Sign in to follow this  
Aaliyyah

Wada hadaladii dawladda KMG ah iyo beesha *****

Recommended Posts

Aaliyyah   

beshaad u sacabinasid waa qabiil. Qabiil weeye waxa maanta reer buuhodle lugu dilayo oo dhulkooda lo dayn weyey. Marka qabiil necebkeeda haday run ka tahay beshaada ku boori in ay umada dhulkooda u dhafaan. Ma dhacaso in aad u sacabisid mamul qabiil ku saleesan marna iska dhigtid nin qabil neceb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

5 beelood oo waqooyiga dagta???? since when Las Canod folks and Las Qori Folks are considered 2clans and the entire 8 clans of the central clan is counted as 1 and4 Boorama clans are counted as 1, too loool what a people Afweyne loyalist are strange breed of humanity

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Since when can one-clan maamul ask for 50% of the money Somalia gains in foreign aid and ask for recognition at that. I would say that makes your folks strange breed of humanity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

majority rules edo in case you live in the moon, there are more kids that attend schools in Burco then there are population in Las Canood and Laas Qori , you are not even 15% of somaliland .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aadan Jugle;843964 wrote:
majority rules edo in case you live in the moon, there are more kids that attend schools in Burco then there are population in Las Canood and Laas Qori , you are not even 15% of somaliland .

 

It's all relative, the rulers in Hargeisa would be a minority if viewed from the perspective of the whole republic of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Wadahadalkii Dawladda Somalia iyo Somaliland Oo Soo Gabagaboobey iyo Qodobo Kasoo Baxay-

lasanod Online. Thursday, June 21, 2012

 

 

London,(lasanod Online)- Shirkii wadahadalka dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada London..

 

waxaana shirkani uu socday mudo labo maalmood ah.

 

Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dhowr ah oo ay isku afgarteen masuuliyiinta kala kala socday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.

 

C/samad Macalin Maxamuud Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaran ayaa sheegay in shirkan aan gabi’ahaanba anaan lagu soo hadal qaadin arrimaha Soomaaliland inay ka go’ayso Soomaaliya inteeda kale.

 

Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in qodobo muhiim ah ay ka soo baxeen gaba gabadii shirkan, wxaana qodobadaasi ka koobnaayeen:

 

1. In Wada hadalada dhex maraya Dawlada ku meel gaadhka ah iyo dawlada bedelaysa ta ku meel gaadhka ah iyo Somaliland in wadahadalkoodu uu ku qotomo qodobkii Lixaad ee ka soo baxay shirkii London, xubintiisii tobnaad laguna ayiday shirkii Stanbul.

 

2. Waxaa la isku afgartay baahida loo qabo in la yeesho gundhig guud, lagana hor tago wax kasta oo carqaladaynaya wada hadalada habka loogu qeexay qodobka sare.

 

3. In wada hadalka lasii wado, Madaxwene Shariif iyo Silaanyo ay kulmaan si ay ula socdaan una eegaan qaabka ay wada hadaladu u socdaan.

 

4. Waxaa loogu baaqay dunida inay sii wadaan inay marti galiyaan oo ay fududeeyaan wada hadalada, iyaga oo ku taageeraya khubaro dibadeed, oo waayo aragnimo u leh dhinaca sharciyada, dhaqaalaha iyo arrimaha amaanka la xidhiidha.

 

5. In labada dhinac ay is dhaafsadaan wixii waayo aragnimo ah, iyada oo si firfircoona loola shaqaynayo dunida, lana caawiyo dadweynaha labada dhinac, sidoo kalana dunida waxa loogu baaqay in ay sii kordhiyaan caawimada iyo taageeradooda.

 

6. In si wada jir ah loola dagaalamo budhcad badeeda, dambiyada badaha lagu galo iyada oo badda iyo dhulkaba lagula dagaalamayo, ganacsiga tuugada ah ee kaluunka iyo khayraadka badda, iyo sunta lagu daadiyo badaha Somaaliya.

 

7. Waxa la isku raacay in la soo afjaro xiliga dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

viii) and Re-iterated their support for ending the transition in Somalia..

 

kkkkkkkkkk, disaster for the seemingly runaway seccessionist ship;;;;;;;;;;;;;;;

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aadan Jugle;843964 wrote:
majority rules..... you are not even 15% of somaliland .

not even 1%. the whole thing put together is not even 30,000.You have to go,drive thru & see what they call towns(2 huts).:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

GaadhHaye;843971 wrote:
viii) and Re-iterated their support for ending the transition in Somalia..

 

kkkkkkkkkk, disaster for the
seemingly
runaway seccessionist ship;;;;;;;;;;;;;;;

.

 

what helping you stand & be somebody has to do with somaliland secession....you can neva swallow,eh...I know!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally Posted by Aadan Jugle

majority rules..... you are not even 15% of somaliland

burahadeer;843973 wrote:
not even 1%. the whole thing put together is not even 30,000.You have to go,drive thru & see what they call towns(2 huts).
:D

And less than half of that 1% (one town with 2 huts - if your numbers are correct) beat up your mighty SL army (Ciidankii Tolka)... Bal ku yar noqo xisaabtaa waxooga soo qurxi si ay isu qabto...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ maybe you beat ghosts.If you talking about buuhoodle,the gov't & your elders agreed army evacuate the village & relocated 2 miles out of town on 3 fronts.What uniformed army do inside little village of maximum 1000 people ,,,so you can cry genocide!

The army sits one to 2 mile ,so go & take on thm.

 

yee & what about Lascanod,the biggest city?

And why don't defend Tuka Raq when you even outnumber thm. Give me anotha story:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this