Sign in to follow this  
OdaySomali

Somali Delegates to Istanbul Conference

Recommended Posts

Mario B   

Hoteladii ay xalay daganayeen ayaa laga waayay ku dhawaad 30-qof kuwas oo iskugu jira Odayaal, Bulshada Rayidka iyo Ganacsato la sheegay in lagu casuumay shirkaas.

Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

in ay ka midyihiind dadka la la yahay, ilaa 10-dumar ah, waxaana la sheegay in Ciidamada amaanka Turkiga ay heleen dadkaas Qaar ka mid ah Sawiradooda oo la dhigay Koontaroolada looga baxo Dalkaas.

 

Dhinaca kale Ciidamada bada Turkiga ayaa waxay Howlgaliyeen Doomaha dheereeya, si loo Helo dadkaas qaarkood oo la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay ka baxeen Turkiga, ayaga oo ku sii jeeda dalka Giriiga.

:eek: lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Although I know inay Soomaali ka suurtowdo arrintaan, haddana waxaad mooddaa in la degdegayo, shirkiiba ma dhammaan ee goormaa la weynayaa? Mise awalba rag soo tahriibay bay ahaayeen?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

Alaa Sheekh collecting all the money they need to keep Wesley Snipes in power. They need a lot of money to convince MP's to give him another 4 years of traveling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

He means President Sharif. Liban even if money was taken it would go to individual's pocket not a political group or office. I think that story is either fabricared or exaggerated by Faroole iyo asxaabtiisa, because of the goal that Aala-Shiikh group scored against them by arranging the civil society conference.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

Abwaan, we keep on hearing Alaa Sheekh this and that. Do they have some form of leadership? Besides Wesley Snipes. I am hearing, Abdikarim Jaamac, the guy Jaahwayne replaced. What do u think?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this