Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Dr. Baadiyow For President!

Recommended Posts

Abtigiis   

I aplogize dear Oba. I am just alerted that It is actually Maaddeey who is the chef de band of this diseased group. The same Maaddeey who pretends to be above clan and therefore for jihad! My sincere aplogies Dr. Oba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;843707 wrote:
Somalia, why do you prefer a candidate from those regions?

 

And does this mean you will support either Prof. Samater or Dr.Ali Khaliif Galeyr?

Though I prefer neither, it's clear the untested Samatar is a better choice. Based on recent developments I think it's time that it's done.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Musharaxa Dr. Abdurahman Macalin Abdullahi (Baadiyow) oo u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa war saxaafadeed Xafiiskiisa ka soo baxay looga hadlay xaalada adag ee dalka Soomaaliya marayo iyo xilliga kala guurka.

 

War saxaafadeedkan oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayuu Musharaxa uga hadlay sida looga gudbi karo xilliga kala guurka, isagoo cadeeyay in si wada jiro oo is faham iyo dareen qaranimo oo mideysan looga gudbi karo xilliga kala guurka ah.

 

Hadaba War saxaafadeedka ayaa u qornaa sida:-

 

 

Dalka Soomaaliya wuxuu marayaa marxalad adag iyo xilli kalaguura, taas oo looga gudbi karo wadajir, isfaham iyo dareen qarannimo oo mideysan.

 

Waxaa hadda lasoo gaaray xilligii la dhameystiri lahaa hawlaha muhiimka ah ee tubta geedi-socodka kala guurka,si looga miradhaliyo isbedel horseedi kara nabad waarta.

 

Waxaa soo ifbaxaaya maalmahan muranno cusub oo carqaladeyn kara taaba-gelinta qodobada isdaba-joogga ah ee lagu dhameystirayo hawlaha loogu gudbayo xilliga kumeelgaadhka. Waxaa markii ugu horeysay intii dawladda Somaaliyeed burburtay la so hadal qaaday muran ku saabsan waxyaabo aan dadka Somaaliyeed isku diidaneyn sida in caasimadda Soomaaliyeed tahay magaaladda Muqdisho.

 

Hadaba, ayadoo la dhawrayo midnimada qarank iyo wada jirka ummadda waxaan soo jeedineynaa qodobada soo socda:-

 

1. In odayaasha dhaqanka loo daayo gudashada waajibaadkooda shaqo.

 

2. In aan muran la gelin astaamaha midnimada qaranka sida CALANKA IYO CAASIMADA IWM.

 

3. In dib loo dhigo dhamaan qodobada is maandhaafka cusub dhaliyay sida qodobka 73aad oo qeexaya in la sameeyo Golle sare oo ka koobnaanaya (54) oday lagana soo xulli doono 18 ka gobol ee Soomaaliya ka koobnayd waqtigii ugu danbeeyey dawladii dhexe 1991.

 

4. In laga hor tago dhamaan waxkasta oo horseedi kara dib udhac waqtiga qabsoomida doorashooyinka iyo ka bixidda kumeel gaadhka dawladnimada.

 

Madaxa Warfaafinta

Abdullahi Abdi Muhammad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Poster, do you support Baadiyow? Explain

 

Do not post excerpts from his campaign website. Do not pretend to sell me the candidate, just an honest assessment of his candidacy.

 

Again, answer the following questions: Do you support him? If the answer is yes, Explain

 

And yes, I know you will start with, but he has Phd in Islamic Studies..and if you are going to bring up his Phd, you will have to explain to

me why a recent graduate, 2011, McGill University, Montreal Canada is qualified to be a president of anything?

 

List his ministerial porfolio.....just one, or any leadership post where he had or has a position of authority...and no, do not start with

Mogadishu University, my awoowe was on the board at one time if that counts but if he was alive today, he will tell you that he has as muchof a chance of being an astronaut as being the President of Somalia...and he will wink while telling you that.:D

 

 

 

go on, do tell us why you opened this thread....

