Sign in to follow this  
xiinfaniin

Constiution Making Process in Xamar Progressing, PL Elders Begun Selection

Recommended Posts

'Ergada dastuurka tashigeeda ayaan u soo laabanay''

15 May 15, 2012 - 4:35:58 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Garowe International Airport ayaa maanta 15 May ,2012 waxa ka soo dagey abaare 12:00 duhurnimo isimadii Puntland uga qaybgalay shirka odayaasha dhaqanka Somaaliyeed ee Muqdisho.

 

Wasiiro ka tirsan xukuumada ,qaar kamida mudanayaasha barlamanka Puntland qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa siweyn ugu soo dhaweyey Garowe Isimada Puntland ee Muqdisho ka soo kicitimey saaka.

 

Aqalka Madaxtoyada Garowe ayaa madaxweyne kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ku qaabiley wafdigan,waxana halkaasi siwadajir ah loogula hadlay saxaafada oo goob-joog ahayd.

 

Isimadda Puntland ayaa afhayeenkooda Garaad Cadulaahi Cali Ciid halkaasi ka soo jeediyey warbixin ku saabsan safarkoodi Muqdisho ,ugu horeyna mahad balaaran u soo jeediyey madaxda DF Somalia ,ciidamada Amaanka iyo weliba hawlwadeenadii goobta ay deganaayeen.

 

Waxa uu sheegey in Muqdisho u tageen shirkii odayaash islamarkaasina haatan soo laabashadooda Garowe aysan salka ku hayn caro ama ka bixitaan shirka ah balse ay tahay inay dib talo iyo tashi ugu soo laabtaan bulshada ay matalayaan ee reer Puntland.

 

Waxa uu meesha ka saaray hadalo ka soo yeerey warbaahinta qaar ee ah inay Puntland ka baxdey shirkii Odayaasha ,isagoona ku adkeeyey in Puntland u taagan tahay maslaxa umadda Soomaliyeed.

 

Qabyo-qoraalka dastuurka DF Somalia ayuu tilmaamey inay ansixinayaan markii la qabyo –tiro islamarkaana lagu saleeyo nidaamka federaalka ah ee u qeexayo heshiishka geedi socodka nabada Somalia.

 

‘’Waxaan go’aansaney inaan kaaqadno kaalinta aan ku lahayn ergo qaybsiga aana dowladayada iyo dadkii na dirsadey tashi iyo tali la noqoneyno’’ ayuu yiri Garaad Cadulaahi Cali Ciid.

 

 

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Waxaan_u_soo_laabaney_tashiga_xulista_eragada_dastuurka.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites

As in talo dee nimanki sidaasay yidhaheen maxaynu yeelna federalismki loo socday iyo qodobadi aynu rabnay waxba laga ma so qaadin lets wait till faroole comes back from india and his weekend shoppings.

 

Car yaanu Mahiga isago cararaya ka daba iman oo dhagaha intu so qabto xamar keenin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Continue wishing failure for Somali people as you have been in the last twenty years, xaaji xunjuf.

 

I am sure the oil news does not help you either

Share this post


Link to post
Share on other sites

rumors are the elders will be flown out to Turkey to visit the Blue Mosque

 

I am sure our northern brothers will not miss the airplane taking off from Aden Cadde Airport to Istanbul :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The crux of the matter is and all that Puntland is interested in the to move forward from this transition, end this TFG and form a new permanent government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The secessionists are so desperate to try and prevent a new federal constitution thatthey are now renouncing their secession for an unexplained union. The end game is nigh and Puntland elders are still in the meeting and these elders will return after consultation. No one is going to stop the transition lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;830277 wrote:
The crux of the matter is and all that Puntland is interested in the to move forward from this transition, end this TFG and form a new permanent government.

It is not only PL that is interested in the end of a tfg. The President himself wants to end this. Ending the transition is the beginning of the end of a fractured Somali republic(am sensing you want failure,but inshallah NO). Point is, The Somali republic will be back inshallah and it will be 1 really unified country...with several provinicial/regional states.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

The elders had done well for coming back for consultation. Running away at the heat of the moment is not an option and Inshallah sanity will prevail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A federal constitution with 5 states a developed powers will ensure development at a rapid pace and a nation at peace with itself. The elders have done well and insha Allah Khair.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this