Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed angry frustrated because he won't get his way.... It's not 2009 mate

Recommended Posts

Madaxweynaha Soomaliaya oo shirkii Road-mapka iskaga baxey.

Published on August 5th, 2012

Next

Prev

Madaxweynaha Soomaaliya shariif sheikh Axmed ayaa maanta ka baxey shirkii saxiixayaasha khariidada Road-mapka uga socdey magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

 

Madaxweynaha ayaa u duulay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu guuleysan waayey dadaalo lagu soo celinayo oo uu waday ergayga qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustin Mahiga.

Ilo ku dhow shirka oo ay horseedmedia xiriiro kala duwan la sameysay ayaa sheegeya in khilaafku uu ka dhashey gudiga soo xulitaanka baarlamaanka cusub iyo qofka u matalaya ururka Ahlu sunna ee Road-mapka.

 

Sidoo kale waxaa kaloo jira in madaxweynuhu uu dalbadey in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka lakala diro iyadoo ay ka diideen xubnaha kale ee saxiixayaasha khariidada Nabada.

 

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan Sheikh Aaden iyo Mahiga ayaa isku dayey iney baajiyaan madaxweynaha kadib kulan dheer oo ay kula kulmeen Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata.

Madaxdii kale ayuu shirkoodi si caadi ah uga socdaa goobtii ay ku shirayeen iyadoo ay ku adkeysteen inuu shirku sii socon doono.

 

Khilaafkan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa kadib markii shaley ay la kulantey xoghayaha arimaha dibada ee wadan Mareykan Hillary Clinton oo ku boorisey in dadaalka halkaasi laga sii wado.

 

Horseed media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kale waxaa kaloo jira in madaxweynuhu uu dalbadey in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka lakala diro iyadoo ay ka diideen xubnaha kale ee saxiixayaasha khariidada Nabada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waa wareey adeer Mahiga is just playing them cards well, and stakeholders must have had his panties in a bunch, we knew this meeting would be the last indicator to the elections, we have 2 weeks of great political wrestling ahead of us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

You don't have to use laughter as a defence mechanism, it's ok to be worried, I am there with you!

 

Nairobi (RBC) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ku soo biiray xulufada Raysul wasaare C/weli Gaas oo ka mid ah musharixiinta tartanka madaxtinimada Soomaaliya kadib markii maanta kulan albaabada u xiran yihiin ay ku wada yeesheen labada nin magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool xulufadda gaas is constisting of his own subclan while shariif is supported by the khatumities, abdi rashid xiddigs people etc, aala sheikh is not easy to mess with :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;854701 wrote:
lool xulufadda gaas is constisting of his own subclan while shariif is supported by the khatumities, abdi rashid xiddigs people etc, aala sheikh is not easy to mess with
:D
:D

That's it? Khaatumites will have less than 10 MPs, maybe 8 :D:D:D

 

Getting parliamentary votes, I mean how do you think Abdullahi Yusuf got elected, we have 2 weeks of fun ahead of us, may the best man win :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

khatumo, jubbooyinka, sh/dhexe,banaadir,galgaduud even the minority group will vote for shariifka so far, your clan website even said sheikh shariif is moving fast while gaas is sleeping, true story bro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Khaatumo has 8. Jubboyinka is different, it's diverse, there's a heavyweight group for him and one against him there. Sh/Dhexe is his home state, Banaadir is his home turf, Galguduud is diverse as well, for example the men who were recently appointed might vote for him, those are sub-sub two clans, but maybe not the rest.

 

The key will lie in the Central States which hate him, Jubboyinka and Sharif Hassan's turf. He will get probably get Somaliland as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

oba hiloowlow;854701 wrote:
lool xulufadda gaas is constisting of his own subclan while shariif is supported by the khatumities, abdi rashid xiddigs people etc, aala sheikh is not easy to mess with
:D
:D

I agree with you Oba , Aaala Sheikh are the most powerful political group in Somalia. Sheikh Shariif has the support of almost all Somali regions and clans, Mogadishu, KHaatumo, Hiiraan, Awdal, Galmudug, Gedo, Jubaland, Bay&Bakol, etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

You are talking out of your butts, especially regarding Jubboyinka, Bay&Bakool as well as Central Somalia. No one cares about Khaatumo, they have less MPs than any other group that calls itself a state. :D

 

We will see in 2 weeks, good luck. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Amaa kulli bacaad qoor-sagaaro lagu wada hayaa? Dheesha waa billaabatay....lol...Maanta madaxweyne Shariif baa xanaaqey, mar dhowna Faroole ayaa xigi doona iyo rag kale....Dheeshaan waa diyaarsan tahay markii aan dhihi jirey waa la ila yaabi jirey. Aaway Xiin iyo rag kaleba? Weli maa aminsan tihiin inuu Shariif soo noqonayo? :D I only hope dad badani waxay beeryahan qorayeen inay xasuustaan.

 

Amayba Baarlamaan xuloow iyo saxiixayaal qaar halla saaro ka weyn tahay sheekadu oo wax kale oo aanan hadda arkeyn hoosta ka jiraan?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this