumo State]

5. Suldaan Said Osman Ali [KHaatumo State]

6. Garad Abshir Salah Mohamed [KHaatumo State]

7. Ugaas Abdullahi Isse Nur [KHaatumo State]

8. Garad Ali Buraale Hassan [KHaatumo State]

9. Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed [KHaatumo State]

10. Garad Mohamed Osman Mashgare [KHaatumo State]

11. Garad Suleiman Buraale [KHaatumo State]

12. Garad Farah Mohamed Ali [KHaatumo State]

 

 

 

_______

Magacyada xubnaha Faroole magacaabay:

1. Saado Cali Warsame

2. Cabdillahi Xasan Dhooble

3. C/risaaq Maxamed Yuusuf

 

 

In 7 months, KHaatumo traditional elders succeeded to select 5 of the 8 KHaatumo MPs. In 2015, we expect KHaatumo people and elders to select all their representatives in Somali Parliement. KHaatumo people blame Mahiga for giving 3 KHaatumo Parliamentarian seats to Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

A_Khadar;858572 wrote:
Waan kuu sheegey again it's not time for quarter pounder time..

LOL THAT DOESN'T EVEN MAKE SENSE! What the hell is the matter with you, are you ok, mate? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';858580 wrote:
In 7 months, KHaatumo traditional elders succeeded to select 5 of the 8 KHaatumo MPs. In 2015, we expect KHaatumo people and elders to select all their representatives in Somali Parliement. KHaatumo people blame Mahiga for giving 3 KHaatumo Parliamentarian seats to Faroole.

is that the whole propose Khatumo was created? where is the so called "liberation of LA"?

 

no wonder alot of observers believed the whole thing was set up to climb into government positions. All your elders, politicians, G5,G10, G99, are in Mogadishu chasing positions while they can't put foot in LA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lol@ G99. laascanooda aad ka hadlaysa waa maxay moonlight. waar laascanood waxay u xirantahay galeyr sub clan iyagaan haysta oo ka taliya galeyr na ma doonayo in la taabto qoyskisa hoose. miyaad walatay ninyow? loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1 let us continue the rational discussion. Stop attacking Khatumo supporters. Khaatumo, Soomaalida kale waxba kama duwana. Gabdhihii baa la iska rabaa in la soo dhamaystiro. Ma maqasheen in ragga qaar dib loo celin doono? Weliba dad siyaasiyiin muuqda ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Good, so markaa in la celiyo Xasan oo Sureer la keeno soo ma habboona? Xuseen iyo C/Weli iyagana waa in la celiyaa soo maahan oo gabar la keenaa?":D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this