Sign in to follow this  
Che -Guevara

President Sharif to Run Again

Recommended Posts

Somalia   

Very interesting. This will be a cause of concern for some people but Sheikh Shariif has proven himself to be an amicable leader, he should continue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And Abdiweli wouldn't confirm or deny that he's running as well. But the ambitions of these men complicates the process and the post transitional period.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Shariif Oo Sheegay In Uu Taagan Yahay Xilka Madaxweynaha

 

Nairobi (RBC) Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in doonayo in isku soo taago markale xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo hadda dowladda uu hoggaamiyo ay u hartay wax ka yer labo bil.

 

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65840-President-Sharif-to-Run-Again

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sheekooy Sheeko!

 

Che -Guevara;844046 wrote:
And Abdiweli wouldn't confirm or deny that he's running as well. But the ambitions of these men complicates the process and the post transitional period.

Someone told me that he did that on Aljazeera TV interview yesterday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo dadaal ugu jira inuu mar kale qabto xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya

Jimco, June 22, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee dalka Soomaaliya, kaddib kulan uu xalay kula yeeshay Nairobi Somaalida halkaas ku nool, isagoo rajo ka muujiyay inuu xilka madaxnimo ee Soomaaliya ku guuleysan karo.

 

"Waxaan ugu shaqeyn doonaa Soomaaliya haddii ay shacabka Soomaaliyeed mar kale ii doortaan xilka," ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya oo intaas ku daray inuu yahay murashax xilka u taagan.

 

Xilliga dowladda KMG ah iyo xilliga madaxnimo ee Sheekh Shariif ayaa ku eg bisha Ogoosto ee sannadkan, xilligaas oo la qorsheynayo in Soomaaliya u gudbto dowlad joogto ayna ka gudubto dowladda KMG ah.

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo xilligan 47-jir ah ayaa waxaa xilka loo doortay 2009 xilligaas kaddib shir ka dhacay dalka Jabuuti oo isaga iyo xubnihii taageersanaa Isbahaysigii Asmara ay ku biireen dowladda KMG ah.

 

"Intii aan xilka madaxnenimo hayay waxaan go'aansaday inaan la dagaalamo argagaxisada, taasoo khatar weyn ku ah gobolka," ayuu yiri Sheekh Sharifi oo intaa raaciyay. "Waqtiga soo socda waxaan doonayaa inaan dalka dib u dhiso. waayo sharci la'aan ma ahan wax aan mustaqbalka doonayno."

 

Xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa waxaa u taagan murashaxiin fara badan oo doonaya inay xilkaas qabtaan, iyadoo mas'uuliyiinta dowladda ay iyaguna horay u sheegeen inay xilkaas u taagan yihiin markana ay tahay markii labaad.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Somalia's President post transition will be Shiekh Sharif because the backers of the road map want it that way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

He is a good runner, ran from Daynunay, from Xamar, from Kismayo, from Xadka Kenya!. Now where from and to he is running?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this