 

 

My prediction:.....Badminton will get less than 10% of the votes....(He will not get passed the 1st round)

 

My guess is anywhere from 3%-6%....(all coming from Ali Mahdi supporters and/ or people oo laaluush siiyay)

 

Keep this thread alive as I want to come back in August.......(I cant wait to say I told you so)

 

 

 

 

Best Wishes,

 

LayZie G.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Layzie G abti macaane the reason why i support Baadiyow waxa waaye soomaliya wax badan ayuuu uu qabtay for example dadkii jaamacadda Muqdisho hirgeliyay buu ka mid ahaa, ururo badan oo ka shaqeeynaye caafimadda,waxbarashadda etctera xataa wuxuu ka shaqeeyay dib u heshisiinta umadda soomaliyeed oo shirka carte qeyb weyn ayuu ku lahaa asigoo guddiga dastuurka ku jiray. Tell me musharax asi la mid ah oo dibedda kaso tagay sidii dalka uu hagaajin lahaa in its worst days oo qabtay intii uu asi qabtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska ololaha doorashooyinka Murashax Dr. C/raxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa lagu taageeray hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ee xayiraadda lagu saaray dhoofka dhuxusha Soomaaliya looguna digay madaxda dowladda Soomaaliya.

 

Haddaba warsaxaafadeedka ayaa wuxuu u qornaa sidan:

 

1. Xaruntu waxay soo dhawaynaysaa cunna-qabataynta uu Madaxweyne Barack Hussein Obama saaray in laga ganacsado dhuxusha Soomaaliya loona iib geeyo wadanka dibaddiisa.

 

2. Waxaa kaloo aan garab taagan-nahay in la dardar-galiyo geedi-socodka kala guurka dalka.

 

3. Xarunta Dr. Baadiyow, waxay kaloo aad ugu faraxsan tahay in uu madaxweyne Obama dhiirri-galiyay inaysan xukunka kusoo noqon madaxda sarsare ee DKMG ah oo ku eedaysan musuqmaasuq iyo lunsi hanti Qaran.

 

4. Ugu danbayntii waxaan soo dhawaynaynaa warbixintii kasoo baxday Obama oo sheegaysa in Mareykanka uu kala shaqeyn doono Soomaaliya, dalalka gobolka iyo beesha caalamka sidii loo cabsi-gelin lahaa kuwa khatarta ku ah ammaanka, nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya.

 

Allaa Mahadleh

 

Xafiiska Warfaafinta ee Xarunta Ololaha Doorashada

Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyoow)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sax ma'aha. Wax dhib ahna ma keeneyso. Dhaqan walba sidooda magacyadooda u qortaan, xataa kuwa isirkooda ahayn. Reer Turkiga Maxamed 'Mehmet' ayee dhahaan. Reer Galbeedka Afrikana Maxamed 'Mamadou' iyo wax la mid ah ugu wacaan. Reer Malaysia iyagana 'Mohd' u qoraan marar badan. Dhib maleh waxaasoo dhan.

 

Qof aan Soomaali ahayna magaca Shirwac in uu Shirwac ugu qori lahaa afkuu ku hadlaayo qofkaas ma moodi tusaale ahaan.

 

Dhaqan badalka diidanahay, waana wuxuu ula jeedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waan kaftamayey MMA, Oba ayaan maagayey oon magaciisa inuu khalday u sheegayey. Waan kugu raacsanahay, wixii aad kartid baa lagu dhawaaqaa, magacyada in La Soomaaliyeeyo waa ok.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;852500 wrote:
Sax ma'aha. Wax dhib ahna ma keeneyso. Dhaqan walba sidooda magacyadooda u qortaan, xataa kuwa isirkooda ahayn. Reer Turkiga Maxamed 'Mehmet' ayee dhahaan. Reer Galbeedka Afrikana Maxamed 'Mamadou' iyo wax la mid ah ugu wacaan. Reer Malaysia iyagana 'Mohd' u qoraan marar badan. Dhib maleh waxaasoo dhan.

 

Qof aan Soomaali ahayna magaca Shirwac in uu Shirwac ugu qori lahaa afkuu ku hadlaayo qofkaas ma moodi tusaale ahaan.

 

Dhaqan badalka diidanahay, waana wuxuu ula jeedo.

Waan gartay Xaaji dhaqan bedelka in laga horjeesto waaye sababto ah ujeedoyin fog baa laga leeyahay oo siyaasadeed for example dad baa aaminsan oo magaca ilaahay ku dhaaranayo oo leh Ahlu beyt aan kasoo jeednaa lol, iyo Masaajidka oo kale markaad joogtid dad ba cigaal,khamiis iyo cimaadad wato midna sidii Khaliijka ayuu uu lebistay kan kalena sidii Lubnaan asaa lagu leeyahay waa Dhar Islaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this