Sign in to follow this  
Mooge

Galgala News: Xaglatoosiye oo baneeyey wadadii uu garan waayey Galeyr

Recommended Posts

Mooge   

Galgala News

 

Xagla-Toosiye oo Baneeyay Wadadii uu Garan Waayay Cali Khaliif +Sawiro

 

Buuhoodle GalGalanews) Ciidamadii maamulka Somaliland ee in dhowaalle joogay deegaanada Maygaagle iyo Sooljoogto ee gobolka Cayn ayaa si guud isaga baxay deegaanadaasi oo ay joogeen tan iyo markii uu biloowday dagaalkii dhexmaray ciidamada Somaliland iyo shacabka magaalada Buuhoodle. Talaabadan waxaa ay ka dambaysay kadib markii heshiis uu dhexmaray hogaamiyihii hore ee Khaatumo Dr Saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye iyo masuuliyiinta maamulka Somaliland. Heshiiska dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa ka mid ahaa ka bixitaanka deegaanada ay ciidamada Somaliland xoogga ku joogeen ee dhulalka u dhow magaalada Buuhoodle iyo siidaynta maxaabiis dagaal oo ay Somaliland ka qabsatay shacabkii ay la dagaashay ee reer Buuhoodle. Waxgaradka Buuhoodle oo shalay siweyn ugu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye iyo maxaabiista Somaliland ay haysay oo soo gaaray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Dr xaglatoosiye ayaa saxaafadda ugu sheegay Buuhoodle in loo baahanyahay nabadda in laga shaqeeyo, islamarkaana laga fogaado waxkastoo dhibaato ku keeni kara nabadgalyada ka jirta gobolka Cayn. Dariiqa Nabada ee uu Jeexay Xagla-Toosiye waxay Tahay mid uu Horay u Baal Maray Cali Khaliif Galaydh oo Ahaa Ninkii Abuuray Kooxda Kaatumo ee wakhtigan Fashilka Afka u Saaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ Adiga Xanuun Galeydh ladhahaa kugu dhacay... You have no idea the feeling of Buhodle people after they found these reports and images: Xaglo is lost man and people are aware of his motivates and the agenda of successionists.

 

Disturbing images

 

People slaughtered by SNM militia in Sool-Joogto and didn't burry..Their remains were found after they vacated.

 

93.jpg

62.jpg

54.jpg

75.jpg

44.jpg

35.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

A_Khadar;857100 wrote:
^ Xaglo is lost man and people are aware of his motivates and the agenda of successionists.

if people are aware he is lost why is the whole city welcoming him. stop being a stooge of galeyr ninyow and for one minute show common sense. xaglo succeeded in moving snm thugs out of occupied land so reer buhodle can burry their dead which they couldn't do in the past. shekoyinka wadin ciyalkiina cidna ka akhrisan mayso e talo kale ken ninyow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Can you write one line without Galeydh? You're suffering from Galeydhopia. How naïve are you for thinking Xaglo’s meeting with Siiranyo was just the whole reason for SNM's evacuation. Come back man with some sense. This move was expected and they were looking for an exit strategy for quiet sometimes. If you recall their recent tries with Camey and recently with some Odayo in Buhodle. When they realized they won’t be no talk until they move, they finally did. Neither Xaglo's meeting nor anyone else's caused their move but the people who fought and refused the thugs to sleep in peace near their homes.

I know why you all the sudden became xaglo's cheerleader but keep going if it helps your days..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nudawn   

Mooge is a faroolian leave him alone. Mooge focus on vomiting more pro Abdiweli news in the forum and less about stuff u know little about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

galeyr supporters never make sense. loool. so now xaglatosiye has agenda to harm his own people but your close uncle galeyr is saving them. looool. no matter how galayr project supporters spin this, xaglo's is the most popular man in buuhodle region and brought the greatest peace achievement since 1992.

 

nudawn, forumka nacnacda ka daa walaaleey. don't be a troll.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys guys xaglatoosiye is working on peace in the region which is a very good thing. And the professor cali khalif galaydh is securing the interest of the khatumutes in xamar. The professor is a hard working man and he deserves credit for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this