Sign in to follow this  
mahad yare

incest

Recommended Posts

Arin aad looga wada naxay ayaa ka dhacday Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxaana si aad uga naxay intii maqashay halka kuwii goob jooga ka ahaa moorar dilaaceyn.

 

Dhacdadaan ayaa maalinimadii shalay si aad usoo shaac baxday kadib markii ay kawar heleyn dadka dariska ah isla markaa kuwar geliyeen Ciidamada amaanka iyo eheleda dadka arintaani kudhacday.

 

Sida aad kadareemi kartid dhacdadaan waa mid aad u fool xun oo qof waliba oo damiir leh ka yaqyaqsanayo waana mid aan hore uga dhicin guud ahaan dalka somaliya iyo soomaalida dhexdoodaba..

 

Dhacdadaan ayaa kadhex dhacday Aabe Cumar iyo Gabadhiisa Safiyo waxaana lasheegay in safiyo iyo Aabaheyd kuwada noolayeen hal guri oo kuyaalo xaafada 18 October ee magaalada hargeysa waxaana lasheegay in safiyo Hooyadeed ay geeriyootay sanadii 1992 soona barbaariyay aabaheyd oo hal qol wada degnayeen.

 

Warbixintaan foosha xun aya sheegeyso in Oday cumar dib aan u guursan tani markii aay geeriyootay hooyada dhashay safiyo waxaana oo ku mashquulsanaa korinta iyo heer gaarsiinta gabadhiisa waxaana lasheegay in gabadhiisa ad u jecleyd Aabaheyd.

Yaan kugu daalin arintaan foosha xun oo ku kacay aabaha dhalay gabadha ayaa ah in Gabadha Safiyo Uur uqaaday aabaheed isla markaana aay aad u jeceshahay Aabaheyd dooneyso in aay dhasho cunuga yar ay caloosheyda kuwado .

 

Ehelada aabaha dhalay Safiyo aya sheegay in aad uga naxeen arinkaani ayadoo lasheegay in odaygii falkaani geestay oo u baxsaday dhanka Magaalada Boorame madaama Ciidamada amaanka iyo ehelediisa soo wajahday dhacdadaan.

Safiyo ayaa lasheegay in ladhigay xabsiga dhexe magaalada hargeysa waxaana tashi iyo kulamo ka leh Ehelada ay kasoo jeedaan qoyska sida ay kayeeli lahayeen balse Safiyo ayaa ku adkeysaneyso in nolosha la wadaagto aabaheyd dooneyso in ay dhasho Ubadka caloosha ugu sido Aabaheyd.

 

Arintaan foosha xun ayaa ka xog warantay maamo ehel wadaag yihin Oday Cumar waxeeyna sheegtay in arintaani ay noqotay mid si weyn uga naxeen Tolkiisa oo dhan wallow ay sheegtay in Odayga iyo Gabadha kuwada noolayeen hal qol marar badan la arkay odayga meelo xasaasi katabanaayo jirka gabadhiisa balse aan shaki dheer ka qaadin dariska iyo Ehelada gabadha.

 

Isku soo wada duubloo Falkaan foosha xun ee Hargeysa ka dhacay ayaa noqonaayo mid aan hore loogu arag gayiga Somalida wallow caalamka kadhacaan falal ceynkaan ah balse ay yihiin dad aan heesan Diinteyna qaaliga ah iyo dhaqankeena sharafta leh waxaana qeyb ka noqon doontaa dhacdooyinka Foosha xun ay kadhaco somalida dhex doodada..

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;844737 wrote:
Daaaa fuuuuq naga daa dee Mahad yare waxaani somali kama surtoowdee

Qiso Fool-Xun Oo Hargeysa Ka Dhacday(Gabar Aabaheed Jaceyl Ay U Qabto-Darteed Uur U-Qaaday)

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;844739 wrote:
^^

 

kings adeer naga daa dee

denial is not good for a society. the fact of the matter is that this freak engage incest with his daughter. :mad::mad::mad: ee calacal iga dhaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Why is she in jail? She is clearly victim of abuse? Have not they heard victims sympathising with their abusers before?

 

She should be released immediately and provided with help and comfort to care for the innocent child she caries

 

Oday Cumar should be dealt with swiftly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waxaan Waa Ku Tiri Ku Teen, Yaan Lagaa Dhaadhicin, Uffff At You Man, Why Would You Post Beentaan In SOL?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this