Sign in to follow this  
General Duke

Ali Khalif Galayr for Speaker of Parliament?

Recommended Posts

CaliKhaliifGalaydh-295x300.jpg

 

Ma dhab baa in Cali Khaliif oo kusoo jeedo dhanka Baarlamaanka Somalia?

 

May 31, 2012 | Filed under: Warka Maanta | Posted by: Ayaanle

 

 

Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa inoo dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL ay Leeyihiin Dowlada Federaalka Somaliya.

 

Warar Hoose oo aanu helay baa Tibaaxay inuu Shir Magaalada Muqdisho kula Galay Qaar ka mid ah Baarlamaanka Somaliya iyo waliba Duubab dhaqan ay weheliyaan Ganacsato isaga oo ka dalbaday inay ugu Hiiliyaan Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Somaliya Ka Horaysa tan Madaxwaynaha iyo Magcaabista Raisalwasaaraha Somaliya.

 

Beelaha Shanaad ee Saamiga Dowlada Somaliya ku leh ayuu shir dheer la qaatay kuwaasi oo ah Kuwa Haya Hogaanka Baarlamaanka Somaliya walow aan la aqoon inay ku Qanceen Doonid iyo Xusul duubka Cali Khaliif ee ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya.

 

Dhismihii Koox Siyaasadeedka Khaatumu ee Magaalada Taleex wuu ahaa mid markiiba Horay loo Saadaaliyay in Galaydh uu ku doonayo inuu Siyaasada Somaliya Kaga Qayb Galo Kooxda Huwan Magaca Khaatumo isaga oo Maalmahan ku Sugnaa Caasimada Somaliya ee Muqdisho.

 

Cali Khaliif Wuxuu Mud ahaa Raisalwasaarihii Xukuumadii aan si Wanaagsan u Hana Qaadin ee Carta taasi oo uu Madaxwayne ka ahaa Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan, sidoo kale Wasiir buu ahaa Wakhtigii Dowladii Jaalle Maxamed Siciid Barre in kastoo uu markii danbe la Goostay Maaliyad Fara badan oo loo Qoondeeyay Kobcinta Warshadaha Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have nothing against tolka, but i doubt galaydh will do his job this guy wuxuu dhacay lacagtii lagu talogalay warshadii mareerey not to mention what he did when he had the PM post, i would rather see Abdihakin fiqhi in that post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

General Duke;836903 wrote:
You don't know who Ali Khalif Galayr is?...
:D

I hear all the time about our politicians stealing left, right and centre but untill one is put on the dock and convicted then I assume they are innocent...yeah, call me naive, but we need to create a judicial system that leaves no one untouched!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

;) ;);) @The post and postor... Here we go again! Ali oo lunsaday lacagtii mareeray, mar horaa laga soo dabaka wareegay sheekadaan..

 

Is this from one of the faroole/p/l piecemouth websites?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this