Sign in to follow this  
Coofle

Ma ogtahay

Recommended Posts

Coofle   

Abwaan Cali Mooge Geedi, according to the Traditional Oral history he acquired from his seniors, Have postulated the following in one of his poems...

 

 

--In ay Doontii Nebi Nuux (CS) aakhirkii ku xidhatay buuraha Sanaag oo halkaas dad iyo duunyaba laga soo farcamay.

 

-- In gabadhii Haajira ee ahayd xaaskii Nebi Ibraahiin ( cs) ay ahayd Soomaaliyad

 

--In wankii lagu furtay gawricii Nebi Ismaaciil (cs) Ilaahay ka soo qaaday dhulka Soomaalida oo uu ahaa mid madax madow

 

-- Inuu Nebi Khadar (cs) ahaa Soomaali..

 

--- Dulqarnayn oo ahaa boqorkii khayrka badnaa ee lagaga sheekeeyey suuratul-kahaf inuu ahaa Soomaali...

 

-- In dhulka Soomaalida uu soo maray Nebi Saleebaan (cs), gaar ahaan meesha loo yaqaan Harawo ee Soomaali-galbeed, kuna beegan gobola Awdal

 

--In Nebi Ayuub( cs) meeshii uu ku xanuusaday ahayd dhulka Soomaaligalbeed gaar ahaan, duleedka Baabuli.

 

--Buuraha Golis inay ku aasanyihiin xog iyo siro waaweyn

 

--Guddigii ama la taliyeyaashii Najaashi in ay awow-yaasheen ahaayeen

 

--In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda...

 

"Dhulba igama guunsana intay, Gaadho weligeede."

 

"Gadaal dhalad ninka i moodayow, Gaabis baad tahaye."

**Abwaan Cali Mooge Geedi..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Paragon;829184 wrote:
Coofle, fascinating stuff.

In the late 1980s There was this Expedition in Almis mountains, a group of Saancadaalyaal came with their equipments and always digging in a ruins that was well known in the area,,,At that time the Natives were angry thinking those men are stealing our minerals (Area was well knows for Emeralds...Imirool they called it back then), but when I think of it now, Their Equipment and how they looked like and how gently they handled the land,,,,I think of something to do with archaeology ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Coofle;829181 wrote:

-- Inuu Nebi Khadar (cs) ahaa Soomaali..

 

--In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda...

Soomaali haday ahaayeen dee Abwaanku muxuu inoogu sheegi waayey qoladooda iyo reerkoodu dhinaca ay Soomaaliyo ka daganaayeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Showqi;829191 wrote:
Soomaali haday ahaayeen dee Abwaanku muxuu inoogu sheegi waayey qoladooda iyo reerkoodu dhinaca ay Soomaaliyo ka daganaayeen..

^^waa kuu jeedaa - Abwaanku in uu Tolkaada ugu abtiriyo (Nabi Khadar) ayaad jeclaan lahayd. Ood gabdhaha suxulbaruurka ah cimaamado u qaadatid guryahooda...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Coofle;829181 wrote:

 

--In ay Doontii Nebi Nuux (CS) aakhirkii ku xidhatay
buuraha Sanaag
oo halkaas dad iyo duunyaba laga soo farcamay.

 

-- I

Haa laasqoray ayay ku xihdhatay oo ayeyday baa la socotay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

rudy-Diiriye;829213 wrote:
ma ogtahay siraadey

somaliyo idil

uma sidatid quroxdey

habla kula sinma jira

 

I know this one for a fact...! rest i dont care that much.

Loooooooooooooooool...Rudy Af-Soomaali ma fahmo buu hadhoow dhihi doonaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

huno...i google the song with lyrics dee!! so ma fiicna. seriously though, your af somali is good. I get trouble heads when i try to read some folk like nuune's af somali! I have no clue what hes saying.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

more then 90 archeological sites been discovered in the north. Las geel is just one of it. I hope Somali's start showing more interest in pre colonial history.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Your funny..they couldnt show interest in today, adigu naa waxaad ledahay for them to think of yester years..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mailka, unfortuantly you are right. But for one to understand the present one needs to know and understand the past.

Share this post


Link to post
Share on other sites

--In wankii lagu furtay gawricii Nebi Ismaaciil (cs) Ilaahay ka soo qaaday dhulka Soomaalida oo uu ahaa mid madax madow

 

Interesting-how exactly does he know this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

-In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda..

 

Laakin, there is no history of Somalis being slaves----so,where is the co relation?

 

arhoooy...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this