Sign in to follow this  
MoonLight1

Breaking news: Maareeyihii Muqdisho Airport oo la dilay.

Recommended Posts

Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la diley.

 

Labo dhalinyaro ah oo Bastoolado ku hubeysan ayaa Degamada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir ku diley Maareeyihii Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Ibraahim Iimaan Xalane, iyagoo goobta ka baxsaday kooxihii ka dambeeyay dilka.

 

Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir C/laahi Ibraahim Sahal ayaa sheegey in labada dhalinyarada ah ee dilka geystey ay ka baxsadeen goobta ay ku dileen.

 

Wuxuu kaloo intaasi ku darey ay ku daba joogaan labadaasi dhalinyarada ah kadib baaritaano ay ciidamada amaanka ee degmada Xamarweyne ay ka sameeyeen aaga lagu diley marxuumka.

 

Marxuumka ayaa markii la dilayey waxaa uu kasoo baxey masjid kuyaala degmada Xamar weyne waxaana dilkiisa Cambaareeyey madaxda Dawlada KMG.

 

Kusimaha Raysal wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa cambaareeyey dilka maareeyaha Garoonka isagoo sheegey in ay laamaha amaanku ay wadaan baaritaano ku aadna dilka marxuumka.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just few days ago they assassinated the head engineer of Beledweyn airport.

 

 

Baladweyne:-Eng Cali Xaaji Shirwac Oo ah Eng-kii Dhisay Garoonka Diyaaradaha ee Baladweyne Oo La Dilay.

Baladweyne(Balkeena radio):- Wararkii ugu dambeeyay ee radio balkeena uu ka helayo magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysan ay ku dileen Xaafadda Yoobsan ee magaalada Baladweyne xilli uu ku sugnaa meel Bakhaar ah.

Wararku waxaa ay intaasi ku Darayaan Engineer Cali Xaaji Shirwac in ay dileen ugu yaraan 2 qof oo dhalinyaro ah islamarkaasina ku hubaysnaa Bastoolada oo isla markiiba goobta iskaga Cararay.

 

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo halkaasi baaritaano Deg Deg ah ka sameeyay ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku soo dhigeen ugu yaraan 500 oo dhalinyaro ah.

 

Eng Cali Xaaji Shirwac alle ha u naxariistee waxaa uu waday qorshe lagu dishayo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baladweyne, waxaana uu sidoo kale ahaa ninkii lahaa Naqshaddii Xilligii bari Samaadkii lagu Dhisay garoonka Ugaas Khaliif ee hadda lagu waday in Dib loo Dayactiro.

 

Sidoo kale Engineerku waxaa uu hormuud u ahaa koox aqoonyahano ah oo Mudooyinkii dambe waday la talin ay maamulka Gobolka Hiiraan kala talinayaan qaababka amniga lagu hagaajin karo.

 

Axmed Cali Kilwe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto the marxuum.

 

I noticed the description of these incidents is always the same whether the killing was in Mogadishu or anywhere else.

 

1. Two assassins

2. The killers used pistols

3. The victim was coming out of a mosque

4. killers run away on foot

 

There is absolutely no creativity at all in these killing and I am surprised the perpetrators are never chased, caught or even found later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

magaca ilaahay this is un-acceptable this week an ingineer got killed and the legend Marshaale and now maareyihii,rumours are saying Maki Xaaji is next. first i blame the Tfg for not doing a sh**t to amaanka, and second shacabka muqdisho oo dadkaan qarqarinaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

and our great friend Oba invited us there in December for Christmas SOLers gathering;) I don't know if you (LSK) will go but I will wait you guys in Nairobi.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;854484 wrote:
Ilaahay ha u naxariisto the marxuum.

 

I noticed the description of these incidents is always the same whether the killing was in Mogadishu or anywhere else.

 

1. Two assassins

2. The killers used pistols

3. The victim was coming out of a mosque

4. killers run away on foot

 

There is absolutely no creativity at all in these killing and I am surprised the perpetrators are never chased, caught or even found later.

You are right LST. What does that tell us? In my view whoever is in control, whether the government, regional admins cannot beat terrorists and secure the mosques. Those cowards target majority of their victims at mosques. It mostly happens outside the mosque, so sad. Car meelaha lagu qayilo dad ha lagu dilo. Bulshada inteedii ugu wanaagsanayd baa mar walba la dilayaa, yaab badanaa. Ilaah ha u naxariisto labada dhibbaneba, eheladoodana samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's all this corrupt goverment to blame. They hired moryaans off the streets to become ciidanka wadanka.

Once moryaan will be moryaan. How can they talk about chasing Alshabab when they have moryaans us national

army.

 

If this goverment was legit , they would start doing what real goverment would do by collecting illegal weapons.

They could save many lives by doing that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this