Sign in to follow this  
oba hiloowlow

SOL Reunion In xamar this Christmas

Recommended Posts

Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;837904 wrote:
Soonka bisha dambe waaye, gaalada feestadoodana bisha toban iyo labaad waaye. See camal, Hilowloow, ma kuu baxoysaa caawa oo makugu jirtaa?
058.gif

 

Xamar dadka wey aadoyaan, laakiin laguma soo daahooyo, I don't know. Few days iyo few weeks lee la aadoyaa. Koley bilooyinkaan soo socdo qoysas badan aadaayo filaa.

lol MMA waa iga boobtay warkaan dhihi lahaa, Oba Chirsmass ku lahaa...Saaxiib Ciidda ma iska dhehdidoo?:D Teeda kale bal horta meeshu nabad la isku hubo ha noqoto waaba la tegi doonaa Insha Allaah.

 

Libaax-Sankataabte;837992 wrote:
Oba, I will accept the December 2013 invite Insha Allah. Let us give the Turkish initiatives 18 months to take hold. This is a short notice you are giving us awoowe.

Lol..LST waxaan filayaa wuxuu is leeyahay by then, SOL moderators arresting power inay Muqdisho ku yeeshaan dowladda waa laga qalqaalin karaa illeen iyagaa la socda doodaha meeshaan iyo siday u dhacaan, maadaama laga yaabo dadka qaar inay feer isku qaadaan markii la is arko...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooooooooooool................Cawaale....Maaddey is missing in Action. Horta xaggee ka baxayna? Sideey Alshabaab hawada uga sii baxayeen waaba la waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Oba - insha'allah.

 

Juxa , I might not be a local but definetly family[wink wink]..lol

 

Illahi nabad ha keeno, waan uu soconey xamar since I could remember.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOL conquest of Mogadishu is a toll order, its a must thing some time in the near future but its the timing that's the issue here as LST pointed out.

 

Reer SOL meesha waa in mar la iskugu tagaa sidii duufaan soo kacday aan Muqdisho qabsanaa oo soo waalnaa, kuwa Hip Hop iyo R&B heesana hore noogu soo kaxeeya sida rudy iyo Alphablondy lasameeyo three days festivals on the main stadium, reer Mogdishu hayaabaan oo dhahaan DAYUUSBARO wareersan aa yimid, obviously politics-ka waa ina laqasaa lasameeya a short lived SOL party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

I Am Coming Xamar 6 Years Later Hadduu Alle Nabad Igu Simo, And That Time I Need To Buy Guri Villa Aad U Weyn Insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

oba hiloowlow;838353 wrote:
waryaa Wyre Dhul banaan anaa haayo iga gado cariish,villa,jiingaad waxaa doontid dhiso lool

I Will, Xaafaddee Ku Yaalaa Sxb?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

wyre;838683 wrote:
I Will, Xaafaddee Ku Yaalaa Sxb?

Hadda dhul ha isku gadan, Oba xitaa ha ahaatee:D...ma akrin miyaa in labadii Kaalin Shidaal ee Lambar 4 ku taalley xitaa waa la xaraashayaa. Waxyaabaha loo baahan yahay in laga fekero oo isla markiiba ay ahayd in dowladdu ay xoogga saarto waa dhulalka iyo guryahay la kala dhacay. Every dowlad ignored this while creating wasiirrada Dalxiiska, tii Farmaajo iyo Cabdi-Weli ma hubo inay jagadaas jirto though...Yaab badanaa...Iyadoo meesha ugu badan ee dhulka la dhacay ee Xamar tahay ayaa haddana waxaa runtu tahay in meel kasta oo Soomaaliya ku taal dhul la kala dhacay..Xitaa Hargeysa oo dad lagu laayey bishii dhammaatay waan arkeyney. Arrintaan mid sahal ah ma ahan....Soomaaliduna dhul iyo xoolo-boobka weligeedba waa taqaanney in kastoo dagaallada sokeeye ka dib ay bahashu sii waalatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waa Runtaa Sxb, Balse Aniga 6 Years Later Baan Iri Weliba Haddii Nabad La Isku Hubo Dhalato :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this