Sign in to follow this  
Abwaan

Is Prof Samatar gaining momentum here? Interesting development on the Somali Presidential Campaign

Recommended Posts

Abwaan   

Ilaa 13-Musharax oo Muqdisho uga dhawaaqay Isbaheysi ay ugu magac dareen Bahwadaagta qaran ee isbedel doonka

 

Ilaa 13-musharax oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ku dhawaaqeen Isbaheysi ay ugu magac dareen Isbaheysiga Bahwadaagta qaran ee Isbedel doonka ah, iyadoo la filayo in Musharaxiinta ay iska soo doortaan Hal musharax, si uu ugu tartamo xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

 

War saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in go'aankan ay qaateen markii ay arkeen inay socdaan qaab ka duwan sidii hore ay u fikireen, isla markaana ay keentay in isbaheysigan ay dhistaan sida ay hadalka u dhigay.

 

"Waxaan isku raacnay in xaalada dadka Soomaaliyeed uu ku jiraan ay tahay mid musiibo ah oo halis gelinaysa jiritaanka ummadda, sida nabadaglyo la'aan, gaajo, kala qaybsanaan, cuduro, shaqo xad-dhaaftay, daacad la'aan, karti xumo, qab-jab iyo inaysan jirin hiigsi qaran"ayaa lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay Musharaxiintan gaareysa 13-ka xubnood.

 

Sidoo kale waxaa ay sheegeen inay muhiim tahay in dalka uu ka dhaco Isbedel siyaasadeed iyo mid hogaaneed, isla markaana hal musharax ah uga qeyb geli doonaan, inkastoo aanay soo bandhigin magaca musharaxa uga qeyb galaya.

 

Musharaxiintan soo saaray war saxaafadeedka ayaa waxaa ka mid ahaa Hasan Sheekh Maxamuud, Axmed Ismaaciil Samatay, C/raxmaan C/shakuur, Xaaji Maxamed Yaasiin, Xuseen Khaliif Jaamac, Xaaji Maxamed Yaasiin, Cumar Salaad Cilmi, Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere, Axmed Muumin Warfa, C/raxmaan Macalin Sharaf, Maxamed Nuur Galaal, Abdi Faarah Shirdoon, Yaasiin Maaxi Macalin, Abdukadir Xaashi Cali Fiish.

 

musharaxinta_isbaheys_1.jpg

 

 

musharaxinta_isbaheys_2.jpg

 

http://jowhar.com/news.php?readmore=1932

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is dangerous for abdiweli now. I will find more information. i don't know if people like abdishakur will endorse him because abdishakur wants presidency bad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, the competition between him and Sharif baa Abdiweli u dhammeeyey? Do you think in Sharif Xassan la dhayalsan karo if and if talada Soomaalida gudaheeda inuu ka soo dhexbaxo madaxweyne and no other intervention ay dhacdo?:D Anigu Shariif Xasan aad baan uga cabsi qabaa and in my view Somalia will be for sale if he wins.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

shariif xasan is likely because he is the only man who has 100% of his clan which is 1 out of 4.5. nobody else has 100% of their clan behind him. but that is old danger. the new danger is if samatar gets support of all these 13 presidential candidates.

 

this is getting hot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

It's the content that matters not the puppets. As long as one agree on a common vision and program for Somalia, it matters little which individual or which clan he is from.

 

That's the diffrence between Hiilqaran and those that only seek positions for themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abwaan, it seems you and I must somehow find a way to increase our support for Dr Bashir Nur Bidaar in the face of such populism of some candidates, the rumoured warchests of other candidates, and now political confederations being formed. :lol:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Abwaan - Stop spinning as if this is an alliance that can offset those two Shariif’s chances. These are 13 cash- strapped, candidates staying at the same hotel in Xamar, who can’t agree anything more than a joint press release to stay relevant.

 

The real political tsunami will occur if the likes of Samatar, Farmaajo, A-wali among other Diaspora candidates form a unified front led by whomever. This could be called a real ‘Isbadal doon’, and will surely propel the country back on its feet towards political stability and gain mass support in all of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaaa lilaahi waa inna ileeyhi raajicuun isbaaheysigaan markan maqlay waxaan is dhahay waa arrin wanaagsan, laakin magacyada qaar markaan arkay waan naxay walahi bilahi aan ka bilaabo ''Soo ma hoyde'' kii badda gadi rabay, Galaal,Gacmodheere, sedexdaan musharax dadkiinaan waa taqaantiin gaar ahaan Abwaan sii fiican ayaad uu garanee marka taariikhdooda looma baahno in la sheegsheego.

 

Laakin musharaxa Yaasiin Maaxi Macalin oo sweden ka tagay yaa garanayaa? Hadaba anaa idiin sheegaayo wuxuu yahay horta aan idin ku bilaabo ninkaan inaan idin sheego inaan nahay ehel aad aan isugu dhow nahay, ninkaan dowladda sweden millions ayuu ku dhacay baarnamijyo been been uu wadaa, aniga ayuuba rabay inaan barnaamij isla sameeyno oo aan lacag ka dhacno dowladda sweden. marka uma maleynaayo hadii la doorto which is very unlikely ineysan daqiiqad ku qaadan laheyn inuu soomaliyaa dhan beeciyo walahi bilahi im 100%.

 

 

170.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Oba, I know most of them was maalayacni. Xassan Sh. Maxamed, Samatar, Khaliif Xuseen, Warfaa iyo Maxamed Yasiin ayaa ah dad loo qaateen ah laakiin Mr. Fish, Maaxi iyo kuwa kaleba sida C/Raxmaan Dheere, Gacmodheere, Cumar Salaad iyo Galaalba meesha waxba kuma hayaan. The whole reason aan u soo xusay mawduucaan wuxuu ahaa anigoo sidaan Cinwaanka uga dhigayba isleh Samatar baa meesha isku haya. Markii aan waraystay dad aan isleeyahay wax bay kala socdaan arrimahaan waxay igu dheheen sida ay halkan ku sheegeen Xiin iyo Yunis, kuwaan ma ahan xitaa kuwo isku tanaasulaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this